Saturday, January 31st, 2009 Comments Off
Hargeysa (Ogaal) – Diblamaasiyiin iyo Ganacsadayaal Faransiis ah ayaa shalay Booqasho ku yimi dalka Somaliland, Islamarkaana waxa ay sheegeen in ujeedadooda socdaalkoodu la xidhiidho arrimo ganacsi iyo ka qayb-gelka bilowga Xafiis Baan BCIMA oo Faransiis ahi ka furaynayo Hargeysa. Waftigan oo xalay wareysi gaar ah hotel Mansoor ku siiyay Wariyayaal ka socda Wargeysyada Ogaal iyo [...]Saturday, January 31st, 2009 Comments Off
Waxa aannu la socodsiineynaa macaamiishayada sharafta leh, iyo guud ahaanba bulshaweynta iyo ganacsatadaba, in shirkadda dahabshiil ka heshay Dawladda Jibouti ruqsad ama liisan Bangi Islaami ah oo uu u dhan yahay sharciyaddiisii oo idili. Bangiga Dahabshiil waxa uu noqon doonaa bangi saamile ah oo dadweynaha iyo ganacsataduba ku yeelaan doonaan saamiyo waafaqsan shuruucda bangiyada [...]Saturday, January 31st, 2009 Comments Off
“Way Jirtaa In Aniga Iyo Mudanayaal Kalaba Laga Saaray Golaha Dhexe” Xariir Siciid Bulaale, Golaha Wakiilada"Saturday, January 31st, 2009 Comments Off
London, 30 January 2009 (Somaliland Today)- Shabakadda wararka ee Somaliland today ayaa heshay xog ku saabsan sidii loo soo xulay ergooyinka xisbiga UDUB ee UK uga qayb galaya shirweynaha labaad ee xisbiga UDUB oo hadda hawshiisii laga bilaabay dalka iyo debeddaba. Warbixintii oo faahfaahsanina waa sidan. Waxa dhawaan soo gaadhay carriga Ingiriiska wasiirka Goleyaasha, Cabdi [...]Friday, January 30th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shaaca ka qaaday in xisbiga KULMIYE kalsooni buuxda ku qabo Komishanka Doorashooyinka Qaranka, isla markaana taageero xisbigu la garab taagan yahay. “Waxaan halkan ka caddaynayaa haddii aanu xisbiga KULMIYE nahay aanu kalsooni ku qabno Guddida Doorashooyinka Qaranka,” ayuu yidhi Axmed [...]Friday, January 30th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ah Siyaasi Mucaarad ah ayaa ugu baaqay shacbiga reer Somaliland inay dareenkooda ka muujiyaan inaanay ogolayn in doorashadu dib uga dhacdo wakhtigii loo cayimay oo ay haatan inaga xigto muddo ka yar 57 maalmood oo kaliya. Dr. Gaboose oo saxaafadda kula hadlay Madaarka Cigaal International Airport, isaga [...]Friday, January 30th, 2009 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org)- Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ka mid ah Salaadiinta Beelaha Somaliland, gaar ahaan Beesha Madhibaan, ayaa maanta ku dhawaaqay in isaga iyo beeshiisuba ay si buuxda u taageerayaan Xisbiga KULMIYE, oo uu sheegay in uu yahay xisbiga ay ka helayaan xaqa ay u leeyihiin in ay ka qayb galaan talada Dalka. Suldaan Daakir [...]Friday, January 30th, 2009 Comments Off

...
Thursday, January 29th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Komishanka doorashooyinka Qaranka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ay maalmahan danbe Saxaafadda qaarkeed baahinayeen oo sheegaya in komishanka Doorashooyinku qarka u saaran yahay burbur, isla markaana ay ka dhego adaygeen dalab ay Hay’adda Interpeace komishanka kaga doonayso xisaab celin dhaqaalihii ku baxay diiwaangelinta. Komishanku waxa ay sheegeen inaanay jirin wax [...]Thursday, January 29th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Boqolaal Haween ah oo ka tirsan haweenka gobolka Saaxil ayaa sheegay inay ku biireen Xisbiga KULMIYE. Xaflad loo sameeyay oo ay masuuliyiinta Xisbiga u sameeyeen haweenkan, oo lagu qabtay Hotelka Maansoor ayaa waxa hadalo ka jeediyay qaar kamida haweenka gobolka Saaxil oo ay ka mid ahaayeen Milgo X. Daa’uud Cigaal iyo Faadumo [...]Thursday, January 29th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Suldaan Ismaaciil Aadan Xirsi iyo Suldaan Xiis Barre oo ka tirsan salaadiinta Somaliland gaar ahaana salaadiinta waqooyiga Hargeysa ayaa sheegay inay ka soo hor jeedaan kulanka uu Madaxweyne Rayaale la yeeshay qaar kamida Salaadiinta Waqooyiga Hargeysa. Labadan Suldaan oo ay Waraysi gaar gaar ah la yeelatay Idaacadda Madaxa banaan ee Radio Horyaal [...]Thursday, January 29th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Shir ballaadhan oo ay maant isugu yimaadeen qaar ka mid ah Beelaha deegaanka koonfurta Caasimada Hargeysa ayaa lagu qabtay Hoteelka Ambaasadoor. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen 150 ergay oo isugu jiray Salaadiin, Cuqaal, Odayaal iyo waxgaradka Beelaha Danwadaago (Ciidagale), kuna saabsanaa ka tashiga aayaha, Masiirka iyo midaynta beesha, ayaa lagu [...]Thursday, January 29th, 2009 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org) – Cabdillaahi Xuseen Iimaan Darawal oo hore u sheegay in uu u sharaxan yahay jagada madaxwaynaha ee xisbiga UDUB ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargaysa waxa uu kaga dhawaaqay in Maxamed Xaaji Hadliye uu yahay musharaxa Madaxweyne kuxigeenka u noqon doona. Wasiirkii hore ee Wasaarada Caafimaadka iyo shaqada Cabdilaahi Xuseen [...]Thursday, January 29th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Ogaa)- Guddoomiyaha Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga UCID oo shalay ka furmay Hargeysa, Maxamed Cabdillaahi Uurcadde ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabkii ay u dhacday cod-bixintii ay ku shaaciyeen Murashaxiinta xisbigaa uga qaybgalay tartanka doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka dhacdo 29 March 2009-ka. Maxamed Uurcadde oo sidoo kale xubin ka ah Guddiga [...]Thursday, January 29th, 2009 Comments Off
Sida la faafiyay shirweynihii labaad ee Xisbiga UDUB waxa la qaban doono 3-da bisha February ee 2009. Waxaana hubaal ah ina uu Riyaale isu soo sharixi jagada madaxweynaha. Sida shirkan loo soo qabanqaabiyay waxa loogu talagalay ina aan cid aan Riyaale aheyni ku soo bixin jagada madaxweynaha. Taasina waa mid xisbiga UDUB u caado noqotay. Madmadawga shirkan ku gadaaman waa arrin falaqeyn dheer u baahan oo aan mar kale u dhigan ee aan ku soo noqdo nuxurka qoraalkan oo ah Riyaale SADDEX jeer oo hore ayuu jagada madaxweynaha soo qabtay. Sida awgeed sida distoorka ku qayaxan markale jagada ma qaban karo. Sababtuna waa tan hoos ku qayaxanThursday, January 29th, 2009 Comments Off
Waxa dhowrki cisho ee ugu danbeeyey kusoo baxayay shebekadda hadhwanagnews iyo waaheen maqaalo iyo warar been abuur ah oo la xidhiidha xisbiga KULMIYE oo shirweyne ku qabsaday qurbajoogiisu magaaladda London. Wararkaas ama warar ku-sheegaas waxa soo qorayay oo labadas web usoo tabinayay Maxamed Cabdi Xasan Diridhaba oo la sheegay inuu yahay wariyaha hadhwanaag ee London. HaddabaThursday, January 29th, 2009 Comments Off
War-saxaafadeedkan oo uu ku saxeexnaa ku-simaha Afhayeenka xisbiga KULMIYE, Yuusuf Nuur Maxamed (Guruuje), waxa uu isagoo daba socda warka ku soo baxay wargeyska Waaheen ku faahfaahiyay ujeeddadii iyo waxyaabihii lagaga hadley shirweynihii KULMIYE ee ka dhacay London, waxaanu war-saxaafadeedkaasi u qornaa sidan:Wednesday, January 28th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Xubno ka mid ah Salaaddiinta beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargaysa, ayaa kulan ay xalay la yeesheen Madaxwayne Riyaale lagu qanciyay in dadka degan goobaha xaniban ee aan diwaangelinta laga qaban ee Waqooyiga Hargaysa, aanay suuragal ahayn wakhtigan in dadkaasi la diwaangeliyo. Kulankan xubnaha Salaadiinta iyo Madaxwayne Riyaale oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada, [...]Wednesday, January 28th, 2009 Comments Off
Ceerigaabo (Somaliland.org) – Cuqaasha iyo waxgaradka beel ka mid ah beelaha Bariga Gobolka Sanaag oo maanta kulan ballaadhan ku yeeshay magaalada Ceerigaabo ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in faro-gelin ay ku hayso nidaamka dhaqan ee beeshooda, kadib markii sida ay sheegeen xukuumaddu ay wado in magaalada Hargaysa ay ka wadaan hawl ay Suldaan ugu cumaamadayaan [...]Wednesday, January 28th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimo awdiinka waawayn ee dalka ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, kadib markii uu hawl caafimaad muddo bil iyo badh ah ugu maqnaa dalka Maleesiya. Sheekh Aadan Siiro oo si wayn loogu soo dhaweeyay Caasimadda Hargaysa ayaa qolka nasashada ee garoonka [...]Wednesday, January 28th, 2009 Comments Off

UCID
Hargeysa (Somaliland.org) – Shirkii Golaha dhexe ee xisbiga siyaasiga ah ee UCID oo maanta ka furmay Hoteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa, ayaa lagu doortay musharaxa Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa.
Wednesday, January 28th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Ogaal)- Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha labaad ee xisbiga talada haya ee UDUB, ayaa ku dhawaaqay waqtiga uu qabsoomi doono Shirweynaha xisbigoodu. Afhayeenka Guddiga Qabanqaabada Shirka UDUB Rashiid Xaaji Cabdillaahi Guulleed oo shalay Shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbigaasi ku leeyahay Hargeysa, waxa uu sheegay in Shirweynahooda oo haatan muddo dhowr sannadood ah muddo [...]Wednesday, January 28th, 2009 Comments Off
Wednesday, January 28th, 2009 Comments Off
Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil ayaa war uu saxaafadda soo gaadhsiiyay daboolka kaga qaaday in shirkaddu ka heshay dalka Jabuuti ruqsad Bangi Islaami ah, isla markaana ay dadweynaha siin doonto adeegyo isugu jira xisaab furasho iyo kaydinta lacagaha iyo waxyaabaha kale ee qaaliga ah ...