ANNOUNCEMENTS »

Xisbiga KULMIYE oo Tacsi u diray Guddoomiyahooda Axmed-Siilaanyo

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa guud ahaan reer Maxamed Maxamuud, gaar ahaanna Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo….

TACSI: Guddoomiye-xigeenka Ururka Saxaafadda Somaliland ee SOLJA

Guddoomiyayaasha Ururada Saxaafadda Somaliland ee SOLJA Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo USJ Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), iyaga oo ku hadlaya magacyadooda iyo kuwa Ururada Saxaafadda Somaliland…

Tacsi: Guddoomiyaha Guddida Doorashada Aabihii oo ku geeriyooday Burco

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa….

Bandhig Suugaaneed loogu Magac-daray Maalmihii iyo Maansadii Abwaan Timacadde (1920-1973)

Bandhig Suugaaneedkan waxa soo bandhigaya Qoraaga Caanka ah ee Cabdi Yuusuf Ducaale(Boobe).

Ogaysiis: Shirweynihii Xisbiga UCID oo lagu qabanayo Bristol

Shirkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa Siyaasada cad ee Xisbiga UCID iyo qorshaha u degsan ee uu ugu talogalay inuu dalka ku hogaamiyo hadii uu ku guulaysto doorashooyinka madaxtinimada ee ka dhici doonta Somaliland, waxaa kale oo uu Xisbiga UCID bulshada ku dhaqan UK us oo bandhigi doonaa sababta ay ugu qalmaan in dadweynaha….

CIID MUBAARAK – CAAFIMAAD KU CIIDA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maamulka iyo hawl-wadeenada Shabakadda Wararka ee Somaliland.Org waxay munaasibadda Ciidal-Udxada awgeed hambalyo u dirayaan guud ahaan Shacabka Dunida Muslimka, gaar ahaan Umadda Afka Soomaaliga ku hadasha. waxaanay si gaar ah Hambalyadan ugu dirayaan…

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qaban doonto Toronto Maalinta Sabtida

Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.

TACSIDA Geerida Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Magacaabis Boqor Cusub Beelaha Dega Degmada Ceel Afweyne

Cuqaasha iyo Odayaasha Beesha Baho oo ka mid ah Beelaha Habarjeclo ayaa Bayaan ay ka soo saareen Degmada Ceel Afweyne waxay ku sheegeen inay doorteen Boqor cusub, kaas oo dhowaan la caleema-saari doono.

VACANCY ANNOUNCEMENT: Marketing/Sales Manager Hargeisa

Somtel is one of Telecommunication Company in Somaliland. Somtel wishes to recruit an experienced Sales/Marketing Manager to provide leadership and coordination of company sales and marketing functions. Develop and implement sales and marketing strategy. Monitor and analyze sales and marketing activity against goals. Qualified marketing are encouraged to submit their CV and a letter of interest.

Xuska 26ka June & Soo Dhaweenta Hogaanka UCID oo ka dhacaya Riyadh KSA

Waxaa laagu bushahaareenayaa dhamaan dadweenaha jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Sacuudi Arabiya gaar ahaan magalo madaxdiisa Riyadh in uu uruka dhalin yarta reer Somaliland ee Sacuudi Arabiya SSYO usoo diyaariyay soo dhaweenta iyo qaabilaada Hogaanka xisbi qaranka Cadalada iyo daryeelka ee UCID oo kale ah Eng. Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga ahna [...]

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland ayaa ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee Swden

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi, (Cirro) ayaa shacab weynaha reer Somaliland ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee ka dhici doona magaalada Stockholm ee dalka Sweden.
 
 
xuskan sanad guurada 49:aad ee maalintii 26:ka Juun  oo ah maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland  xoriyaddeedi ka qaadatay boqortooyada Ingriiska. Xafladdan waxaa lagu qaban doono xarunta [...]

Ogeysiis: Muj Ahmed Silanyo Iyo Kulanka Jaaliyadda Ee Norway

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo 15.06.09 La Kulmaya Jaaliyadda Somaliland Ee Norway.
Xafiiska Kulmiye Ee Norway wuxu ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, in guddoomiyaha xisbiga kulmiye uu booqasho ku iman doono dalkan maalinta Axada ee 14.06.09.
Waxaanu bulshada la qaadan doonaa kulan balaadhan
Maalinta Isniinta 15.06.09.
Saacada 16.45 ilaa 22.00.
Goobta [...]

