Garnaqsoo Wax Ii Sheeg Gefna Waa Halkiisee
GARNAQSOO WAX II SHEEG GEFNA WAA HALKIISEE
Asalama calykum waraxmatulaahi wabaraakaatu waxan salaanta kor ku xusan u diryaa dhaan muslimiintu meel kasta oo aay joogaa marlbaadan waxaan leehya (RAMADAAN KARIIM) aniga oo salaan gaara ah u soo diray dhaamaan umada reer SOMALILAND meelkasata oo ay joogaanba salaantaas ka dib waxaa uu maqalykagani jawaab u yahyhye maqaalaan kii ku qornaa maanata oo ay bishu ayd 14:9:2005 oo ciwaankiisuna uu ahaa Xirsiyoow waa gef iyo meel ka dhac. hadii aan dulucdeyda u dhaadhaco horta mafiican inuu qofka bin aad miga ahi is yidhaahdo wax ka hadl isaga oo aan u fiirsan wax uu odhanaayo ee horta waa inuu ogaadaa wax oo qoreyo inya la mid athye isg oo dad la hadleya oo la dheysanyo mararka qaarkood waxaa dhac inuu qof kuu sheekaynaya oo aanad sheekadiisa dhegsan sidaas oo kale ayaan wax yaabah la qoran qaarkood loo akhrisan hadab waxaan kuu sheegaa adiga oo rali ah GARNMAQSO OO WAX II SHEEG GEFNA WAA HALKIISA hubsiino halbaa la siistaaey iska hubso waxaad ka hadlyso madax iyo mijano hadlkaagag u yeel
halka aad Xiris cali xaaji xasna ka leedahye masuul ayaad af lagaadeysey miyaanu Xirsi iyo maxamed kaahin iyo siilaayo aan ahyn Masuuliyiin masauul ka anigu waxaan u aqaanaa nin ka og iney umad soo dooreytey ee masuul uma aqaani nin wuxuu doono ku hadla
waxaan kuu sheegayaa miyaad iloowedey markuu nin ka dhan ee wasiirka ah ee xilka loo igmedey uu lahaa Xirsi waa al Qaaciido ee uu idaacadha aduunka daafihiisa lag dhegto uu waxaas kagaag hadlaayey
miyaad iloowdey markuu wasiirka maaliyadu uu lahaa Siilayo wax uu ka soo jeedaa yuhuud
miyaad iloowdey odeyaga wey 90 jirka ahi markuu lahaa Reer ayaa gursi u waashey
aniga oo aan hadlka ku sii talax tegynin Xirsi cali waa dhiban oo isaga oo aan wax denbiya gelin ayuu
50 maalmood uu jeel ku xidhnaa kidiba isaga oo aan wax maxkamd ah la geyn ayaa la sii daayey hadii uu denbiil yahye maxaa maxkamad loo soo taagi waayey ee loo sii daayey weliba markaasuu isagii taageyn ayhye sharcigaan kagaag sad qaadey nin kii idaacadh ka lahaa waa AL QAACIDO
Su aasha meesha taalaan wax weeyey wasiir ku sheegu hadlkii uu idaacad BBC ka yidhi Xirsi oo qudha wax muul yeelineee umada reer Somaliland ayuu deni ka galey waan denbiile qaran
goor ay noqtan maxkamd waa la soo taagi
wabilaahi towfii
Somaliland ha noolato
mcolow@hotmail.com




TACSI »
Baroor Diiq Iyo Dhambaalo Tacsiiyadeed: Marxuum Yuusuf Tuke Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday