Baaq Hanbalyo ah oo ka soo baxay dhamaan tageerayaasha iyo Xubnaha Kulmiye Norway
Baaq Hanbalyo ah oo ka soo baxay dhamaan tageerayaasha iyo Xubnaha Kulmiye Norway
Anaga oo ku hadlaan dhamaan magaca taageerayaasha iyo xubnaha Kulmiye Norway, waxaanu baaq Hanbalyo ah u soo diranaa :
Guddida Dhexdhexaadinta Xisbiga KULMIYE, Gudidaad oo si fiican uga soo baxday hawshii loo diray, Gudidaas oo uu hogaaminayay, Mr. Mohamed Xaashi Dhamac, Gaariye.
Hogaanka Xisbiga oo aqbalay wixii ay soo jeediyeen Gudida dhexdhexaadinta, 50 xubnood ee Mr. Ahmed Cadami hogaamiyaanay ee iyagu aqbalay go,aankii Gudida dhexdhexaadinta.
Tallo ayaan u soo jeedinayaa, Xubnaha culus ee aan wali aqbalin go,aan gudida dhexdhexaadinta in ay aqbalaan go,aan gudida soo saartay, oo Hawsha culus ee Xisbiga u taala ay ka shaqeeyaan.
Salaan ka timid Gudida Kulmiye Norway
Sulub Warsame, Gudoomiye Kulmiye Norway
Ali Dheer, Xoghaye
Hussein Hassan
Hassan Ali
Maryan M. Ali




TACSI »
Baroor Diiq Iyo Dhambaalo Tacsiiyadeed: Marxuum Yuusuf Tuke Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday