Archive for November, 2008
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Cabdilahi Yusuf ayaa siyaasadan cusub ee Somalia ku macneeyey mid uu dhabanada gacanta ku hayo,wuxuuna aad uga shakisan yahay inay noqonayso tani tii ka tuureeysa saaxada siyaasadda.
Cahdigii Jabuuti ay ku gaadheen Nuur Cade iyo Shariifyadu ayaa waji cusub oo siyasadeed u furay Somalida badi waxaana muuqata isbedelo huwan yididiilo .
Cabdilahi Yuusuf ayaa lagu eedeeyey inuu yahay mushkilada Somalia ,iyo inuu wax wayn ka qaban waayey sidii [...]
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
“Waxa Soo Baxay Dareen Ah in Wasiirka iyo Ganacsatadu Iska Waraystaan Sidii Loo Xalin Lahaa Arrinta Macaashal-macaashka”…Gudd. Rugta Ganacsiga
Hargeysa (Ogaal)- Guddiga Wasiirada ah ee xukuumaddu u xilsaartay dakhli-kordhinta, ayaa shalay kulan la yeeshay qaar ka mid ah ganacsatada dalka.
Kulanka oo ay albaabadu u xidhnaayeen oo uu guddoominayay Wasiirka Maaliyadda ee Somaliland Xusseen Cali Ducaale (Cawil), [...]
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka tirsan Baarlamaanka Kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya, ahna siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, ayaa Somaliland ugu baaqay inay gacan ka geysato dib-u-heshiisiinta dhinacyada isku haya siyaasadda Koonfurta Soomaaliya.
Prof Ismaaciil Buubaa oo u waramay Telefishanka Caalamiga ah ee ETN, waxa uu dawladda Somaliland ugu baaqay inay hormood [...]
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org) Guddoomiyaha Guddiga Farsamo ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ismaaciil Muuse Nuur, ahna xubin ka tirsan Komishanka doorashooyinka, ayaa sheegay in hay’adda Interpeace ee Deeqbixiyeyaasha Somaliland ka caawinaya diiwaangelinta doorashooyinku ay guddigooda u soo jeedisay inay keenaan xisaab-xidhkii lacagaha ay ilaa hadda kharash gareeyaan, haddii kalena ay dhaawacmayso wada-shaqayntoodu.
Ismaaciil Muuse Nuur oo xalay Ogaal Khadka [...]
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Hargeysa(Somaliland.Org) M/weynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa jawaab ka duwan baadhitaanadii uu dhowaan soo saaray Wasiirka Daakhiliga C/laahi Cirro ka bixiyay qaraxyadii 29-kii bishii hore ee Oktoobar laga beegsaday dhawr goobood oo ku yaala caasimada Hargeysa.
M/weyne Riyaale wuxuu sidaa ku sheegay shirjaraa’id oo uu maanta markii u horeysay kaga hadlay baadhitaanadii ka soo baxay qaraxyadii [...]
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Roge waa buuggii saddexaad ee taxanaha cirsankayeedh, waa buuggii labaad ee Cabdillaahi Cawed Cige. Marka aad dhawrka bog ee hore ee sheekadan 416ka bog ka kooban akhridid waxaa iskugu kaa tagaya wiswis, baqdin iyo argagax. Waxaad is odhanaysaa “belo kugu dhici wayday! war qoraagu qalbi adagaa.”
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Ogaal)- Hogaamiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID, ayaa shalay kulan la yeeshay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin.
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo xalay Wargeyska Ogaal wax ka waydiiyay waxyaabihii ay kaga wada hadleen kulankaas, waxa uu sheegay in Madaxweynuhu la socod siiyay halka ay marayso baadhista qaraxyadii 29 Oct lala beegsaday [...]
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Osman Omar Dool
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Abdulaziz M. Al-Somali
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Hamud Duale
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Xafladaa oo Amino-Weris uga warantay dadkii halkaa isugu yimid xaalada maanta dalku marayo, waxaa hadalkii ay halkaa ka tidhi ahaa mid dhinacyo badan taabanayay.
Sunday, November 30th, 2008 Comments Off
Maayarka ayaa waxa kale oo uu xusay in qurba jooga reer Somaliland oo dhan looga baahn yaahan yahay in ay ka qayb qaataan dib u dhiska wadooyinka Awdal iyo Salal oo uu xusay in ay yihiin meel u baahan wax ka qabaho waxana uu yidhi ”
Saturday, November 29th, 2008 Comments Off
Hargeysa(Somaliland.Org) Gudoomiyayaasha sadexda xisbi qaran ee UCID,KULMIYE iyo UDUB ayaa maanta yeeshay kulan ay kaga wada hadlayeen sidii loo meel marin lahaa heshiis ay sadexda xisbi hore ugu kala saxeexdeen arimo la xidhiidha hawlaha doorashooyinka iyo sidii loo wada samayn lahaa gudi dhex ah oo la socota sidii aanay xukuumada iyo xisbul-xaakimkeeda UDUB aanay ugu [...]
Saturday, November 29th, 2008 Comments Off
Hargeysa(Somaliland.Org) Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Ismaaciil Cirro ayaa maanta ka baaqsaday inuu hor yimaado kulan ku xog wareysan lahaayeen mudanayaasha golaha wakiilada.
