Archive for April, 2009

Ciidamada Bileyska Oo Si Gaar Ah Baadhis Ugu Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Xaafadaha Wajaale

Saturday, April 25th, 2009 Comments Off

“Waxay Nagu Yidhaahdeen Ma Shir KULMIYE Ah Baad Qabanaysaan” Mid Ka Mid Ah Dadweynaha Wajaale

Isku soo bixii KULMIYE iyo dayl-qaafkii CADAMI, uu ku aflagaadeeyey reer BOORAME.

Thursday, April 23rd, 2009 Comments Off

Mas’uuliyiintii ka soo qayb gashay isku soo baxaasi aad ayey u badnaayeen, waxana ay ka kala socdeen madaxda xisbiga KULMIYE

Ogaal:KULMIYE muxuu la tegayaa Miiska wada hadalka?

Thursday, April 23rd, 2009 Comments Off

Sidaa darteed, waxa Guddoomiyaha KULMIYE la waydiiyay inay xisbi ahaan waafaqsan yihiin soo-jeedintaa xisbiga UCID ee bedelaada Komishanka iyo ay tahay aragtida xisbigiisa ee Komishanka doorashooyinka, wuxuuna ku jawaabay;

Wada Hadalba Haadkaasaa Ka Hadhay

Thursday, April 23rd, 2009 Comments Off

Wadahadaladaas la filayo inay dhawaan dhacaan, KULMIYE waa inuu ka digtoonaadaa inuu debin hore ugu dhacay uu mar labaad ku dhaco oo ah inay Daahir Riyaale hadalka uu ku yidhaahdaba ama weedhiisa ay iska rumaystaan.

What went wrong and caused Bashir Goth to leave Awdal news?

Thursday, April 23rd, 2009 Comments Off

One early morning I went to the sitting room to take my coffee. While I was sitting I thought to open the internet to see the websites. I first opened Awdalnews if there is any exciting news. Sadly I saw a letter written by Bashir Goth leaving Awdalnews.

“Riyaale Wuxuu Djibouti Ku Soo Galay Heshiis Somalia Iyo Somaliland Ah, Ku-Xigeenkuna Tii Buu Soo Dhiraandhirinayaa”

Wednesday, April 22nd, 2009 Comments Off

Mudane Farxaan Maxamed Cali oo ka tirsan guddida joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa socdaalka Madaxweyne ku-xigeenku ku tegay dalka Djibouti ku tilmaamay mid daba-socda heshiis lagu wada-hadashiinayo xukuumadda Somaliland iyo dawladda Sheekh Shariif ee Somalia, kaas oo uu sheegay inuu Riyaale soo qaatay markii uu safarka ku tegay Djibouti bilowgii sannadkan.

Axmed Siillaanyo Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Kulan Dhexmaray Wefti Ka Socda Safaaradda Ingiriiska Ee Addiss Ababa

Wednesday, April 22nd, 2009 Comments Off

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa faahfaahin kooban ka bixiyey kulan wadahadal ah oo maalintii shalay dhexmaray iyaga iyo wefti ka socday safaraada dalka ingiriiska ee magaalada Addis Ababa, weftigaas oo uu hogaaminayey safiirka ku xigeenka dalka ingiriiska ee safaaradaasi itoobiya.

“Riyaale Iyo Kuwii Muddo-Kordhinta Sameeyay Waxay Dalka La Sugayaan Inta Dawladda Shariif Xoogaysanayso”

Wednesday, April 22nd, 2009 Comments Off

Madaxweyne Ku-Xigeenka Aamus Baa Lagu Yidhaahdaa Oo Talo Lama Weydiiyo, Ee Wax Loo Diro Uun Buu Soo Qabtaa”

Guddoomiyaha Wakiillada iyo Wefti uu horkacayo oo gaadhey Burco

Wednesday, April 22nd, 2009 Comments Off

Wefti ka socda Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo uu horkacayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay gaadhay magaalada Burco.

Burco: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Si Heersare ah Loogu Soo Dhaweeyay

Tuesday, April 21st, 2009 Comments Off

"UCID lama mid ah labda xisbi ee kale waxaanan odhan karaa hadii aanay UCID Sadex ku ahayn way is dili lahaayeen, markaa walaalayaa laydinka sheekayn maayo waxaanu kaga duwanahay KULMIYE iyo UDUB ee Doorkan Codkiina na siiya" Ayuu Yidhi Xoghayuhu

Maxkamadda Sare Oo Dib Uga Noqotay Go’aan Ay Socdaalka Kaga Xayirtay Xildhibaan Ka Tirsan Wakiillada

Tuesday, April 21st, 2009 Comments Off

Hargaysa (Somaliland.org)- Maxkamadda sare ee Somalialnd ayaa la sheegay in ay dib ugala noqotay amar ay soo saartay todobaadkii hore oo ay dhinaca socdaalka kaga xayirtay xildhibaan Cabdicasiis Ismaaciil Ducaale oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland. Amarka xayiraada socdaalka mudanaha, isla markaana shir guddoonka golaha wakiillada ka dalbatay in maamuuska laga qaado xildhibaan Cabdicasiis, [...]

