Thursday, September 25th, 2008 Comments Off
“Kuma qanacsanin go’aamada iyo soo jeedimaha Guddidu soo saartay” Cabdiraxmaan aw Cali Faarax Hargeysa (Ogaal)- Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo horjooge u ah dhinac ka mid ah khilaafka xisbiga KULMIYE ayaa xalay shaaca ka qaaday in aanay dhinacoodu ku qanacsanayn go’aamada ay Xeerbeegtida khilaafka KULMIYE soo saartay. Islar markaana wuxuu hadalkaas ka sheegay kulan ka [...]Thursday, September 25th, 2008 Comments Off
Ibrahim S. Yusuf-BulayThursday, September 25th, 2008 25 Comments »
Hargeysa (Somaliland.org) – Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo xubno dhawr ah oo ka tirsan kooxdiisa ayaa deedafeeyey go’aanka iyo talooyinka guddida Xeer-beegtida ahi ka soo saareen khilaafkii ka dhashay shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee lagu qabtay magaalada Burco, iyaga oo sheegay in aanay ku qanacsanayn go’aankaas, halka hoggaanka xisbiga KULMIYE uu aqbalay go’aamada guddida.
Thursday, September 25th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Guddida Dhexdhexaadinta khilaafka xisbiga KULMIYE ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay go’aamo iyo talooyin ay ka gaadheen arrinta, isla markaana ay doonayaan inay ku soo afjaraan khilaafkaas. Go’aamada guddidu ka gaadhey khilaafka oo qoraal ah waxay guddidu ugu dhiibeen labada dhinac kulan gunaanad ah oo ay caawa ugu qabteen Hotelka Ambassador. [...]Thursday, September 25th, 2008 Comments Off
“Guddidu Ma waxay go’aamiyeen in Golaha Dhexe ee KULMIYE mar kale shiro, Mise …?” Hargeysa (Ogaal) – Guddida Dhexdhexaadinta khilaafka xisbiga KULMIYE ee ka dhashay Shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga ee lagu qabtay magaalada Burco ayaa lagu wadaa inay caawa si rasmi ah ugaga dhawaaqaan go’aankooda kama dambaysta ah ee xallinta khilaafka madal ay [...]Wednesday, September 24th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Guddida Dhexdhexaadinta khilaafka xisbiga KULMIYE ee ka dhashay Shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga ee lagu qabtay magaalada Burco ayaa lagu wadaa habeen dambe inay si rasmi ah ugu dhawaaqi doonaan go’aamada ay gaadheen ee ay ku dhexdhexaadinayaan Hoggaanka xisbiga iyo kooxda labadii musharrax ee ka cadhoodhay Shirkii Golaha Dhexe. Guddidan oo muddo [...]Wednesday, September 24th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Boqollaal dhallinyaro arday ah ayaa saaka is hortubay xarunta Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hotelka Imperial oo isaga loo qorsheeyey in lagu qabto imtixaan lagu kala xulayo boqollaal dhallinyaro ah oo Komishanka Doorashooyinku u qaadanayo hawsha diiwaangelinta Codbixiyayaasha. Waxaana ka dhashay halkaas shaqaaqo iyo dhagaxtuur ay dhawr qof ku dhaawacmeen. Isu soo baxa [...]Tuesday, September 23rd, 2008 Comments Off
Osman Omar DoolTuesday, September 23rd, 2008 Comments Off
Ibraahin Yuusuf Axmed "Hawd"Tuesday, September 23rd, 2008 Comments Off
Mohamed OmarMonday, September 22nd, 2008 Comments Off
“Shaqaalaha Shirkaddaha iyo kuwa hay’addahaba Mushaharkooda Cashuur baa laga jarayaa” Hargeysa (Ogaal)- Wasiirka Duulista Hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo xubin ka ah guddi Wasiiro ah oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanaa sidii kor loogu qaadi lahaa dakhliga khasnadda dawladda oo is dhintay, ayaa sheegay in Shirkaddaha gaarka loo leeyahay ay isla [...]Monday, September 22nd, 2008 Comments Off
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Faadumo Xasan C/laahi, oo maanta 22.09.2008 ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa. Guddoomiyuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa, inuu janadii Fardawsa marxuumada ka waraabiyo, Samir iyo iimaana eheladeeda [...]Monday, September 22nd, 2008 Comments Off
GUDDOOMIYE-XIGEENKA 1AAD EE GOLAHA WAKIILADDA OO OSLO KULA YEESHAY SHIR XOG WARAN AH XUBNAHA XISBIGA KULMIYE EE DALKA NORWAY Oslo(Ramaas) Sept22. 2008 - Guddoomiye-xigeenka 1aad ee golaha wakiiladda Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa shalay galab kulan si heer sare ah loo agaasimay kula yeeshay Magaalada Oslo xubnaha Xisbiga Kulmiye ee Dalka Norway. Mudane Cabdicasiis waxa [...]Monday, September 22nd, 2008 Comments Off
The Somaliland delegation highlighted the fear of Somaliland drifting towards Eritrea if the KULMIYE opposition party wins the presidential election scheduled to take place mid next year. The Somaliland delegation also tabled a number of evidences accusing Puntland of providing sanctuary to ONLF and Oromo dissident groups.Monday, September 22nd, 2008 Comments Off
Burco (Somaliland.org) – Madaxweynaha xukuumadda ku-meel-gaadhka ah ee Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin oo hadda socdaal ku jooga magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa la sheegay inuu toos u degi doono magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer marka uu dalka ku soo laabto. Warar laga helay ilo ku dhowdhow masuuliyiinta xukuumadda ee Gobolka Togdheer ayaa [...]Monday, September 22nd, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Wadahadaladii turxaanbixinta xisbiga KULMIYE ayaa la sheegay in la soo gebagebeeyey, waxaana la filayaa in guddida dhexdhexaadintu ay si rasmi ah ugu dhawaaqaan qodobada go’aamo ay doonayaan in lagu soo afjaro khilaafka labada maalmood ee soo socda. Guddida dhexdhexaadinta oo ka kooban 8 xubnood oo uu hoggaaminayo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye), [...]Sunday, September 21st, 2008 Comments Off
Waftiga Madaxweyne Rayaale oo ka degay waddanka Ingiriiska London (Ogaal) -Madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay fiidkii ka degay magaalada London ee xarunta boqortooyda dalka Britain, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Rayaale iyo waftigiisa oo todobaadkii ugu danbeeyay-ba socdaal ku marayay wadamada Faransiiska iyo Jarmalka sida [...]Sunday, September 21st, 2008 Comments Off
Khadar Aw Axmed CamirSunday, September 21st, 2008 Comments Off
Foosi Saleban Aw-BindheSunday, September 21st, 2008 Comments Off
Booqashada Riyaale ee Faransiiska oo qaadatay muddo saddex maalmood ah, kadib, mudane Riyaale iyo weftigiisu waxay halkaa uga sii ambabaxeen Dalka Jarmalka, Arbacadii, 17 September.Sunday, September 21st, 2008 Comments Off
Ummadaha dunidu mar way gefaan, way khaldamaan, xaqiiqadana si kama’ ah way u gees maraan; mar labaad se lagama yaabo. Tibaax Soomaaliyeed oo cuddoon ayay si cufan u meel mariyaan; Mar I dage Alle ha dago, mar labaad I dage se, anays dagay. Dhibtii shalay ay furdaamiyeen inay maanta iyada oo mutaxan ku soo noqoto ayay ka taxaddaraan.Sunday, September 21st, 2008 Comments Off
Mr. Ahmedou Ould-Abdallah waxa uu xusay in Budhcad-Badeeddu ay kor u sii qaadayso Sicir-bararka ka jira Somalia, isla markaana ay sahayan karaan nabadgelyada Dalalka deriska la ah Somalia, sida Itoobiya iyo Yemen. Isaga oo ballan-qaaday inuu arrrintan hor dhigi doono Shirka ka socda Jabuuti iyo sidoo kale Qaramada Midoobay.Saturday, September 20th, 2008 Comments Off
C/casiis Xirsi Cumar