Archive for April, 2009
Thursday, April 30th, 2009 Comments Off
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa wax laga waydiiyay aragtidiisa ku wajahan aaminaadda Siyaasadeed ee dawladdiisu u hayso dalalka Itoobiya iyo Maraykanka , awoodda dawladdiisa ee Soomaaliya, miisaanka Xasan Daahir Aweys ku yeelan karo wada-hadallo uu la galo iyo arrimo kale.
Thursday, April 30th, 2009 Comments Off
Guddoomiyuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa, inuu janadii Fardawsa marxuumada ka waraabiyo, Samir iyo iimaana eheladeeda ka siiyo.
Wednesday, April 29th, 2009 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org) Guddida iskood isu xilsaaray ee dhexdhexaadinta ka waday khilaafka siyaasadeed ee ka jiray dalka ayaa maanta goor dhawayd oo galabta ah soo saaray go’aamo ay ka gaadheen wada-hadaladii ay la yeesheen guddoomiyayaasha saddexda Xisbi (KULMIYE, UCID iyo UDUB) ee khilaafku u dhexeeyay.
Go’aamadaasi oo qoraal ah oo ay ku socodsiiyeen Guddoomiyayaasha [...]
Wednesday, April 29th, 2009 Comments Off
Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayasha guddida joogtada golaha wakiilada Somaliland isla markaana laga soo doortay gobolka Saaxil ayaa Madaxweyne Rayaale ku eedeeyey in shuruucdii iyo qawaaniintii dalka u taalay uu ku tuntay isla markaana aanu ogolayn in shuruucda dalka uu ku dhaqmo
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ahna Madaxwayne ku xigeenka xukuumadda wakhtigeedii dhamaaday Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, kadib markii uu ka soo laabtay socdaal uu ku tagay dalka Jabuuti oo saldhig u ah dawladda Soomaaliya, ugana sii gudbay dalka Imaaraadka Carabta.
Socdaalka Axmed Yuusuf Yaasiin uu ku tagay dalka [...]
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org) Wasiirka arrimaha dibadda maamulka Daahir Riyaale ee wakhtigiisu dhamaaday Cabdillaahi Maxamed Ducaale ayaa maanta beeniyay hadal ka soo yeedhay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Oomaar oo sheegay in dawladda Somaliland diyaar u tahay wada hadal, xidhiidh fiicanina u socdo.
Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Hargaysa ayaa sheegay in aanay [...]
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org)- Wada-hadalada la doonayo in xal loogu helo khilaafaadka siyaasadeed ee dalka oo shalay billaabmay kadib markii xubno ergo ah oo iskood isu xilqaamay ay ku guulaysteen in dhinacyada salka u ah khilaafaadka oo ah axsaabta qaranka in ay isu keenaan, ayaa wada-hadaladaasi aan laga baahin Telefiishanka madaxtooyada laga maamulo iyo Radio Hargaysa.
Dadwaynaha ku [...]
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org)- Wasiirka hawlaha guud ee maamulka Daahir Riyaale ee wakhtigiisu dhamaaday Siciid Sulub Maxamed ayaa ka baaqsaday in uu hortago guddida joogtada ah ee golaha Guurtida oo ka dalbaday kulan ay kaga xogwaraysanayaan xaraashka dhulka danta guud ee ay xukuumaddu sida sharci darrada ah u dhaxal wareejisay.
Guddoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha Guurtida Cabdillaahi [...]
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
Nabadii waxay noqotay shay la isku xuuxiyo. Somaliland waxay gaadhey heer hadii aad gurigaaga ugu soo gasho nin qaawan oo sariirtaadii fadhiya oo aad xukuumadan haatan joogta ama odayaasha dhaqanka u ashkata tagto, in markay arkaan ninkan qaawan ee sariirtaada ku fadhiya, la odhanayo adeer iska aqbal oo u tanaasul nabadaa sidaa ku jirtee. Hadii [...]
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
Somaliland has made progress since 2005 as an emerging democracy with relative stability marking a shift to democratic accountability and Governance through parliamentary elections. In Stark contrast to Ethiopia and other neighbouring countries where elections were marred by political violence, elections were conducted peacefully and were clearly a step in the right direction for an [...]
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
DALJIRE
Rajo iyo Rayaale By A. Geeljire
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay. Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman [...]
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
Weeraro rogaal celin ah oo ay qaadeen ciidamada Maxkamaduhu todobaadkan ayey ku dileen ugu yaraan 20 xubnood oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab.
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
A year ago I wrote an article entitled “Without a doubt the KULMIYE is a national treasure”; this article will highlight why the KULMIYE party deserves both title.
I believed Somalilanders will agree with me that the current regime whom his term of office expired on 6/4/09 has failed its duty and responsibility to deliver an [...]