Ogeysiis: Shir Wadatashi Xisbiga KULMIYE UK Isugu Imanayo Axadda

Dhamaan tageerayasha Xisbiga KULMIYE ee Waddanka Uk Waxaa la’ogaysiinaya in laqaban doono Shir balaadhan, oo lagaga hadlaayo arrimaha kataagan waddankii Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu baladhna ee Baryahan laguqabto Uk.
Waxaa lagu Casuumaya Dhamaan tageerayasha Xisbiga iyo Shacabka Somaliland ee jecel Dimuquradiyada Waddankoda iyo degenashaha dalkooda Malintu waa Axada 12/04/2009.
 
Goobta East London: Address  37 St. [...]

Xaflad Lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha guddida dhaqalaha ee wakiilada Xildhibaan Maxamed X Maxud Cumar Xaashi Oo Sabtida Ka Dhacaysa London

Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in shir lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 11April, saacadu markay
Kulankaasi oo lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid Baaralamaanka Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Baralmaanka Somaliland.
Goobta: Harrow [...]

Shirweynaha Xisbiga KULMIYE Laantisa Waqoyiga London Oo Sabtida Berri Ka Dhici Doona Selby Centre

Waxaa kulankan ka soo qayb geli doona siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaal, culimaaudiin iyo kuwo magac iyo sharaf ku leh taariikhda Somaliland. Dadka halkaa ka hadli doona waxa ka mid ah: Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga Kulmiye Dr Mohamed Abdillahi Omar.

OGAYSIIS: Dhamaan Taageerayaasha & Xubnaha Xisbiga UDUB-USA

Hadaba shirweynahan waxa la qabandoonaa maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay:

March, 14th 2009 @ 2:30 PM

SSE Conference & Annual General Meeting

Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting. In cooperation with our host organisation Somaliland National Association in Sweden we are planning to hold a Conference to discuss the current political developments in Somaliland and the role of the Diaspora organisations. Concurrently, we are planning the convene SSE’s Annual General Meeting.

Archive for October, 2009

Taliyaha Taraafikada oo ka hadlay diidmadii Ciidamadiisu Xuskii 29 Oct. ugu diideen Axmed-Siilaanyo

Saturday, October 31st, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka Somaliland Axmed Xasan Cabdiraxmaan (Ilka-case), ayaa ka hadlay falkii doraad Ciidanka Taraafikadu Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE kaga celiyeen munaasibad Madaxtooyada ka dhacaysay oo uu ka qaybgeli lahaa.....

Al-Shabaab oo ku hanjabtay inay Weerar ku soo qaadayaan Somaliland & jawaabta Xukuumadda

Saturday, October 31st, 2009 Comments Off

Muqdisho (Somaliland.Org)- Kooxda Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay Weeraro ku soo qaadayaan Somaliland iyo qaar badan oo ka mid ah dalalka Mandaqadda Geeska Afrika ee la deriska ah, maalin ka dib markii Madaxweyne Rayaale sheegay in Afkaar ahaan laga hortego Kooxdaas. Waxaana hanjabaaddaas jawaab ka bixiyay Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland......

Naadiga Akhriska Gabiley & Bandhigga Buugga Diiwaanka Maansada Timacadde (DAAWO SAWIRADA)

Saturday, October 31st, 2009 Comments Off


Boorama: Baahiyaha taagan iyo ballan-qaad aan dhammaan

Friday, October 30th, 2009 Comments Off

Barkhad Mohamoud Kaariye - Warbixin

Siilaanyo oo Sheegay in Boolisku ka Horjoogsadeen ka Qaybgalka Xuska Qaraxyadii Hargeysa

Friday, October 30th, 2009 Comments Off

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shaaca ka qaaday in ciidammada boolisku ka horjoogsadeen ka qaybgalka xuska sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay weerarradii argagixiso ee 29kii October 2008 ka dhacay Hargeysa oo lagu qabtay shalay xarunta Madaxtooyada Somaliland.