“Tirada Hablaha Tahriibaya Oo Korodhay Iyo Dhibaatada Ay La Kulmaan”…Warbixin Wariye Maxamed Ilig

Tuesday, April 21st, 2009 Comments Off

Boqolaal Qof oo Nolol Iyo Geeri midna aan lagu haynin oo soo ifbaxaya iyo haween qaab Adoonsi loo Guursaday oo lagu haysto Dalalka Sudaan Iyo Liibiya. Wabixin Wariye MAXAMED CABDI ILIG ADDIS ABABA Da, daydu waa 35 jir waxa Reerkayaga iigu danbaysay Warkooda 20kii april ee sanadkii 199kii Qabiilkaygu waa Isaaq, waxaan ku dhashay tuulada [...]

“Xikmad Darradii Wasiirada Maamulka Riyaale Laga Dhaxlay”

Tuesday, April 21st, 2009 Comments Off

Wasiirada xulka ah ee maamulka Riyaale ayaa khudbado ay ka jeediyeen meelo kala duwan waqtiyo kala gedisan iyo shirar jaraaid oo ay malaa fiicnaan lahayd inay iska daayaan qabashadiisa , ayaa waxaa laga guntay hadalo dhaxal gal oo ay ummadu ilaa hadda is waydiinayso wixii looga gonlahaa. Isla markaana ma maqal wax cudur daar ama [...]

Weriyayasha Haatuf Oo Kasoo Kala Waramaya Mudaharadyadii Borama, Berbera, Burco, Hargeysa iyo Tafaasiil Dheerad Ah

Tuesday, April 21st, 2009 Comments Off

 Hanjabaadii Wasiirka Arimaha Gudaha Oo La Waayay “Somaliland Mooyee Lama Arag Meel La Doortay Madaxweyne Aan Ka Soo Jeedin Beelihii Ugu Badnaa, Xamar, Djibouti Iyo Garowe Midna Kama Jirto, Ee Aduu Waad Dhamaysatee Anaga Hanaga Xumayn” Cadami “Waxa Aan Imid Awdal Oo Aan Ahayn Kii Si Aan Qabyaalad Ahayn Codka La Iiga Siiyey, Waxaanan Imid [...]

Isu-soo-baxyadii Ugu Balaadhnaa Ee Lagu Taageerayo KULMIYE Oo Maanta Ka Dhacay Dhamaan Gobolada Somaliland

Monday, April 20th, 2009 Comments Off


Togdheer: Isu-soobixii KULMIYE ee Magaalada Burco Iyo Culayskii Ciidamada Booliska

Monday, April 20th, 2009 Comments Off

Burco (Somaliland.org)-Kumanaan ka mid ah Taageerayaasha Xisbiga Mucaraadka Somaliland ugu weyn ee KULMIYE ayaa isugu soo baxay barxad weyn oo ku taala Xarunta dhexe ee Xisbiga KULMIYE ku leeyahay Magaalada Burco halkaasi oo ay qudbado uga jeediyeen Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer iyo xubno ka mid ah Qurba Jooga KULMIYE ee Cariga Ingiriiska.   Gudomiye [...]

Warsaxaafadeed / Press Release: Ururka SIPAJ (Somaliland Institute for Peace and Justice) – REF: SIPAJ0409/2

Monday, April 20th, 2009 Comments Off

 Warsaxaafadeed / Press Release: Ururka SIPAJ (Somaliland Institute for Peace and Justice) – REF: SIPAJ0409/2   Taariikh: 17/04/09  Canbaarayn xaalad abuurka iyo xadgudubyada Daahir Riyaale kawado Somaliland  Ururka Somaliland Institute for Peace and Justice (SIPAJ) waxa uu aad iyo aad uga walaacsan yahay marxaladda Somaliland maanta marayso. Waxaanu aad iyo aad uga xunnahay in maamulkii waddanka [...]

Burco:Xildhibaan ka Tirsan Golaha Deegaanka oo Eedeyn u soo jeediyay Badhasaabka Togdheer Iyo Jawaabtii uu isna ka Bixiyay

Monday, April 20th, 2009 Comments Off

Burco (Somaliland.org)-Xildhibaan Jaamac Axmed oo ka mid ah Mudanayaasha golaha deegaanka ee degmada Burco ayaa badhasaabka Gobolka Togdheer Jaamac C/Laahi Biin ku eedeeyay in uu u maleegaayo Shirqool iyo wanjalaad uu doonaayo in uu ku xidho isla markaasina maamuuska lagaga xayuubiyo   “Badhasaabku waxa uu CID da ku amray in ay kiis ii soo sameeyaan [...]

SHIRWEYNAHA BRISTOL IYO DOODA MURANKA SIYAASADEED EE SOMALILAND.

