Xaflad Lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha guddida dhaqalaha ee wakiilada Xildhibaan Maxamed X Maxud Cumar Xaashi Oo Sabtida Ka Dhacaysa London
Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in shir lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 11April, saacadu markay
Kulankaasi oo lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid Baaralamaanka Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Baralmaanka Somaliland.
Goobta: Harrow Civic centre , Station Road HA1 2UH
Saacadda: 13:30
Maalinta: Sabtida
Taariikhda: 11.04.2009
Haddaba wixii faahfaahin dheeraad kale xidhiidh soo xidhiidha telefoonada hoos ku xusan. Asha 07984792116 ama Khadar 07961131014
Harrow Civic centre
Station Road
HA1 2UH
