Friday, October 31st, 2008 Comments Off
Thursday, October 30th, 2008 Comments Off
2008-10-30-00.mp3Thursday, October 30th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Ogaal)- Siday tibaaxeen Wararkii ugu dambeeyay ee xalay laga soo xigtay hawl-wadeenada Caafimaadka, ilaa 21-qof ayaa ku geeriyooday Qaraxyadii xidhiidhka ahaa ee lala beegsaday Xafiiska UNDP, Safaaradda Itoobiya iyo Xarunta Madaxtooyada Somaliland. Isla markaana waxa la sheegay in soddomeeyo kale ay gaadheen dhaawacyo kala duwani, kuwaas oo qaarkood isla shalayba loo duuliyay dalka Jabuuti. [...]Thursday, October 30th, 2008 Comments Off
Ahmed Mohamoud ElmiThursday, October 30th, 2008 Comments Off
The Hague, 29 October 2008 I take this opportunity to convey my condolences and sympathies to the victims and their family members whom have been affected by today’s terrorist attacks in Somaliland and Puntland. I strongly condemn today’s terrorist attack against national and international institutions and appeal for unity and calm in Somaliland and Puntland [...]Thursday, October 30th, 2008 Comments Off
Dhamaan tageerayaasha xisbiga kulmiye ee qurbajooga ah khasatan qurbajooga Carigga Ingriiska siiba gudida fulinta, gudida laamaha iyo tageerayaasha guud waxay cambaraynayaan weerarkii qaraxyada argagixisada tacsina u dirayaan dhamaan eheladdii dadkii ku geeriyooday weerarka qaraxyadda ee lala beeg saday meelaha kala ah:Qasrigga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland ,Xafiis ganacsiyeedka dalka itoobiya iyo xafiiska hay‘ada UNDP ee [...]Thursday, October 30th, 2008 Comments Off
UJEEDO: BAYAAN. Haddanu nahay odaayasha,waxgaradka aqoonyahanka,siyaasiyiinta,culama’udiinka,dhalinyarada,degmada garadag waxaan halkan idinku soo gudbinayna bayaaankan oo ku saabsan,sida aad wada ogtihiinwaxa dhawaan geeriyooday suldaankii beelaha barre adaraxmaan suldaan Maxamed cabdi cali Alle ha unaxariiste,hadaba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay cadaynayaan in aanu jirin suldaan la dooratay oo beeshu ogtahay,iyado xiliga la dooranayo suldaanka cusub ee [...]Thursday, October 30th, 2008 Comments Off
Taariikhdu markay ahayd 18/10/08 waxaa ka dhacay galbeedka magaalada london shir ay isugu yimaadeer qaar ka mid ah qurba jooga deggan wadankan ingiriiska shirkaas oo ay qaban qaabadiisa lahaayeen dhalinyaradii waayadii hore u ciyaari jiray gobolka Togdheer, waxaa kale oo iyaguna kala qaybqaatay laba fanan oo kala ahaa Cabdi Jamac (Qaboojiya) CabdiQani Omar Geedi iyo [...]Wednesday, October 29th, 2008 Comments Off
Iyada oo aan weli warar rasmi ah laga hayn magacyada dadka ku geeriyooday qaraxii argaggixiso ee shalay lala beegsaday goobo muhiim ah oo Somaliland ah, ilaa iyo imika inta la ogyahay waxa tirada dhaawaca iyo dhimashada iskudarkoodu gaadhayaa uga yaraan 47 qof. Lama hayo weli tirada dadka weerarka soo qaaday ee ismiidaamiska ahaa. Wednesday, October 29th, 2008 Comments Off
2008-10-29-00.mp3Wednesday, October 29th, 2008 Comments Off
Wednesday, October 29th, 2008 Comments Off
At least 21 people have been killed in a wave of coordinated car-bombings after three large explosions rocked the capital of Somalia's self-declared republic of Somaliland, HargeisaThe presidential palace, Ethiopian embassy and UN offices were targeted in the coordinated car bomb attacks.Wednesday, October 29th, 2008 Comments Off
