ANNOUNCEMENTS »

TACSI: Guddoomiye-xigeenka Ururka Saxaafadda Somaliland ee SOLJA

Guddoomiyayaasha Ururada Saxaafadda Somaliland ee SOLJA Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo USJ Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), iyaga oo ku hadlaya magacyadooda iyo kuwa Ururada Saxaafadda Somaliland…

Tacsi: Guddoomiyaha Guddida Doorashada Aabihii oo ku geeriyooday Burco

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa….

Bandhig Suugaaneed loogu Magac-daray Maalmihii iyo Maansadii Abwaan Timacadde (1920-1973)

Bandhig Suugaaneedkan waxa soo bandhigaya Qoraaga Caanka ah ee Cabdi Yuusuf Ducaale(Boobe).

Ogaysiis: Shirweynihii Xisbiga UCID oo lagu qabanayo Bristol

Shirkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa Siyaasada cad ee Xisbiga UCID iyo qorshaha u degsan ee uu ugu talogalay inuu dalka ku hogaamiyo hadii uu ku guulaysto doorashooyinka madaxtinimada ee ka dhici doonta Somaliland, waxaa kale oo uu Xisbiga UCID bulshada ku dhaqan UK us oo bandhigi doonaa sababta ay ugu qalmaan in dadweynaha….

CIID MUBAARAK – CAAFIMAAD KU CIIDA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maamulka iyo hawl-wadeenada Shabakadda Wararka ee Somaliland.Org waxay munaasibadda Ciidal-Udxada awgeed hambalyo u dirayaan guud ahaan Shacabka Dunida Muslimka, gaar ahaan Umadda Afka Soomaaliga ku hadasha. waxaanay si gaar ah Hambalyadan ugu dirayaan…

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qaban doonto Toronto Maalinta Sabtida

Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.

TACSIDA Geerida Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Magacaabis Boqor Cusub Beelaha Dega Degmada Ceel Afweyne

Cuqaasha iyo Odayaasha Beesha Baho oo ka mid ah Beelaha Habarjeclo ayaa Bayaan ay ka soo saareen Degmada Ceel Afweyne waxay ku sheegeen inay doorteen Boqor cusub, kaas oo dhowaan la caleema-saari doono.

VACANCY ANNOUNCEMENT: Marketing/Sales Manager Hargeisa

Somtel is one of Telecommunication Company in Somaliland. Somtel wishes to recruit an experienced Sales/Marketing Manager to provide leadership and coordination of company sales and marketing functions. Develop and implement sales and marketing strategy. Monitor and analyze sales and marketing activity against goals. Qualified marketing are encouraged to submit their CV and a letter of interest.

Xuska 26ka June & Soo Dhaweenta Hogaanka UCID oo ka dhacaya Riyadh KSA

Waxaa laagu bushahaareenayaa dhamaan dadweenaha jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Sacuudi Arabiya gaar ahaan magalo madaxdiisa Riyadh in uu uruka dhalin yarta reer Somaliland ee Sacuudi Arabiya SSYO usoo diyaariyay soo dhaweenta iyo qaabilaada Hogaanka xisbi qaranka Cadalada iyo daryeelka ee UCID oo kale ah Eng. Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga ahna [...]

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland ayaa ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee Swden

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi, (Cirro) ayaa shacab weynaha reer Somaliland ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee ka dhici doona magaalada Stockholm ee dalka Sweden.
 
 
xuskan sanad guurada 49:aad ee maalintii 26:ka Juun  oo ah maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland  xoriyaddeedi ka qaadatay boqortooyada Ingriiska. Xafladdan waxaa lagu qaban doono xarunta [...]

Ogeysiis: Muj Ahmed Silanyo Iyo Kulanka Jaaliyadda Ee Norway

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo 15.06.09 La Kulmaya Jaaliyadda Somaliland Ee Norway.
Xafiiska Kulmiye Ee Norway wuxu ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, in guddoomiyaha xisbiga kulmiye uu booqasho ku iman doono dalkan maalinta Axada ee 14.06.09.
Waxaanu bulshada la qaadan doonaa kulan balaadhan
Maalinta Isniinta 15.06.09.
Saacada 16.45 ilaa 22.00.
Goobta [...]