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
Sufi Mohammed and the Taliban betray a studied ignorance of Islamic scripture, law, and history, in the claims that they make for the imposition of Shari’a in Pakistan. In his repudiation of Pakistan’s democratic institutions, Mohammed is quoted as saying that “the Qur’an says supporting an infidel system is a great sin.” He does not [...]
Monday, April 27th, 2009 Comments Off
Hase yeeshee, warar laga soo xigtay ilo xogogaal ahi waxay tibaaxeen in kulankaa shalay dhexdiisa ay isku maandhaafeen guddiga dhexdhexaadinta laftoodu, ka dib markii ay ku qaybsameen qoraalka ay badka keeneen, kaasoo wararku tibaaxeen in xubnaha qaarkood muujiyeen in aanay ogayn. Xoguhu waxay intaa ku dareen, in hoggaamiyeyaasa Mucaaradku ay qawadeen qoraalkaa oo ay u arkeen mid aan waxba ka soo qaadin qodobadii muhiimka ahaa ee dacwadooda, isla markaana soo qaatay oo
Sunday, April 26th, 2009 Comments Off

Xafladda gurmadka abwaan Boon Xirsi oo gudida is xilqaantay wada degan yihiin magaaladan Toronto ayaa la soo gabagabeeyay 0300 subaxnimo.
Sunday, April 26th, 2009 Comments Off
Shirkaas oo la sheegay in uu daba socday kulan hore uga dhacay magaaladda Burco, waxa marti-qaadka qabashadiisa lahaa Suldaanka Beelaha H.Yoonis, Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar, waxaana kulankaas sumadiisu u ekayd mid laba dhinac ah (Mucaaradka Kulmiye ee Beesha Habar-awal iyo mucaaradka Kulmiye ee Beesha Habar-yoonis
Sunday, April 26th, 2009 Comments Off
Waxa uu tusaale u soo qaatay Dugsiga Sare ee Sheikh oo sannadkii uu ardaygii u baahan yahay in laga bixiyo $360. Waxana uu sheegay in ardayda ugu waxbarashada fiican ay yihiin kuwo qoysaskoodu aysan awoodin kharashkaas.
Sunday, April 26th, 2009 Comments Off
Wadanka malaysia oo ah wadan aad uga horumaray dhinaca waxbarashada sare (higewsh education) ayaa waxa wax ka dhigta arday farabadan oo ka kala timi wadamada somalida, gaar ahaan wadanka somaliland kuwaas oo kala dhigta jaamacadaha kala duwana ee malaysia.
Saturday, April 25th, 2009 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org)- Maxkamadda gobolka Sanaag ayaa maanta hal sanno oo xadhiga, 400,0000 oo ganaax ah iyo lix bilood oo xayiraad dhinaca shaqada ah ku xukuntay wariye Cabdillaahi Xuseen Darwiish oo ah wariyaha magaalada Ceerigaabo uga soo warama wargayska madaxa banaan ee Ogaal.
Sida uu ku soo waramay wariye Cali Aadan Daahir, waxa wariyahan la xidhay todobaadkii [...]
Saturday, April 25th, 2009 Comments Off
Wararku waxay sheegayaan in Yuusuf Shire Cabdi loo soo magacaabay Taliyaha Qaybta Degmada Faarax Oomaar, halka Taliye ku Xigeenkii Hore ee Qaybta booliska Togdheer Cabdi Xandulle na loo soo Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska ee Degmada Maxamed Cali
Saturday, April 25th, 2009 Comments Off
Warku waxa uu intaasi ku darayaa in dagaalkani qarxay markii ay ciidamada Somaliland ku ruqaansadeen deegaanka Cadaadda oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Puntland, halkaasi oo loogu sii gogol xaadhaayay safar uu ku iman lahaa Madaxweyne ku Xigeenka Maamulkaasi iyo xubno Wassiiro ah oo ka tirsan Maamulka puntland
Saturday, April 25th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyayaasha Saddexda xisbi qaran, UDUB, mudane Daahir Riyaale Kaahin, UCID, mudane Faysal Cali Waraabe iyo KULMIYE, mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka kulankoodii u horreeyey oo fool-ka-fool ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa.
Kulankan oo ay saddexda hoggaamiye isugu keeneen guddida dhexdhexaadinta khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka taagan, waxay saddexda [...]
Saturday, April 25th, 2009 Comments Off
Haddaba habeenkani wuxu ahaa habeen aan intaa midnaba ahayn oo ugub ku noqday dadka Soomaaliyeed ee deggan magaalada Abu Dhabi ee Imaaraadka Carabta.
Saturday, April 25th, 2009 Comments Off

“Adduunkaa Aad Urur-Satay Waxa Kaa Raaci Doonta Maro Yar Oo Cad Oo Ay Fiicnaan Lahayd Inay Tahay Xalaal” Eng. Maxamed Xaashi Cilmi