Shirkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa Siyaasada cad ee Xisbiga UCID iyo qorshaha u degsan ee uu ugu talogalay inuu dalka ku hogaamiyo hadii uu ku guulaysto doorashooyinka madaxtinimada ee ka dhici doonta Somaliland, waxaa kale oo uu Xisbiga UCID bulshada ku dhaqan UK us oo bandhigi doonaa sababta ay ugu qalmaan in dadweynaha….
Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.
Cuqaasha iyo Odayaasha Beesha Baho oo ka mid ah Beelaha Habarjeclo ayaa Bayaan ay ka soo saareen Degmada Ceel Afweyne waxay ku sheegeen inay doorteen Boqor cusub, kaas oo dhowaan la caleema-saari doono.
Somtel is one of Telecommunication Company in Somaliland. Somtel wishes to recruit an experienced Sales/Marketing Manager to provide leadership and coordination of company sales and marketing functions. Develop and implement sales and marketing strategy. Monitor and analyze sales and marketing activity against goals. Qualified marketing are encouraged to submit their CV and a letter of interest.
Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in shir lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 11April, saacadu markay
Kulankaasi oo lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid Baaralamaanka Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Baralmaanka Somaliland.
Goobta: Harrow [...]
Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting. In cooperation with our host organisation Somaliland National Association in Sweden we are planning to hold a Conference to discuss the current political developments in Somaliland and the role of the Diaspora organisations. Concurrently, we are planning the convene SSE’s Annual General Meeting.
The author looked at him and said, “Keep on, yes keep on, and on, and on!
Keep hope alive. Don’t let the remnants of no conscience ruin the Somaliland you shed blood and treasure.
Don’t let the remnants succeed in fanning the clan conflicts through their evil doings. Their actions and reactions and even inactions are recipe for civil war. Remnants are agents of destabilization. Don’t allow the idiots to wreck the boat,” the author concluded
Hargeysa (Somaliland.org)- Munaasibad lagu xusayay 21-sanno guurada ka soo wareegtay gudo-galkii Jabhaddii SNM ee Magaalooyinka waawayn ee Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay Hutel Imperial ee Magaalada Hargeysa.
Munaasibaddan oo ay ka qayb galeen, Siyaasiyiin ka socday Xisbiyada Mucaaradka, Masuuliyiin, Aqoonahanno, Shirguddoonka Wakiilada, Mujaahidiin, Haween, Dhalinyar iyo marti-sharaf kale, isla markaana lagu xusayay 21-sanno guurada ka soo [...]
Buuhoodle oo Qarka u Saaran In ay Xabadi ka Qaraxado, kadib Imaashiyaha Sarkaal Ciidan Reer Somaliland ah
Burco(Somaliland.org)-Wararka ka imanaaya Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaaya in ay xiisadi ka taagantahay degmadaasi, ka dib markii uu halkaasi gaadhay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland iyo ciidamo hubaysan oo uu wato, isla markaasina u halkaasi [...]
Hargeisa (Somaliland.org)- Saddex qof ayaa dhintay, saddex kalena waxa soo gaadhay dhaawac ka dib markii uu ku soo dumay Ceel ay ka qodayeen Magaalada Arabsiyo ee duleedka Magaalada Hargeysa.
Saddex Nin ayaa geeriyooday, saddex kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo kala duwan oo qaarkood jajab ba’an yihiin, ka dib markii Ceel ay ka qodayeen Magaalada Abaarso [...]
27 MAY IYO JAALIYADDA REER SOMALILAND EE SHEFFIELD
Xafflad si fiican loo soo agaasimay oo lagu xusaay 27 May oo ah maalintii Mujaahidiinta SNM ay soo galeen Gobolada Waqooyi ee Somaliya ee xiligaas iminkana ah Dawladda Somaliland. Xafladda waxa lagu qabtay Xarunta Somalida ee Magaalada Sheffield ee cariga Ingiriiska, halkaas oo ay isugu yimaadeen dad fara [...]
Ha ka heesin Meel ad ku jabtay, kuna jabidoontiid wa Jabuutiyee! (Qaybtii 2)
“IIDOOR WIILKA UU MAQASHA KALA QUUSTO …AYUU GEELA U DIRA”.
Waa maqaaladii taxana ahaa ee aynu kaga hadlaynay sababaha dhaliyay inaynu Somalilandna uga sacabatuno Ismaaciil Cumar Geelle isna dadka reer Jabuuti uga is hortaago dabaal-daga 18 guurada madaxbanaanida Somaliland .
Waxaynu hore uga soo sheekaynay [...]
