OGAYSIIS: Dhamaan Taageerayaasha & Xubnaha Xisbiga UDUB-USA
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
SHIR WEYNE
Dhamaan Taageerayaasha & Xubnaha Xisbiga UDUB-USA
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan taageerayaasha iyo xubnaha xisbi qarameedka UDUB in la qabandoono shirweyne ay isugu imandoonaan dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga UDUB ee gobolka Minnesota, USA.
Hadaba shirweynahan waxa la qabandoonaa maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay:
March, 14th 2009 @ 2:30 PM
Goobta lagu qabandoono iyo wixii warbixin ah ee intaas ka badan waxa aad kala xidhiidhi kartaa xilwadayaasha hawshan ee hoos ku xusan.
Xusuus: Shirweynahan waxa uu u furan yahay oo keli ah taageerayaasha iyo xubnaha xisbiga UDUB oo keli ah.
Xasan Yoonis: 612-618-2969
Ismaaciil Nouh: 612-203-2539
Allaa mahad leh
Gudiga qabanqaabada shirka
