Archive for July, 2009

Xildhibaan Qabiile Waa Masuul si Dhaba u metela Bulshadii soo Dooratay ee G/Saaxil

Tuesday, July 28th, 2009 Comments Off

Xildhibaan Qabiile Waa Masuul si Dhaba u metela Bulshadii soo Dooratay ee G/Saaxil oo Xaaladooda hadjeer la socda Indhaha Caafimaadka Qabaana Way Arkaan - sida uu uga hadla markasta dhibaatada iyo tacadiyada ay ku hayaan G/Saaxil ...

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo go’aan ka soo saaray Doorashooyinka soo socda

Tuesday, July 28th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta sheegay in ay go’aan ku gaadheen in Doorashada Madaxtooyada Somaliland lagu galo Diiwaangelin la’aan, ka dib markii siday sheegeen Hay’adda Interpeace oo gacanta ku haysay natiijadaasi ay ku guul-darraysatay soo saarista natiijo tayo leh...

Warsaxaafadeed wada-jir uga soo baxay Xisbiyada Mucaaradka ah

Tuesday, July 28th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Axsaabta Mucaaradka Somaliland ee UCID iyo KULMIYE ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay aqbaleen Natiijada uu soo saaray Agabka kala-shaandhaynta dadka Isdiiwaangeliyay....

Hambalyo Wariye Rambo iyo Fatima

Tuesday, July 28th, 2009 Comments Off

Lamaanahan oo meherkoodu ka dhacay caasimada Hargeysa, Somaliland, July 23, 2009. Ilaahay waxaan uga baryeynaa ilaahay ka dhigo labadii ku nagaada guur barakaysan, kuna noolaada nolol bashbash iyo barwaaqo , Eebena kala siiyo ubad khayr qaba oo anfaca waalidkii, dadkiisa, dalkiisaba iyo diintoodaba. Aamiin

Togdheer: Caleemo Saarka Suldaan Cusub oo ay Dooratay Mid ka mid ah Beelaha Reer Burco

Monday, July 27th, 2009 Comments Off

BubbleShare: Share photos - Find great Clip Art Images.

Xog. Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr Maxamed C. Cumar, oo maanta dawladda Maraykanka la kulmay

Monday, July 27th, 2009 Comments Off

Masuuliyiinta Maraykanka ee maanta ku soo dhaweeyay Dr. Maxamed Cabdillahi Capitol Hill isaga oo uu horkacayay Congressman Donald Payne, oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibada iyo Afrika u qaabilsan Baarlamaanka dawladda Maraykanka iyo masuuliyiin kale.

Gebo-gebada waqtiga, dib-u-gurashada Doorashada iyo doodda taagan

Monday, July 27th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Doorashada Madaxtooyada Somaliland ayaa u muuqata mid mar kale ay dul hoganayso Daruur saadaalinaysa dib-u-dhac mar toddobaad ku yimaadda. Iyada oo maanta oo ay taariikhdu tahay 27 July 2009 ay ku ekayd maalintii u astaysnayd inuu bilaabmo Ololaha Doorashada, islamarkaana lagu dhawaaqo natiijada rasmiga ah ee Cod-bixiyayaasha is-diiwaangeliyay...

Gudoomiyaha UCID Oo Khaayimiin Ku Tilmaamay Riyaale Iyo Cida Taageerta Xisbigeeda UDUB

Monday, July 27th, 2009 Comments Off

“Doorasho Haddii Ay Dhici Waydo Somaliland Waa Lagu Kala Tegayaa, Kordhin Dambena Ma Jirto, Ee Baarlamaanku Waa Inuu Ka Shaqeeyaa Muddadaas Xeerkii La Cuskan Lahaa Iyo Cidii Loo Dhiibi Lahaa”

Hooyo iyo Shan Caruur ah oo Soomaali ah oo ku geeriyooday Gurigooda oo gubtay

Monday, July 27th, 2009 Comments Off

Stockholm (Somaliland.Org)- Hooyo Soomaaliyeed iyo shan Caruur ah oo ay dhashay ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen dab qabsaday Guri ay ka degannaayeen Xaafadda Rinkeby ee Magaalada Stockholm ee dalka Sweden....

“Siyaasaddu waa iska ciyaar ee maaha cadaawad sida UDUB u taqaano”

Sunday, July 26th, 2009 Comments Off

KULMIYE OO KOOBAB GUDDOONSIIYAY KOOXO CIYAARTOY AH BubbleShare: Share photos - Play some Online Games.

Madaxweyne Rayaale oo Ku Mashquulsan Xulashada Difaacii uu ku Beegi lahaa Weeraryahanada…

Sunday, July 26th, 2009 Comments Off

Madaxweyne Rayaale oo Ku Mashquulsan Xulashada Difaacii uu ku Beegi lahaa Weeraryahanada Doorashooyinka ee Kulmiye “Rayaale oo Golihiisa Wasiirada ka dhex-raadinaaya laba xubnood oo uu ku beego hogaanka ololaha doorashooyinka Xisbiga Kulmiye ee uu dhawaan magacaabay Gudoomiye Axmed Siilaanyo, Wassiiradeese ku Haboon, Bari Ilaa Galbeed” Burco(Somaliland.org)-Gudoomiyaha Xisbiga UDUB ahna Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa [...]

Shaqaalaha Madbacadda Qaranka oo cabasho ka muujiyay Mushahar-la’aan

Sunday, July 26th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Shaqaalaha Madbacadda Qaranka ayaa shalay cabasho ka muujiyay mushahar-la’aan ay sheegeen inay ku sugan yihiin bishii afraad ee aan wax Mushahar ah la siinin.....

Maxaa Dibu-dhac Dambe oo Doorashada Madaxtooyadu ku keeni kartaa Somaliland?

Sunday, July 26th, 2009 Comments Off

KOOXDA AQOONYAHANKA SOMALILAND EE MADAXA-BANNAAN QORAALKII 4aad EE ARAGTIDA KOOXDA

KULMIYE Oo Carqaladda Koowaad Ee Qabsoomid la’aanta Doorashada Ku Eedeeyey Xisbiga .

Sunday, July 26th, 2009 Comments Off

KULMIYE Oo Carqaladda Koowaad Ee Qabsoomid la’aanta Doorashada Ku Eedeeyey Xisbiga . “Waxaan Qabaa Anigu Xisbi Ahaan In Carqalada Koobaad Ee Hortaagan Dimuquraadiyada Iyo Hor U Socodkii Iyo Qabsoomid La’aanta Doorashada Ay Tahay Xisbiga Talada Haya ee UDUB” Waraysi Xoghayaha KULMIYE Hargeisa (Goljano) Xoghaya xisbiga KULMIYE oo ka war bixiyey arrimo badan oo ka dhex jira [...]

“Ceelbardale-Dila” conflict is a pretext / prelude to..

Sunday, July 26th, 2009 Comments Off

Ibrahim Mead Political analyst Ottawa, Canada “Ceelbardale-Dila” conflict is a pretext / prelude to destabilization of Somaliland! It is not “ Ceelbardale-Dila issue.  It is a nation under threat! The conspiracy is originating from the house facing the (neglected) Group Hospital!  Some people call it the “cursed house!” This Ceelbarda-Dila episode is a pretext otherwise [...]

Approaching Somaliland Elections Signal Threats of a Media Clampdown

Sunday, July 26th, 2009 Comments Off

By Howard Lesser Washington, DC 24 July 2009 Tensions have been rising in the self-declared Republic of Somaliland in the period leading up to an election campaign and a 27 September presidential vote. The Committee to Protect Journalists (CPJ) is condemning recent media arrests and government banning orders on a radio and TV outlet. CPJ [...]

Duruufaha Dib-U-Dhaca Doorashada Oo Mar Kale Soo Daruureeyay

Saturday, July 25th, 2009 Comments Off

Kala-Jabka Axsaabta Qaranka Ee Natiijada Server-ka, Ku Adkaysiga Qaadhaan-Bixiyeyaasha Ee Bedelka Hoggaanka Komishanka Iyo Duruufaha Dib-U-Dhaca Doorashada Oo Mar Kale Soo Daruureeyay

Fadeexado Iyo Musuq-maasuq Baahsan oo Hadheeyay Mushaharaadka Cuqaasha Gobolka Togdheer

Saturday, July 25th, 2009 Comments Off

"Maamulka iyo dawladnimada waxa saldhig u ah nidaamka xisaabeed ee qaranku dhigtay,waxana layaab leh in Gudoomiyihii iyo Xoghayihii masuulka ka ahaa toosinta maamulka iyo xisaabaadku ay ku tuntaan nidaamka sharciga ah ee xafiiskooda" Ayaa lagu yidhi qoraal ka soo baxay Wassaarada Arimaha Gudaha

Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga ka sii daysay Xildhibaan hore uga tirsanaa Dawladda Soomaaliya

Saturday, July 25th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)-Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga ka sii daysay Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka Dawladda Somalia oo toddobaadkii u dambeeyay ku xidhnaa Xarunta Dembi baadhista ee Magaalada Hargeysa....

Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye oo maanta ka hadlay arrimo kala duwan

Saturday, July 25th, 2009 Comments Off

BubbleShare: Share photos - Easy Photo Sharing

Hay’adda Interpeace oo ka hadashay Natiijada Diiwaangelinta & eedo loo jeediyay

Saturday, July 25th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Hay’adda Interpeace oo wakiil ka ah qaadhaan-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland, ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay arrimo dhinacyo badan taabanaya, isla markaana sheegay inay go’aansadeen ka-hadalka warar laga faafiyay oo la xidhiidhay sharciga ay dalka ku joogaan....

Badhasaabka Gobolka Togdheer oo Seeftiisa Galka ka Saaray,Maxayse Goyn doontaa ?

Friday, July 24th, 2009 Comments Off

Burco(Somaliland)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Jaamac C/Laahi Warsame(Biin) ayaa la sheegayaa in uu Wassaaradaha Daakhiliga Iyo Maaliyada u qudbiga qoraal ka dhan ah ku-xigeenkiisa Gobolka Guuleed Daahir Sameter Iyo Maareeyaha Kastamka Cashuuraha bariga ee Magaalada Burco Iyo Masuuliyiin kale Sida ay Somaliland.org u xaqiijiyeen dad xog-ogaal ahi   Nuxurka qoraalkani ayaa la sheegay in uu xanbaarsanaa dacwad [...]

Wasaaradda Qorshaynta oo ku eedaysay Hay’adda Interpeace in aanay haysan Ruqsad ay ku hawl-gasho

Friday, July 24th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Axmed Cabdilaahi Nadiif (jeex) isla markaana ah Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ayaa sheegay Hay’adda Interpeace inaanay Wasaaraddooda ka Diiwaan-gashanayn oo ay sharci la’aan dalka kaga shaqaysato...

Casho Sharaf Xisbiga UCID ee Stockholm

Friday, July 24th, 2009 Comments Off

UCID,waxay Udub u soo jeedisay, inay xoojiso hay'addaha qaran (state organs), sida baarlamaanka, maxkamaddaha, xisbiyada qaran, booliiska, xeerilaalinta iyo hanti dhowrka guud, si looga baxo murannada joogtada noqday iyo dhex dhexaadintan xeer jajabka ah.