Qaraxyo Cusub Oo Al-Shabaab Qorshayso Iyo Masuuliyiinta Xukuumadda Oo Si Hoose Ula Shaqeeya

Friday, October 30th, 2009 Comments Off

Waxay Bartilmaameed Ka Dhigteen Dakedda Berbera, Madaarada Iyo Laynta Madaxda Xukuumadda Iyo Mucaaridka

Congress-ka oo ka doodaya mooshin Somalia ku saabsan

Friday, October 30th, 2009 Comments Off

Mooshinka uu soo bandhigay mudane Donald Payne, ayaa ugu baaqaya maamulka madaxweyne Obama inuu aqoonsi buuxa siiyo dowladda Sh. Sharif, isla markaana uu safaarad ka furto magaalada Muqdisho, una oggolaado dowladda Sheikh Sharif inay iyana safaarad ka furato magaaladan Washington.

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qaban doonto Toronto Maalinta Sabtida

Friday, October 30th, 2009 Comments Off

Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.

Somali man, ‘112′, weds girl, 17

Friday, October 30th, 2009 Comments Off

Somali man, ‘112′, weds girl, 17 Ahmed Muhamed Dore and his new wife Safia Abdulleh The couple posed for photos at the wedding celebrations Hundreds of people have attended a wedding in central Somalia between a man who says he is 112 years old, and his teenage wife. Ahmed Muhamed Dore – who already has 13 children by five [...]

Guddoomiyaha UCID oo ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Qaramada Midoobay iyo Maraykanka

Thursday, October 29th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Guddooomiyaha Guddi-hoosaadka arrimaha Afrika ee Koongareeska Maraykanka iyo Masuul u hadlay Qaramada Midoobay.....

Hargeysa: Dawladda Itoobiya oo Xafiiskeedii Ganacsi u dallacday Qunsuliyad

Thursday, October 29th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Dawladda Itoobiya ayaa Qunsuliyad buuxda u magacowday Xafiiskeedii ay ku lahayd Hargeysa oo ay hore ugu magacowday mid Ganacsi. Waxaana shalay dalka soo gaadhay Safiir cusub oo ay u magacowday Somaliland.....

Xuska Sanad-guurada 1aad ee Qaraxyadii Hargeysa, maqnaanshaha KULMIYE & Shirguddoonada Baarlamaanka

Thursday, October 29th, 2009 Comments Off

MADAXWEYNE RAYAALE OO KA HADLAY XAALADDA KA TAAGAN SOOOMAALIYA, DIGNIINNA U JEEDIYAY DHACABKA

M/weyne Rayaale oo diiday in uu sawiro la galo Guddoomiyayaasha Mucaaradka

Thursday, October 29th, 2009 Comments Off

WUXUU KA CUDUR-DAARTAY DALAB AFHAYEENKIISU KA DALBADAY IN AY SADDEXDA GUDDOOMIYE WADA-JIR SAWIR U GALAAN.

Somalis get first-ever debit card

Wednesday, October 28th, 2009 Comments Off

Abdirashid Dahabshiil Dahabshiil boss Abdul Rashid Mohamed Said told the BBC's Focus on Africa programme he regretted that people overseas hear only bad news from Somalia.

Xubnaha cusub ee Guddida Doorashada oo maanta la dhaariyay

Wednesday, October 28th, 2009 Comments Off

WAXA DHAARINTOODA KA QAYB-GALAY LABADA GUDDOOMIYE XISBI MUCAARAD

Ciidamada Booliska Somaliland oo qabtay Nin kale oo qaba Cudurka Juudaanka

Wednesday, October 28th, 2009 Comments Off


CODKAAGA KU CIIL BAX (19). TALO IYO TUSAALAYN KOMISHANKA DOORASHOOYINKA.

Tuesday, October 27th, 2009 Comments Off

“ Waa hanbalyo iyo bogaadin iyo dardaaran u socda komishanka cusub ee guddoon wacan. Hor iyo horaan waa komishan leysku raacay, cod aan waxba lagala hadhin lagu fooladeeyey, waxayna Wakiiladu u xidheen cumaamad ay hareero hayaan mucaafid iyo mucaaridba.