Ogeysiis: Shir Wadatashi Xisbiga KULMIYE UK Isugu Imanayo Axadda

Dhamaan tageerayasha Xisbiga KULMIYE ee Waddanka Uk Waxaa la’ogaysiinaya in laqaban doono Shir balaadhan, oo lagaga hadlaayo arrimaha kataagan waddankii Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu baladhna ee Baryahan laguqabto Uk.
Waxaa lagu Casuumaya Dhamaan tageerayasha Xisbiga iyo Shacabka Somaliland ee jecel Dimuquradiyada Waddankoda iyo degenashaha dalkooda Malintu waa Axada 12/04/2009.
 
Goobta East London: Address  37 St. [...]

Xaflad Lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha guddida dhaqalaha ee wakiilada Xildhibaan Maxamed X Maxud Cumar Xaashi Oo Sabtida Ka Dhacaysa London

Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in shir lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 11April, saacadu markay
Kulankaasi oo lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid Baaralamaanka Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Baralmaanka Somaliland.
Goobta: Harrow [...]

Shirweynaha Xisbiga KULMIYE Laantisa Waqoyiga London Oo Sabtida Berri Ka Dhici Doona Selby Centre

Waxaa kulankan ka soo qayb geli doona siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaal, culimaaudiin iyo kuwo magac iyo sharaf ku leh taariikhda Somaliland. Dadka halkaa ka hadli doona waxa ka mid ah: Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga Kulmiye Dr Mohamed Abdillahi Omar.

OGAYSIIS: Dhamaan Taageerayaasha & Xubnaha Xisbiga UDUB-USA

Hadaba shirweynahan waxa la qabandoonaa maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay:

March, 14th 2009 @ 2:30 PM

SSE Conference & Annual General Meeting

Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting. In cooperation with our host organisation Somaliland National Association in Sweden we are planning to hold a Conference to discuss the current political developments in Somaliland and the role of the Diaspora organisations. Concurrently, we are planning the convene SSE’s Annual General Meeting.

Archive for June, 2009

Ahmed Silanyo Iyo Marwadiisa Amina Sheikh Mohamed Oo Xaflad Sagootina Loogu Sameeyay North London

Tuesday, June 30th, 2009 Comments Off

BubbleShare: Share photos - Easy Photo Sharing

Maxaa Ka Jira In Madaxweyne Rayaale Iibiyay Dugsi ku Yaala Badhtamaha Magaalada Burco

Tuesday, June 30th, 2009 Comments Off

"Waxa iigu danbaysay iyaga oo kooxahani ganacsatada yar yar ahi habeen kula shirayaan Guriga martida ee uu deganaa, lakiin sixirka ayaa laysku hayay arintana waxa Wasto ka ahaa Wassiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland" Ganacsade Reer Burco Ah

Koox ah Taageerayaasha Mayalka Adag ee xisbiga UDUB oo Ku Biiray KULMIYE

Tuesday, June 30th, 2009 Comments Off

BubbleShare: Share photos - Easy Photo Sharing

Fadeexado Waaweyn oo Soo Foodsaaray Gar-gaarka Raashinka Ha,yadda WFP Xili-Abaareedkaas Baahsan

Tuesday, June 30th, 2009 Comments Off

"Suuq madoow ayaa lagu sii kala iibsadaa inta aanu magaaladaba soo gaadhin, waxa sii iibiya NGO yadan Qawlaysatada ah ee aanay Cidina dabagalka ku samayn iyo dilaaliinta Suuqa madow, Kaash ayaa la sii kala siistaa" Ayuu Yidhi mid ka mid ah Ganacsatada Raashinka ee Magaalada Burco oo arintani ka waramaayay

Guri ku shuf-beelay Dab qabsaday & Ciidamada Booliska oo ka hadlay arrintan

Tuesday, June 30th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guri Qoys danyar ahi leeyihiin oo ku yaala Xaafadda Shacabka ee Magaalada Hargeysa, ayaa ku shuf-beelay, isla markaana ay baaba’day Hantidii hoos taalay, ka dib markii uu Dab qabsaday....

DALJIRE: Beeni raadweynaa

Tuesday, June 30th, 2009 Comments Off

Oo haddaynaan waalayn ma Ina Rayaale ayuumbaa ina hortaagnaan lahaa oo kolba beentuu toban jeer ooh ore inoo sheegay inagu wadi lahaa uun. Ma waxaynu aqbali lahayn inuu yidhaahdo anigaa dhulkii danta guud iibsaday oo

Hargeysa: Xisbiga Kulmiye oo deeq Kubbado ah ku wareejiyay Kooxo Ciyaartoy ah

Monday, June 29th, 2009 Comments Off

BubbleShare: Share photos - Play some Online Games.

