ANNOUNCEMENTS »

Xisbiga KULMIYE oo Tacsi u diray Guddoomiyahooda Axmed-Siilaanyo

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa guud ahaan reer Maxamed Maxamuud, gaar ahaanna Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo….

TACSI: Guddoomiye-xigeenka Ururka Saxaafadda Somaliland ee SOLJA

Guddoomiyayaasha Ururada Saxaafadda Somaliland ee SOLJA Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo USJ Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), iyaga oo ku hadlaya magacyadooda iyo kuwa Ururada Saxaafadda Somaliland…

Tacsi: Guddoomiyaha Guddida Doorashada Aabihii oo ku geeriyooday Burco

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa….

Bandhig Suugaaneed loogu Magac-daray Maalmihii iyo Maansadii Abwaan Timacadde (1920-1973)

Bandhig Suugaaneedkan waxa soo bandhigaya Qoraaga Caanka ah ee Cabdi Yuusuf Ducaale(Boobe).

Ogaysiis: Shirweynihii Xisbiga UCID oo lagu qabanayo Bristol

Shirkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa Siyaasada cad ee Xisbiga UCID iyo qorshaha u degsan ee uu ugu talogalay inuu dalka ku hogaamiyo hadii uu ku guulaysto doorashooyinka madaxtinimada ee ka dhici doonta Somaliland, waxaa kale oo uu Xisbiga UCID bulshada ku dhaqan UK us oo bandhigi doonaa sababta ay ugu qalmaan in dadweynaha….

CIID MUBAARAK – CAAFIMAAD KU CIIDA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maamulka iyo hawl-wadeenada Shabakadda Wararka ee Somaliland.Org waxay munaasibadda Ciidal-Udxada awgeed hambalyo u dirayaan guud ahaan Shacabka Dunida Muslimka, gaar ahaan Umadda Afka Soomaaliga ku hadasha. waxaanay si gaar ah Hambalyadan ugu dirayaan…

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qaban doonto Toronto Maalinta Sabtida

Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.

TACSIDA Geerida Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Magacaabis Boqor Cusub Beelaha Dega Degmada Ceel Afweyne

Cuqaasha iyo Odayaasha Beesha Baho oo ka mid ah Beelaha Habarjeclo ayaa Bayaan ay ka soo saareen Degmada Ceel Afweyne waxay ku sheegeen inay doorteen Boqor cusub, kaas oo dhowaan la caleema-saari doono.

VACANCY ANNOUNCEMENT: Marketing/Sales Manager Hargeisa

Somtel is one of Telecommunication Company in Somaliland. Somtel wishes to recruit an experienced Sales/Marketing Manager to provide leadership and coordination of company sales and marketing functions. Develop and implement sales and marketing strategy. Monitor and analyze sales and marketing activity against goals. Qualified marketing are encouraged to submit their CV and a letter of interest.

Xuska 26ka June & Soo Dhaweenta Hogaanka UCID oo ka dhacaya Riyadh KSA

Waxaa laagu bushahaareenayaa dhamaan dadweenaha jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Sacuudi Arabiya gaar ahaan magalo madaxdiisa Riyadh in uu uruka dhalin yarta reer Somaliland ee Sacuudi Arabiya SSYO usoo diyaariyay soo dhaweenta iyo qaabilaada Hogaanka xisbi qaranka Cadalada iyo daryeelka ee UCID oo kale ah Eng. Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga ahna [...]

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland ayaa ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee Swden

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi, (Cirro) ayaa shacab weynaha reer Somaliland ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee ka dhici doona magaalada Stockholm ee dalka Sweden.
 
 
xuskan sanad guurada 49:aad ee maalintii 26:ka Juun  oo ah maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland  xoriyaddeedi ka qaadatay boqortooyada Ingriiska. Xafladdan waxaa lagu qaban doono xarunta [...]

Ogeysiis: Muj Ahmed Silanyo Iyo Kulanka Jaaliyadda Ee Norway

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo 15.06.09 La Kulmaya Jaaliyadda Somaliland Ee Norway.
Xafiiska Kulmiye Ee Norway wuxu ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, in guddoomiyaha xisbiga kulmiye uu booqasho ku iman doono dalkan maalinta Axada ee 14.06.09.
Waxaanu bulshada la qaadan doonaa kulan balaadhan
Maalinta Isniinta 15.06.09.
Saacada 16.45 ilaa 22.00.
Goobta [...]