Monday, April 20th, 2009 Comments Off

Hadaba waxaan qabanqaabada shirkaasi ka waraystay C/risaaq Ibrahim Koshin ( Alpho ) oo aan maqlay inuu ka mid yahay xubnaha qabanqaabinaya shirkaasi, waxaanu waraysigii aan C/risaaq la yeeshay uu u dhacay sidan.

Ogaal:Xildhibaano dalbaday in la cadeeyo Lacagtii horumarinta Gobolada Bari

Monday, April 20th, 2009 Comments Off

Mudanayaal ka soo jeeda Gobolada Sool, Sanaag bari iyo Buuhoodle oo ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka ayaa naqdiyey qaab beeleysan oo ay sheegeen in loo dhigo baryahan danbe ololihii ka dhexeeyey Saddexda Xisbi Qaran, Islamarkaana waxa ay ku taliyeen in eedaha la isu jeedinayo laga daayo xanafta iyo hadal haynta dagaalkii Sokeeye.

‘Waxay Kamid Tahay Kibirka, Cago-Juglaynta Iyo Cabudhinta Ay Maanta Umada Ku Hayso Xukuumada Wakhtigeedu Dhamaaday’…Cali Maarshaal

Sunday, April 19th, 2009 Comments Off

Hargaysa (Somaliland.org)- Xisbiga Mucaaridka ugu wayn Somaliland ee KULMIYE ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa ku dhaqan guud ahaan gobolada iyo degmooyinka dalka isu soo bax guud oo berri oo Isniin ah lagu qaban doono Xarumaha dhexe ee xisbiga ee gobolada iyo degmooyinka dalka. Baaqan xisbiga KULMIYE waxa uu ku soo beegmay iyada oo ay ka soo [...]

“Guddoomiyuhu Isagoo Aan La Tashan Shirguddoonka Kale Ayuu Magacaabay Guddiga Joogtada Ah Iyo Guddi-Hoosaadyada Kale”- Koox Mudanayaal Ah Oo Qoraal Soo Saaray.

Sunday, April 19th, 2009 Comments Off

“Isku Beddelka Xubnaha Guddi-Hoosaadyada Anigaa Awoodooda Leh, Guddi Kastaana Iyagaa Dhexdooda Ka Doorta Guddoomiyaha Iyo Xoghayaba, Lagumana Faro-Geliyo”- Guddoomiyaha Guurtida.Saleebaan-Gaal.

Dhaqdhaqaaq La’aanta KULMIYE Ee Awdal, Kadib 6 Dii April, Dardaarankii Xukuumada Britain Ee Rayaale, Muddo Kordhinta Guurtida Iyo Xoog Sheegashada Xukuumada Wakhtigeedii Dhamaaday Maxaa Ka Iman Doona?

Sunday, April 19th, 2009 Comments Off

Si kastaba ha ahaatee Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ayaa 28 guuradii ka soo wareegtay aasaaskii SNM ku dhaqaaqay hoggaaminta halgan kale oo lala gelayo nidaam kale oo isku haleeya awood ciidan, diidayna wax wada xaajood ah oo uu la galo mucaaradka,waxayna aakahirataankii keentay in rasaas lala beegsado hoggaamiyaha xisbigaasi iyo taageerayaashiisa mar ay Hargeysa dhex marayeen .

Badhasaabka Togdheer Oo Qirtay Inuu Xeer Ilaalinta Ka Dalbaday Maamuus Ka Xayuubin Lagu Sameeyo Xildhibaan Ka Tirsan Deegaanka Burco

Sunday, April 19th, 2009 Comments Off

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Jaamac Cabdillaahi Biin ayaa qirtay in uu xeer ilaalinta gobolka Togdheer u qoray qoraal uu kaga dalbanayo in maamuus ka xayuubin lagu sameeyo xildhibaan Jaamac Xaaji Axmed oo ka tirsan xildhibaanada golaha deegaanka ee magaalada Burco, si dacwad loogu soo oogo. Guddoomiyaha gobolka Togdheer Jaamac Cabdillaahi Biin waxa uu sidaa [...]

Dacwado Sharci Darro Ah Oo Maamulka Riyaale Kula Kacayo Xildhibaanada Qaranka Ee La Soo Doortay

Sunday, April 19th, 2009 Comments Off

Hargaysa (Somaliland.org)- Maamulka wakhtigiisu dhamaaday ee Daahir Riyaale ayaa baryahan dambe xadhig, handadaad, cago-juglayn ku haya madaxda xisbiga KULMIYE, taageerayaasha iyo cid kasta oo ka hortimaada siyaasadooda, iyaga oo isla markaana meesha ka saaray sharciyaddii iyo distoorka qaranka ee ilaalinayay xuquuqda muwaadiniinta iyo waliba maamuuska iyo dhawrsanaanta ay leeyihiin mudanayaasha golayaasha deegaanka iyo Baarlamaanka . [...]