Waxa Saaka abaara tobankii (10) subaxnimo ee wakhtiga Hargeysa qarax weyn lala beegsaday aqalka madaxtooyadda Somaliland, safaaradda Ethiopia ee Somaliland iyo xafiiska hayadda UNDP. Sida wararku nagu soo gaadhayaan waxa ku dhintay qaraxyadaas kala duwan ilaa 20 qof halka ilaa 40 qofna ku dhaawacmeen. Dadka dhintay sida warar kala duwan cadaynayan waxa ka mid ah [...]Tuesday, October 28th, 2008 Comments Off
Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar oo uu waramay Somaliland.Org ka hor intii aanu dhoofin ayaa yidhi “xisbiga KULMIYE wuxuu ku shaqaynayaa siyaasad dibadeed oo kobcinaysa xidhiidhka Soomaliland la leedahay caalamkaTuesday, October 28th, 2008 Comments Off
C/laahi Axmed CaarsheTuesday, October 28th, 2008 Comments Off
Cabdale Farah SigadTuesday, October 28th, 2008 Comments Off
Waraysi lala yeeshay Sheekh Xukuumadu waaran u goysay oo laga baadhayo buuraha waqooyi “Ina Rayaalaanu is-haysanaa…Afrikaankuna wuxuu u tumaa maalinba ninka taajka gashan” Hargeysa (Ogaal)- Sheekh Maxamuud Sheekh Muxumed Raagge oo ka mid ah culimada aad looga yaqaano Gobollada Hargeysa iyo Gebiley oo ka mid ah hormuudka dad ka biyo-diidsan in degaamo ka tirsan [...]Tuesday, October 28th, 2008 Comments Off
Sidoo kale waxa la waydiiyay su’aal u dhignayd, maadaama waxa laysku haystaa xad goboleed tahay, ma la odhan karaa Xeerka kala xadaynta Gobollada ee aan hirgelin ayaa sabab u ah? Waxa uu ku jawaabay, “Waa la soo saari doonaa (Xeerka kala xadaynta Gobollada), wax waynu dhammaysanay oo waynu soo soconay, umad wax kala qaadata ayaynu ahayn, laakiin wixii dhiman marka ay Doorashadani dhammaato, oo ayaynu qodob walba farta saari doonaa.. Imikase wixii cannaan ah Golayowga ayaa leh, anaguna wax badan-na la qabay, waxna waa dhiman yihiin. Waxaa dhiman waanu ku soo soconaa oo wax aanu daynayno maahaTuesday, October 28th, 2008 Comments Off
Guddoomyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Md. Maxamed Ismaaciil Maxamed (Kabaweyne) Hargeysa (Jam)- Guddoomyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Md. Maxamed Ismaaciil Maxamed (Kabaweyne) ayaa shaaca ka qaaday in Komishan ahaan aanay khusayn, isla markaana arrin u taal ahayn deegaannada iyo goobaha la isku haysto ee muranku ka taagan yahay, balse ay shaqoodu tahay sidii ay diiwaangelin uga [...]Monday, October 27th, 2008 Comments Off
2008-10-27-00.mp3Monday, October 27th, 2008 Comments Off
Codsigaa aanu ula tagnay Madaxweynuhu wuu naga diiday, waxaana muuqatay meeqaamka beesha Sacad Muuse oo uu ka kacay Salaadiinta isaga oo wax tixgelin ah siinin, waxaanu amar nagu siiyey in 7 goobood ee waqooyiga Gabiley dhamaantood loo dhigayo gobolka Awdal , lixda goobood ee waqooyiga Hargeysa-na uu laalay, intaa dabadeed waxaanu ka codsanay in dhamaantood wada laalo oo uu...Monday, October 27th, 2008 Comments Off
Yussuf Hassan (Yucuboole)Sunday, October 26th, 2008 Comments Off
Xukuumada Sudan ayaa hore ugu eedaysay Israil in ay hubeyneyso,isla markaana tababrayso Mucaaradka Koonfurta iyo kuwa Daarfuur ee dalka Sudan.Sunday, October 26th, 2008 Comments Off
Sida warku sheegay waxay dadkaasi weerarka ay ku qaadeen goobahaa Diiwaangelinta loo asteeyay ku sababeeyeen in aanay ka tirsanayn gobolka Awdal. Taas bedelkeeda waxay sheegeen in deegaan ahaan ay hoos tagaan Gabiley, isla markaana aanay ogolayn in deegaankooda gobol kale la raaciyo.Sunday, October 26th, 2008 Comments Off
Cali Cumar Xasan