Ogeysiis: Shir Wadatashi Xisbiga KULMIYE UK Isugu Imanayo Axadda

Dhamaan tageerayasha Xisbiga KULMIYE ee Waddanka Uk Waxaa la’ogaysiinaya in laqaban doono Shir balaadhan, oo lagaga hadlaayo arrimaha kataagan waddankii Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu baladhna ee Baryahan laguqabto Uk.
Waxaa lagu Casuumaya Dhamaan tageerayasha Xisbiga iyo Shacabka Somaliland ee jecel Dimuquradiyada Waddankoda iyo degenashaha dalkooda Malintu waa Axada 12/04/2009.
 
Goobta East London: Address  37 St. [...]

Xaflad Lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha guddida dhaqalaha ee wakiilada Xildhibaan Maxamed X Maxud Cumar Xaashi Oo Sabtida Ka Dhacaysa London

Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in shir lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 11April, saacadu markay
Kulankaasi oo lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid Baaralamaanka Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Baralmaanka Somaliland.
Goobta: Harrow [...]

Shirweynaha Xisbiga KULMIYE Laantisa Waqoyiga London Oo Sabtida Berri Ka Dhici Doona Selby Centre

Waxaa kulankan ka soo qayb geli doona siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaal, culimaaudiin iyo kuwo magac iyo sharaf ku leh taariikhda Somaliland. Dadka halkaa ka hadli doona waxa ka mid ah: Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga Kulmiye Dr Mohamed Abdillahi Omar.

OGAYSIIS: Dhamaan Taageerayaasha & Xubnaha Xisbiga UDUB-USA

Hadaba shirweynahan waxa la qabandoonaa maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay:

March, 14th 2009 @ 2:30 PM

SSE Conference & Annual General Meeting

Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting. In cooperation with our host organisation Somaliland National Association in Sweden we are planning to hold a Conference to discuss the current political developments in Somaliland and the role of the Diaspora organisations. Concurrently, we are planning the convene SSE’s Annual General Meeting.

Archive for July, 2009

Suxufiyiinta ka Hawlgala Warbaahinta Madaxa Bannaan oo Rayaale Uga Digay

Friday, July 31st, 2009 Comments Off

In ka badan 30 ka mid ah weriyeyaasha iyo hawlwadeennada ee ka hawlgala hay’adaha kala duwan ee warbaahinta dalka, ayaa si kulul u cambaareeyey tallaabada foosha xun ee xukuumadda Rayaale albaabada ugu laabtay telefishanka madaxabannaan ee HCTV iyo xadhigga madaxa wararka ...

Maamulka Kulmiye ee Togdheer oo Beesha Caalamka ka dalbaday Xayiraad Lagu Soo Rogo M/Rayaale

Friday, July 31st, 2009 Comments Off

"Beesha Caalamka waxaanu ugu baaqaynaa in ay Rayaale ku Soo rogaan Cadaadis Caalami ah Iyo Xayiraad dhinaca Socdaalka ah Sidii C/Laahi Yuusuf.." Shir-jaraaid Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer

Gudoomiyayaasha Labada Aqal Ee Somaliland Oo Canbaareeyay Go’aankii Komishanka Doorashooyinka

Friday, July 31st, 2009 Comments Off

Waxaanu u aragnaa in Go’aankani dhaawacayo xidhiidhka aynu lahayn mujtamaca dawliga ah, deeqbixiyeyaasha, dawladaha daneeya Somaliland ee sida tooska ah u caawinayay doorashooyin-keena. Sidoo kale waxa Go’aankani uu dhabar jab iyo tumaati ku yahay dedaalkii aynu ugu jirnay ictiraaf raadinta Somaliland muddada dheer.

SOMALILAND RECOGNITION: TROUBLED WATERS AHEAD

Friday, July 31st, 2009 Comments Off

Five days after its independence, Somaliland joined Somalia on 1st July 1960. The union between Somaliland and Somalia was never ratified by the two partners and thus there is no legal binding between them.