Waa kuma Madaxweynaha Cusub ee Somaliland? Iyo Natiijadii Dookh-dhiibtayaasha

Tuesday, October 27th, 2009 Comments Off

Waa kuma Musharaxa ku guulaystay tirada ugu badan, ee laga dhiibtay rai-qaadistii qormadeena Daymada Qalinka ee dulucdeedu ahayd(Dib-u-milicso Dookhaaga Musharaxa Sadexda Xisbi Qaran)

Wasiirka Arrimaha Guddaha oo la kulmay Jaalliyada London

Tuesday, October 27th, 2009 Comments Off

Intaasi ka dibna waxa uu si aada uga warramay waxqabadka waaxyaha kale duwan ee Wasaarada Arrimaha Guddaha, gaar ahaan dhinacyada Booliska, Ciidanka ilaalada xeebaha iyo Qaybta Miino saarka iyo la dagaalanka aragagixisada.

Ilmo Yar Oo Dhaawacyo Culculus Loogu Gaystay Toori

Tuesday, October 27th, 2009 Comments Off

“ Ilmo Yar Oo Dhaawacyo Culculus Loogu Gaystay Toori Gebi Ahaan Xubnaha Jidhkeeda Oo Laga Helay Deegaanka Xaabaale Iyo Dadweynaha Ku Dhaqan Caasimada Oo Ka Argagaxay Falkan Arxan Darada Ah

Ciidamada Booliska oo masaafuriyay nin qaba Cudurka Juudaanka & Nin u dhintay bahal qaniinay

Tuesday, October 27th, 2009 Comments Off


Deked Baan Qodayaa?Tolow Yuu Dagayaa?

Tuesday, October 27th, 2009 Comments Off

Dubbe:Horta anigu laba Faysalba waan jecelay siday u hadlaan. Alla nimanku hadli okaa oo isu hadal ekaa. Doolaal:oo waa kuwee labadaa Faysal anagu mid uun baanu naqaanayaye? Dubbe:Dee waa Eng. Faysal oo Ina Cali Waraabe ku magac dheer iyo Sheekh Faysal oo Aadan Siiro ku magac dheer. Doolaal:Allah hayaay! Bal kan gudcurka gudaya eega. Waar dee sheekha magaciisa dhabta ah ayaa Aadan la yidhaahdaa, Siirona waa lagu naanaysaa ee Faysal lama yidhaa. Kaasaanu wax ka dhegeysanaa oo aanu qof miyir qaba u haysanaa.

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qabsaday Minnesota Ee Carriga Maraykanka

Tuesday, October 27th, 2009 Comments Off

Taageerayaasha Kulmiye ee Minnesota iyo Kulan Sanadeedkoodii 2009 Taageerayaasha Kulmiye ee Minnesota ayaa Maanta oo bishu ay tahay October 25, ayaa isugu yimid kulan sanadeed ay qabtaan sanad kasta. Isu imaatinada noocan oo kale ah ayaa la isku badalaa maamumlka hogaanka, Lagana wada hadlaa danta dadkeena Somaliland ee gudaha wadanka iyo ta jaaliyada ee gobolkan. Gudoomiyihi hore ee [...]

Xisbiga UCID UK Shir ballaadhan ku yeeshay galbeedka London

Monday, October 26th, 2009 Comments Off


Dhoolatuskii Dr. Cabdi Aw Daahir Iyo Gabashadii Wasiirka Daakhliga Cabdilaahi Ciro

Monday, October 26th, 2009 Comments Off

Waxa magaalada Birmingham sabtidii 24 bisha soo gaadhay wasiirka arimaha gudaha Jamuuriyda Somaliland C/laahi Ismaaciil Cali Ciro kalana kulmay waji gabax baahsan isagoo ka baaqsaday inuu la kulmo jaaliyada Somaliland ee gobolka galbeedka midland hasa yeeshee kaliftay in lagu qariyo qayb ka mid ah magalada Birmingham waxa la kulmay seedigii iyo nin ay isku kalaas ahayeen oo degan magalada Birmingham iyo sadax qof oo ah taageerayaasha doonnida dagaysa ee UDUB .