Sunday, January 31st, 2010 Comments Off
Addis-Ababa (Somaliland.Org)- Shirkii Midowga Afrika ayaa maanta ka furmay Magaalada Addis-Ababa ee xarunta u ah dalka Itoobiya, halkaas oo lagaga hadlay arrimo kala duwan.....Sunday, January 31st, 2010 Comments Off
Sunday, January 31st, 2010 Comments Off
Sunday, January 31st, 2010 Comments Off
Sida iska cad dadkuna ka dheregsan yahay, cabdifataax Muuse haddii laascaanood maxkad lagu saaro, waxaa iska cad in lagu helayo denbigaas, waayo waxaa laga hayaa qiraal iyo cadaymo badan oo muujinaya in uu ka danbeeyey dilkaas lana adeegsaday, waxaa kale oo la hayaa qiraal uu ku sheegay haddii maxkamad la geeyo uu maxkamada horteeda ka cadayn doono dadkii kula jiray falka dilkii taliyaha,isagoo weliba haya haddaymo lagu qanci karo oo maqal ah. Dadkaas oo ay ka mid yihiin.Saturday, January 30th, 2010 Comments Off

Saturday, January 30th, 2010 Comments Off

Saturday, January 30th, 2010 Comments Off

Saturday, January 30th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa fadhigii maanta ee Golahaas soo gebogebeeyay, ka dib markii loo dhiibay Qoraal uu sheegay in aanu hore uga war haynin, balse uu ka gaabsaday in uu shaaciyo waxa ku qoran.....Saturday, January 30th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Abwaannada Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan-Ganey), ayaa ka hadlay xaaladda dalku hadda ku sugan yahay, isla markaana waxay isbarbar-dhig ku sameeyeen Noloshii waqtiyadii hore ee Soomaalida iyo ta waqtigan ee Shacabka.....Saturday, January 30th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland, ayaa amar ku soo rogtay shirkaddaha Isgaadhsiinta ee dalka....Saturday, January 30th, 2010 Comments Off
Addis-Ababa (Somaliland.Org)- Wasiirka Arrimaha Dibada Namibia Mr. Mario Musoko Hausiku, ayaa shaaca ka qaaday inay shir-weynaha heer-wasiir ee Afrika kaga wada-hadlayaan arrinta qaddiyadda Somaliland iyo weliba khilaafaadyo ka taagan gobolka geeska Afrika....Friday, January 29th, 2010 Comments Off
Xukuumadda Daahir Riyaale waxay caado ka dhigatay inaanu dalkeennu ka bixin muran iyo is-maandhaaf siyaasadeed oo joogto ah, hawl wadeennada golaha xukuumadduna waxay u tafa-xayteen kala qaybinta iyo kala qoqobidda bulshada Somaliland, iyagFriday, January 29th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirul-dawlaha arrimaha gudaha Md. Farxaan Jaamac Ismaaciil iyo Guddoomiyaha gobolka Hargeysa Md. Maxamed Cabdi Daa’uud, ayaa siyaaabo is burinaya uga hadlay dad la sheegay inay qabanqaabinayaan mudaharaad la doonanayo in lagala hortago guddoomiyaha xisbiga muacaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo la filayo inuu maalmaha soo socda ka soo laabto booqashada uu ku joogo dalka Maraykanka.....Friday, January 29th, 2010 Comments Off
YAA INA HABAARAY….(QAYBTII KOWAAD) Ahmed Arwo CODKAAGA KU CIIL BAX, waxa hortimid su’aalo ah Codkee? Halkee food ka jiraa? Aan codeeyee meeday doorasho?. Haddaba waxaan hakiyey Codkaaga ku Ciil Bax, ilaa aan dhabada cod-bixinta ka qaadayno isbaarada dabataxanta ah ee ciddii waajibka ay ku ahayd inay doorasho qabataa dariiqa daadinayso. Xilka ugu mudan ee Xukuumad [...]Friday, January 29th, 2010 Comments Off
Ibrahim Mead Political Analyst Ottawa, Canada DR- A dared devil How low can it go? Now the Remnants are chasing the freedom fighters? Those who founded this second Republic of Somaliland! Muj Mohamed Hashi and Muj Ahmed Silanyo, and others more became the target of the NSS establishment in Hargeisa. How low can it go! [...]Friday, January 29th, 2010 Comments Off
“Waxa haboon in Qurbajoogu waxay bixinayaan aanu sababin Nabadgelyo-xumo, Xukuumadduna…” Wasiirka Beeraha Somaliland…….Waraysi Hargeysa 28, Jan.2010 (Ogaal)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay warar sheegaya inay abaabulayso mudaharaad ka dhan ah imaatinka Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo la filayo inuu maalmaha soo socda dalka ku soo laabto. Wasiirka Beeraha ee Somaliland Aadam Axmed Cilmi (Dhoolayare) oo shalay [...]Thursday, January 28th, 2010 Comments Off
Laascaanood (Hargeysa)- Mid ka mid ah ilaaladii Guddoomiyaha Gobolka Sool Saalax Askar Xuseen ayaa dhintay, Guddoomiyaha iyo afar qof oo kalena waxa soo gaadhay dhaawac ka dib markii maanta Laascaanood lagula beegsaday Bam nooca meesha fog laga hago ah....Thursday, January 28th, 2010 Comments Off
Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo ka jawaabay hadal uu hore u yidhi Wasiirkiisu.Thursday, January 28th, 2010 Comments Off
Thursday, January 28th, 2010 Comments Off
Guddoomiyayaasha Ururada Saxaafadda Somaliland ee SOLJA Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo USJ Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), iyaga oo ku hadlaya magacyadooda iyo kuwa Ururada Saxaafadda Somaliland...Wednesday, January 27th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiye-xigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xariir Faarax Ducaale, ayaa caawa ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, ka dib markii uu si kedis ah Wadnaha looga haleelay.Wednesday, January 27th, 2010 Comments Off
Mr. Payne invited Somaliland to attend a hearing in the US House of Representatives to address such issues as security and piracy in which our government declined supposedly because Puntland and the TFG heads were also invited.Wednesday, January 27th, 2010 Comments Off
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa....Wednesday, January 27th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org) Madaxii baadhista Kiiska Dilkii taliyihii qaybta 12aad ee Ciidamada Qaranka, ahaana Taliyihii Laanta dembi-baadhista ee Gobolka Sool Siciid X. Nuur, ayaa la sheegay in uu iska casilay xilkii Taliyenimo....Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off