Waxaan si buuxda u taageerayaan Go,aanka labada Xisbi ku aqbaleen Najiiada Serverka

Friday, July 31st, 2009 Comments Off

Gudiga Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil ayaa shaaca ka qaaday in ay si buuxda u taageerayaan Go,aanka wadajirka ah ee ay labada Xisbi Mucaarid ku aqbaleen Najiiada Serverka ee ay soo saartay Hay’ada Interpeace

Mid ka mid ah dhalinyardii caanka ka ahayd Burco oo ku geeriyooday xabsi Libya ku yaal

Friday, July 31st, 2009 Comments Off

Somaland.org (Tripoli Libya) Maalintii shalay ayaa waxaa xabsiga kuyaala magaalada Banqaasi, oo ah caasimad kuxigeenka liibiya kugeeriyooday wiil uu abti u yahay gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleeban maxamuud aadaan.

Aaska masiibo weyn oo ay ku naf waayeen reer 7 qof ah, oo Soomaalida Sweden ku nooleed ahaa

Thursday, July 30th, 2009 Comments Off

BubbleShare: Share photos - Easy Photo Sharing

M/weyne Rayaale muxuu ka yidhi eriga Interpeace & jawaabtii Deeq-bixiyayaasha?

Thursday, July 30th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne Rayaale ayaa maanta shaaca ka qaaday in Xukuumaddiisu aanay cidna ka sugayn kharashka Doorashada, isla markaana ay iyadu raadsanayso....

Saddexda Xisbi Siyaasi oo ka hadlay aragtidooda eriga Interpeace

Thursday, July 30th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Saddexda Xisbi Siyaasi ee Somaliland ayaa mawqifyo kala duwan iska taagay tallaabada ay Xukuumadda Somaliland dalka kaga saartay Hay’adda Interpeace. Waxaanay sidoo kale ku kala qaybsameen jawaabtii Qaadhaan-bixiyayaashu ka soo saareen go’aanka Komishanka ee ahaa in diiwaan-gelin la’aan lagu galo Doorashada Madaxtooyada....

Komishanka Doorashooyinka oo sheegay sababta Interpeace dalka looga saaray

Thursday, July 30th, 2009 Comments Off

KOMISHANKA OO SI AANAY U DHAMAYN UGA HADLAY SABABTAN

Caalamka oo ka jawaabay go’aankii Xukuumadda iyo Komishanka ee Doorashooyinka Madaxtooyada

Thursday, July 30th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ah ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Jaamac Maxamuud Cumar (Sweden), kaas oo uu ku sheegay in ay guddi ahaan isla qaateen in Doorashada Madaxtooyada ee soo socota lagu galo Diiwaangelin-la’aan....

War Deg Deg Ah: Xukumadii Riyaale Oo Dalka Ka Saartay Masuuliyiintii Ka Socday Interpeace

Thursday, July 30th, 2009 Comments Off

Xukumada Somaliland ayaa saaka ciidan faro badan oo askara hubaysan ah u soo dirtay hotelka Mansoor ee ay deganayeen masuulitiintii ka socday hay'adii Interpeace

Xukuumadda Riyaale Oo Albaabada U Laabtay Telefiishanka Caalamiga Ah Ee HCTV

Thursday, July 30th, 2009 Comments Off

Lama garanayo sababta dhabta ah ee keliftay in weerar waxashnimo oo noocan ah xukuumadda Riyaale ku qaado hay’ad warbaahineed oo madax banaan,

Kulanka Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Kulmiye iyo Jaaliyada Somaliland ee Washington DC

Thursday, July 30th, 2009 Comments Off

Dr Mohamed and Somaliland Comm Washington DC by you.

SOCDAALKA DALKA MARAYKANA – XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBADDA EE KULMIYE

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

Gudoomiye Donald Payne waa nin miisaan wayn ku leh siyaasadda Maraykanka ee Afrika, wuxuuna ahaa xildhibankii soo bandhigaya mooshinkii nambarkiisu ahaa 20, ee laga ansixiyaya Kongaress ka Maraykanka taariikhdu markay ahayd Febuary20, 1999. Nuxurka mooshinkaasi wuxuu ku baaqaye in Somaliland la siiyo gargaar dhaqaale iyo taakulo bini’aadanimo, waxaanu ahaa mooshinka kaliya ee Kongarayska Maraykanka laga soo saaray ee taageero loogu fidinayay Somaliland.