Burco(Somaliland.org)-Munaasibad lagu xusaayo 21 Sano guuradii ka soo wareegtay gudagalkii Ururkii SNM ee magaalada Burco 1988 ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha khayriyada ee magaaladaasi.
Munaasibadani oo ay qaban-qaabadeeda iska kaashadeen Ururka jimciyada mujaahidiinta Sooyaal,D/Hoose ee Degmada Burc, Iyo Xuno ka tirsan urur-siyaasadeedka aan la aqoonsan ee UDHIS, ayaa waxa ka qayb galay saraakiil sare sare oo [...]
Association SomaliLandaise de France Site : www.asso-slf.org E-Mail : aslf.64@neuf.fr
War saxafadeed : BEENAYN MAAQAL KU SOO BAXAY HATUUFNEWS IYO SOMALILAND WEBSITE
Annagu haddaan nahay Association SomaliLandaise de France(ASLF) kama warqabno goobta iyo goorta la qabtay shirkan ku qoran wargeyska Haatuf ee la leeyahay dabaal-deg baa kadhacay France.
Shirakayagii sannadlah ahaa iyo dabaaldagi maalinta qaranka(18 Mai) waxaan ku qabsanay magaalada Lyon [...]
Mar-Labaad Iyo Muuqaalkiisa Somaliland
Hargeysa, May 26, 2009 (Haatuf) – Axmed Cabdi Xaabsade tan iyo intii uu ka soo goostay dhinaca Puntland, una soo talaabay dhinaca Somaliland sannadkii hore waxa uu gogosha dhigtay caasumadda Somaliland, meesha labaad ee uu fadhigiisu u badan yahayna waa Laas-caanood oo ah xarunta gobolka Sool ee uu dhalasho ahaan ka soo [...]
A.Geeljire
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay [...]
“Waxaanu ku eexaysanaana waxa weeye waa idaacada kaliya ee afka somaliland ku hadasha ee aanu si joogto ah u dhagaysano ee nasoo gaadhaba, awal hore waxaanu dhagaysan jirnay Radio Gaalkacyo Iyo Idaacado ku hadla Afka Maamulka Puntland”
Mid ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida
Sool (Somaliland.org)-Lix askari oo ka mid ah ciidamadda qalabka sida ee ku sugan [...]
Ka hor iman maayo waxay dadkaygu doonayaan, laakiin maalinta ay Gidaarka soo taabtaan ayaan odhanayaa kan baan aaminsanahay ee ila raaca”
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdilaahi oo ka mid ah Salaadiinta ugu faca-weyn Saldannaddaha Somaliland, ayaa ka hadlay Qaddiyadda gooni-isu-taagga Somaliland, isaga oo sheegay in mabda’iisu uu yahay mid ka duwan ka Shacabka. Waxaanu ka [...]
“Taasi macnaheedu maaha Al-Shabaab ayaa joogta Gobolka Togdheer lakiin waxa dhici karta in ay isu soo eekaysiiyaan Dadka qoxoontiga ah Lakiin Sirdoonkeenu waa mid sareeya, oo soo jeeda had Iyo Habeen” Masuul ka Tirsan Maamulka Gobolka
Burco(Somaliland.org)-Qaxoontiga Asalkoodu yahay soomaalida ka soo barakacaysa Gudaha magaalada Muqdisho Iyo qaar ka mid ah gobolada dhexe ee [...]
Burco(Somaliland.org)-Xarunta Labaad ee Xisbiga Kulmiye ku leeyahay Magaalad Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa ka warbixiyay qorshaha siyaassadeed ee wax ka qabashada adeegyada Bulshada Iyo Hanaanka dhaqan-dhaqaale ee u qorshaysan xisbiga Kulmiye hadii uu ku guulaysto Doorashooyinka Soo socda
War-murtiyeed qoraal ah oo masuuliyiinta Maamulka xafiiskaasi soo gaadhsiiyeen Shabakada wararka ee Somaliland.org ayaa waxay marka hore [...]
Ninka Neceb Sinantiina
Adna Diid Sarayntiisa
Sedka Waa Wadaagtaane
Ma sagaashanbaa Tiisu
HADRAWI
Anigo tixracaya maqalkan ku magac baxay : jabuuti Maxaa Looga Xusi Waayey 18 May, illeen Aniguba Waatii Aanu Ina Cumar Geelle U Heesnaye?!?
Hadaba anigo is lee jawab u heel suaasha saxiibkay oo ad modo imika inay tani bararujisay in kasto u ogyahay coolada Geelle ee [...]