TACSI: Guddoomiye-xigeenka Ururka Saxaafadda Somaliland ee SOLJA

Guddoomiyayaasha Ururada Saxaafadda Somaliland ee SOLJA Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo USJ Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), iyaga oo ku hadlaya magacyadooda iyo kuwa Ururada Saxaafadda Somaliland waxay tacsi u dirayaan ehelkii, qaraabadii, qoyskii iyo guud ahaan Saxaafadda Somaliland ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Guddoomiye-xigeenkii Ururka SOLJA Marxuum Xariir Faarax Ducaale oo maanta lagu aasay Hargeysa. waxaanay Marxuumka ILaahay uga baryayaan in uu naxariistii janno ka waraabiyo, inta noolna samir iyo iimaan ka siiyo.

Somaliland.Org

Hargeisa News Desk

wararkasomaliland@gmail.com