Shirkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa Siyaasada cad ee Xisbiga UCID iyo qorshaha u degsan ee uu ugu talogalay inuu dalka ku hogaamiyo hadii uu ku guulaysto doorashooyinka madaxtinimada ee ka dhici doonta Somaliland, waxaa kale oo uu Xisbiga UCID bulshada ku dhaqan UK us oo bandhigi doonaa sababta ay ugu qalmaan in dadweynaha….
Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.
Cuqaasha iyo Odayaasha Beesha Baho oo ka mid ah Beelaha Habarjeclo ayaa Bayaan ay ka soo saareen Degmada Ceel Afweyne waxay ku sheegeen inay doorteen Boqor cusub, kaas oo dhowaan la caleema-saari doono.
Somtel is one of Telecommunication Company in Somaliland. Somtel wishes to recruit an experienced Sales/Marketing Manager to provide leadership and coordination of company sales and marketing functions. Develop and implement sales and marketing strategy. Monitor and analyze sales and marketing activity against goals. Qualified marketing are encouraged to submit their CV and a letter of interest.
Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in shir lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 11April, saacadu markay
Kulankaasi oo lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid Baaralamaanka Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Baralmaanka Somaliland.
Goobta: Harrow [...]
Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting. In cooperation with our host organisation Somaliland National Association in Sweden we are planning to hold a Conference to discuss the current political developments in Somaliland and the role of the Diaspora organisations. Concurrently, we are planning the convene SSE’s Annual General Meeting.
“Qolada UDUB halkii ay Saylici uga jawaabaysay ee ay ka ceebaynayeen, waxay ahayd inay u jawaabto Ninka Puntland ka hadlay.”
Dr. MAXAMED-RASHIID SH. XASAN
"Markaan arkay; inaad caadaysatay in madaxda kaa saraysa aanad wax wada-shaqayn ah la yeelan oo aad nidaamkii dawladnimada ee ku dhisnaa kala dambaynta iyo wadashaqaynta; iyadoo markii aan kaa soo bedelay Wasaaraddii hore aan rejaynayay inaad bedelayso dhaqankaas, balse aan ogaaday in aanay waxba iska kaa bedelin. Sidaa darteed..."
This article has been translated from the original Somali version which appeared in one of the leading Somali Language Daily, The Horn of Africa.
Part I
The Somaliland Minister Who Sells School Buildings and Other State Properties In The Black Market
How President Rayale gave his blessings to the wholesale liquidation of public properties and allows his Ministers [...]
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa la sheegay inuu guddi qabanqaabo u magacaabay aaska marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo maalmo ka hor ku geeriyooday caasimada Faransiiska ee Paris......
Hargeysa (Somaliland.Org)-Mudane ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in Golahoodu u yeedhayo Ganacsade Maxamed Aw-Siciid Geedi oo ka mid ah Ganacsadayaasha Somaliland, kaas oo ay sheegeen in uu lagu wareejiyay Jasiiradda Sacaada-diin.....
Umadaha kala gadisan ee uu ilaahay caalamka guudkiisa ku abuuray waxa uu ku soo lamaaneeyey caqli iyo garaad ay ku maamulaan dunida ay ku noolyihiin si ay nabad ugu wada noolaadan iyo ixtiraam .
Dadyowga dunida ku dhaqan waxa ay lahaan jireen qaab maamul oo ku salaysan boqortooyo nidaamkaasi dadku waxay aaminsanaayeen in ay [...]
Hargeysa (Somaliland.Org)- Siciid Saalax Nuur oo ay walaalo yihiin marxuum Maxamed Saalax Nuur “Fagadhe” oo doraad ku geeriyooday cusbitaal ku yaala dalka Faransiiska, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland oo markii hore ku ballan qaaday in meydka safiirka loo soo qaado Somaliland ay si cad u diideen in meydka loo soo qaado dalka......
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa Golahaas ugu baaqay in tallaabo laga qaado oo sharciga la horkeeno xubno Guurtida ka tirsan oo bilihii aynu soo dhaafnay Shir Magaalada Jabuuti ka dhacay kala qayb galay Kooxo ka socda Koonfurta Soomaaliya.....