Mayor of Tower Hamlets Presents Honorary Plaque to Ahmed Silanyo 29 June 2009

Monday, June 29th, 2009 Comments Off

BubbleShare: Share photos - Play some Online Games.

Riyaalow Roobkii waa da’ay

Monday, June 29th, 2009 Comments Off

Abaarta laga ducaysanmaayo akhyaareey ee waa lagu ducasanayaa dadkaba Ilaahow rogoo anaguun meesha nagu haybaa loo dibid baxayaa ee muwaadin garo oo gunto gefka laguu gogley

Wiilashii Gacmaha Iyo Lugaha Laga Jaray Oo La Cadeeyey …

Monday, June 29th, 2009 Comments Off

Wiilashii Gacmaha Iyo Lugaha Laga Jaray Oo La Cadeeyey In Ay Ahaayeen Ciidan ka Goostay Kooxda Al-shabaab Tan iyo wixii ka dambeeyey markii Maxkamad ku-sheeg Al-shabaabku leeyihiin ay afar dhalinyaro Soomaaliyeed ah ku eedeeysay Qaadicul-dariiqnimo ay ku muteeysanayaan in min gacan iyo lug isdhaaf ah laga jaro ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in dhalinyaradan aanay [...]

Somaliland iyo Somaliya Oo Sii Kale Fogaanaya: Dood Ay Qabatay Idaacadda Maraykanka Ee VOA

Monday, June 29th, 2009 Comments Off

Idaacadda codka Maraykankan ee loo yaqaano VOA ayaa shalay oo axada ahayd sii daysay dood ku saabsan Madaxbanaanida Somaliland. Waxaa Somaaliland uga qaybgalay doodda Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo ah Xogahayah Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE , halka uu ku doodayay magaca Somaliya Dr. Cabdillaahi Xassan Maxamuud. Labadan aqoonyahan oo labaduba ka soo jeeda Somaliland [...]

Gabay: Shaamareer By Sadeed Saleban

Monday, June 29th, 2009 Comments Off

Waxaan salaamayaa marka hore saxaafada , halkan waxaan ku soo bandhigayaa Gabay la yidhaa Shaamareer , shaamareer sida ka muuqata magaca waa xogdoon wuxuuna xambaarsan yahay su’aalo badan oo ka dhashay wixii aan macquulka ahayn oo macquul noqday , waxaa isdiiday caqligii iyo waxyaabo aan caqliga gli jirin si khasab ah ku galay ilaa hadana [...]

XAFLADDII 26 JUUN

Sunday, June 28th, 2009 Comments Off

Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden lagu qabtay xafladda lagu xusayay 49 guuradii ka soo wareegtay maalintii maxmiyadda Ingriiska ee Somaliland xoryaddeeda ka qaadatay boqortooyada Ingriiska. Xafladdaas oo si weyn loo soo agaasimay, ayna ka soo qeybgaleen dadweyne badan oo reer Somaliland ah, waxaa isaguna marti sharaf ka ahaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi [...]

Guddi U Adeegaysa Dadka Xanuunka Dhimirka Qaba Oo Bayaan Soo Saartay

Sunday, June 28th, 2009 Comments Off

waxa magaalada Hargeysa lagu aasaasay guddi u adeegi doonta dadka maskaxda ka jirran iyo kuwa la mid ka ah. Guddigan oo ka kooban waxgaradka bulshada ayaa hawshan u qabandoona si iskaa-wax-u-q abso ah.

Wararkii Wargeyska Ogaal ee Caddadkii maanta oo Axad ah

Sunday, June 28th, 2009 Comments Off

M/weynaha Jabuuti oo ka digay in Al-Shabaab sabab u noqoto in Caalamku ku duulo Somalia “Haddaan maanta laga gaadhin Al-Shabaab, Soomaaliya meel daran baa laga doon-dooni”  “Kuwa maalin walba sidii Adhiga loogu gawracayaa (Muqdisho) maxay galabsadeen?….Mushtamaca Caalamka waxaan leeyahay….” Ismaaciil Cumar Geelle Hargeysa (Ogaal/RTD)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka dayriyay xaalada uu xilligan ku sugan yahay [...]