Maxkamadda G. Hargeysa oo Xukun ku ridday eedaysanayaashii Qaraxyadii 29 October 2008

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa xukun ku ridday 7 qof oo shan ka mid ahi maqan yihiin, kuwaas oo lagu eedeeyay inay isugu jiraan kuwii soo abaabulay Qaraxyadii Hargeysa ka dhacay 29 October 2008 iyo kuwo lug ku lahaa....

Saddexda Xisbi Siyaasadeed oo mawqifyo kala durugsan iska taagay go’aan ka soo baxay Komishanka

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Axsaabta Siyaasadda ee Somaliland ayaa mawqifyo kala durugsan ka istaagay go’aan ka soo yeedhay Guddida Doorashooyinka Somaliland, kaas oo sheegayay in diiwaan-gelin la’aan lagu galo Doorashada Madaxtooyada.....

Donald Payne oo diiday in uu la kulmo Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiyaha guddi-hoosaadka arrimaha dibedda ee Wakiilada Maraykanka Mr. Donald Payne ayaa la sheegay in uu ka cudur-daartay in uu la kulmo Weftii Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo socdaal shaqo labadii toddobaad ee u dambeeyay ku joogay Maraykanka....

Abwaan Hadraawi oo Xarun cusub kaga dhawaaqay Hargeysa

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo aqoonyahanno kale ayaa ku dhawaaqay Xarun cusub oo lagu magacaabo Xarunta Badbaadada Bulshada, taas oo ka hawl-geli doonta guud ahaan dalka....

Hargeysa: Muwaadiniin reer Somaliland ah oo Lacag ugu deeqay Muj. Lixle Hooyadii

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro), ayaa shalay deeq lacageed oo dhan $1,223 (Kun laba boqol iyo saddex iyo labaatan doolar) guddoonsiiyey Muj. Maxamed Xaaji Diiriye (Lixle) hooyadii oo xannuun u jiifta cusbitaalka Manhal ee magaalada Hargeysa, iyada oo xaaladeeda caafimaad iyo daryeelkeeduba liito.....

Xildhibaan Golaha Wakiilada ka tirsan oo ugu baaqay Komishanka inay is-casilaan

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa naqdiyay go’aanka Komishanka Doorashooyinku ku gaadheen in Diiwaangelin la’aan lagu galo doorashada Madaxtooyada.....

Togdheer: Maxaad ka ogtahay Sanad dugsiyeedka Somaliland Iyo Suudal-dhaqaaqa Tahriibta

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

"Tan Iyo Intii lagu jiray fasaxa dugsiyada Magaalada Burco aradydu waa qul-qulaysay waliba badankoodu waa tahriibaayeen, maalin walba waxaad arkaysaa ku dhawaad ilaa 40 wiil" Xogo-lasoo uruuriyay

Gurmad degdeg ah Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm/sweden

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

Waxa habeenkii axaddii ee  26 juulay dhacday musiibo weyn oo ay ku naf waayeen 7 qof oo soomaalida reer Iswiidhan ah. Waxa ay ahaayeen hooyo, shan carruur ah oo ay dhashay iyo gabadh qaraabo ah.  Geeridaas naxdinta leh waxa sababay dab qabsaday gurigii ay degenaayeen . Aasku wuxu dhici doonaa khamiista  30-07-2009,  2:da duhurnimo . [...]

Axmed-Siilaanyo oo ka hadlay xaaladiisa Caafimaad

Wednesday, July 29th, 2009 Comments Off

Tuesday, 28 July 2009 Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, oo magaalada Nayrobi ee dalka Kenya u jooga daawayn nabar dhawaan ka soo gaadhay misigta bidix, ayaa ka waramay xaaladiisa caafimaad. Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, oo xalay khadka Telefoonka ugu waramay Wargeyska Geeska Afrika, waxa uu sheegay inuu hadda ka soo baxay [...]

Maamulka Xisbiga Kulmiye ee Togdheer oo ku dhawaaqay Bilawga Ololaha Tar-tanka Doorashooyinka

Tuesday, July 28th, 2009 Comments Off

"Waxaanu dhamaanba taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolada Bariga Somaliland ugu baaqaynaa in ay u diyaargaroobaan ololaha tar-tanka doorashooyinka Somaliland, oo mudadii loo cayimay bilowgeedu ku eekeyd shalay" Engineer Cali Siciid Raygal