Inkasta oo aanu wasiirka daakhiligu Mr,C/laahi Ciro sheegin sababta uu uga baaqday kulanka uu ku hor imaan lahaa mudanayaasha golaha wakiilada oo lagu waday inay mudanayaashu kaga xog wareystaan xaalada dalka ayaa hadaba waxa [...]
Saturday, November 29th, 2008 Comments Off
Hargeysa(Somaliland.Org) Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland KULMIYE iyo UCID ayaa soo dhaweeyay natiijada hordhaca ah ee xukuumadu ka soo saartay baadhista cidii ka danbeysay qaraxyadii sadexanka ahaa ee 29-kii October laga fuliyay magaalada Hargeysa.
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng; Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo [...]
Saturday, November 29th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Ogaal) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland KULMIYE iyo UCID ayaa soo dhaweeyay natiijada hordhaca ah ee xukuumadu ka soo saartay baadhista cidii ka danbeysay qaraxyadii sadexanka ahaa ee 29-kii October laga fuliyay magaalada Hargeysa.
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng; Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Xisbiga KULMIYE Muuse [...]
Saturday, November 29th, 2008 Comments Off
The co-ordinated suicide bomb attacks in Somaliland's capital Hargeisa two weeks ago shattered more than a decade of stability. Yet the despite the continuing threat hanging over this former British protectorate, the British government will not act to properly protect the fledgling democracy.
The Guardian
Saturday, November 29th, 2008 Comments Off
Wasiirka Difaaca ee dalka Itoobiya ayaa warqad uu u qoray xoghayaha Qaramada Midoobay Ban Ki-moon, waxa uu u sheegay in ciidamadiisu ay ka bixi doonaan Soomaaliya. Af-hayeen u hadlay Wasiirka Difaaca Itoobiya ayaa yidhi "hawshii nalooga baahnaa waan gudanay hase yeeshee caalamku tiisii kamuu soo bixin" isaga oo u jeeda ciidamadii nabad-ilaalinta ee caalamka ay ka filayeen. "Waxaan uga bixi doonaa qaab aan aad uga baaraandegnay" ayuu ku daray.
Saturday, November 29th, 2008 Comments Off
http://Somaliland.org/blog/2008/11/bogga-akhristaha/
Friday, November 28th, 2008 Comments Off

Dad badan oo arrimaha Somaliland daneeya aadna wax uga qora marxaladaha dalku marayo ayaa waxa ku adag inay wax ku soo daabacaan websiteyada af-ka Soomaaliga ku qoran waxana khasab ku ah inay marka hore email ku soo diraan qoraalkooda, kadibna qofka website maamulaa uu furo oo uu isagu soo geliyo ama, sida caadada noqotay inaanuu ...
Thursday, November 27th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Axmed Maxamed (Jawhari) oo ahaa Musharaxii ku dhawaaqay inuu u tartamayo Jagada M/weyne ku xigeenka Xisbiga UDUB dhexdiisa ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeya y madaarka diyaaradaha ee Caasimadda Hargeysa.
Mr. Axmed Jawhari oo ka soo kicitimay dalka Ingiriiska, ayaa soo dhaweyntiisa waxa ka qaybqaatay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UDUB iyo dadweyne badan, [...]
Thursday, November 27th, 2008 Comments Off
“waxaan ahay nin wayn ee Ina Rayaale oo Somaliland haysta inaan dhinto dooni mayo”….Wasiirkii Hore Ee Reer Miyiga Fu’aad Aadan Cade
Hargeysa(Somaliland.Org) Wasiirkii hore ee Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Fu’aad Aadan Cadde ayaa maanta ku biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE.
Munaasibad loo qabtay ku-biiritaanka Fu’aad ee Xisbiga KULMIYE oo ka dhacday Xarunta dhexe ee [...]
Thursday, November 27th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org) Wasiirka daakhiliga C/llaahi Ismaaciil Ciro ayaa sheegay in qaraxyadii 29-kii bishii hore ka dhacay gobo ku yaala caasimada Hargeysa inay ka dambeeyeen ururka Al-shabaab,ka dib markii uu maanta shirjaraa;id oo uu xafiiskiisa ku dhawaaqay natiijadii ka soo baxday baadhista weeraradii ismiidaaminta ahaa ee 29-kii October 2008 lala beegsaday Madaxtooyada, Xafiiska Safaaradda Itoobiya ku [...]
Thursday, November 27th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) Dad ka tirsan qoyska madaxtooyada Somaliland ayaa dil ugu hanjebey wiil dhallinyaro ah qoraana ah oo magaciisa la yidhaahdo Cabdillaahi Axmed Caarshe dhowaan ayuu warbaahinta qaar ka mid ku soo bandhigay feker ah in uu qori doono buug ku saabsan waxqabkii madaxweyne Daahir Rayaale.
Dadkan u soo hanjebey ayaa waxay fariimo badan ugu [...]
Thursday, November 27th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in weeraradii Argagixiso ee 29 Oct lala beegsaday goobo muhiim ah oo ku yaala magaalada Hargeysa ay fuliyeen dad u dhashay Somaliland, isla markaana aanu u nisbayn karin kuwo dibadda laga soo maleegay. Waxaanu tilmaamay in loo baahan yahay sidii loo samayn lahaa Shuruuc la [...]