Sh. Aadan-Siiro oo Xukuumadda ku eedeeyay boobka hantida Umadda

Sunday, June 28th, 2009 Comments Off

"Nimanka awooddaa sheeganaya ee markay meel walba soo dhaafeen Garoomada maraya, bal intaanay Masaajiddada inoogu iman aynu.." Sh. Aadan-Siiro

Baabuurta u kala goosha Jabuuti iyo Somaliland oo qaarkood Xadka ku xanniban yihiin

Sunday, June 28th, 2009 Comments Off

WAXAY BAABUURTANI XANNIBAN YIHIIN IN KA BADAN 10 MAALMOOD

Maraykanka oo jawaabay diidmada S/land kaga baaqsatay martiqaadkii Washington..

Saturday, June 27th, 2009 Comments Off

Maraykanka oo jawaabay diidmada S/land kaga baaqsatay martiqaadkii Washington..Codsigoodu (Somaliland) wuxuu ka soo horjeedaa ujeedada laga lahaa dhegaysiga kulanka” “Si nabad loogu soo dabaali karo Soomaaliya waxay ku iman kartaa in la soo dhiso dawlad-gobolleedyo kale, si ay isugu yimaadaan talo guud, Dastuur ay ku heshiiyaana samaysta, dabadeedna…” M/weynaha Puntland Washington (Ogaal)- Dawladda Maraykanka ayaa si [...]

Kala War La’aa: Daljire Iyo Cabdilaahi Geeljire

Friday, June 26th, 2009 Comments Off

DALJIRE Kala war la’aa By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan [...]

Iskaashiga Somaliland iyo deeqbixiyeyaasha: Wada shaqayn Midho-dhal ah

Thursday, June 25th, 2009 Comments Off

Qoraal laga soo saaray Kulankii 3-aad ee kooxda Aqoonyahanka Somaliland ee Madaxabannaan..

Xukuumadda oo ka hadashay aragtidooda ku wajahan Ciidamo Somaliland ka socda oo loo diro Soomaaliya

Thursday, June 25th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Ciidamo Somaliland leedahay oo loo diro Koonfurta Soomaaliya, waxaanay sheegeen in aanay jirin cid waydiisatay in Ciidamo loo diro halkaas....

Wasaaradda Khaarajiga Ingiriiska oo Muwaadiniinteeda uga digtay u socdaalidda Somaliland iyo Somalia

Thursday, June 25th, 2009 Comments Off

Digniintan ayaa ku soo beegantay waqti uu dalka booqasho ku yimi Safiirka Ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa.

Hargeysa: Muran ka taagan Dhisme laga bineeyay Garoon-Kubadeed oo Wasiirka Ciyaaruhu is-hortaagay

Thursday, June 25th, 2009 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasaaradaha Waxbarashada iyo Ciyaaraha ee Somaliland, ayaa la sheegay inay isku khilaafeen dhismaha mid ka mid ah Garoonada Kubadda Cagta ee Xaafadda 26 June ee Magaalada Hargeysa, kaas oo la sheegay in Wasaaradda Waxbarashadu isku dayday inay ka hirgeliso dhisme, hase ahaatee, ay Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Xaafaddaasi ku gacan-saydheen....

Dawladda Itoobiya oo Xadka Wajaale ee Somaliland xidhay & Dhalinyaro dib loogu qaaday Jigjiga

Thursday, June 25th, 2009 Comments Off

"Markay 10-saacadood na xannibeen ayay iska kaaya soo daayeen iyaga oo aan na odhan waxaasaa laydiin haystay.." mid ka mid ah dadka lagu xannibay Xuduudka Wajaale.

Cabdilaahi-Darawal oo naqdiyay socdaallo Rayaale iyo Wasiiro Xukuumaddiisa ahi ku tageen dibedda

Wednesday, June 24th, 2009 Comments Off

"Anigu kolayba dadkii aan todobada sanadood kolba meel Dhagaxa u dhigayay iyadoo maanta saddex bilood ii hadhay oo Doorasho la iga rabo maan kula dheceen waxbaan soo wadaa, isaguna (Rayaale) waxay ahayd inuu kala xishoodo ummada ..." Cabdilaahi-Darawal