OPINION

Kulmiye Waa Aqoontiii iyo Aqoonyahan kii Somaliland,Geesigii Iyo Geesiyiiintii Somaliland,Mustaqbalkii Shacabka somaliland

Waxaan halkan hanbalyada bisha barakaysan  ee Ramadaan  uga gudbinayaa dhamaanba umada islaamka ah, gaar ahaana Shacabi waynaha somaliland gudo iyo debedba dhamantiinba Ramadaan Mubaarak Kuli caam antum bikhayr  ILAHAY waxaaynu ka baryaynaa in uu inoogu danbi dhaafo bisha  barakaysan ee ramadaan,Sanadkaa  sanadkiisana ku gaadhano barwaaqo Caafimaad iyo Citiraaf Dalkeenu helo.
 
Sida aynu lawada Socono waxaa wiigii la soo dhaafay magaalada Burco ee xarunta goboka togdheer ka dhacay shirkii golaha dhexe ee  xubiga  kulmiye iyada oo ay jireen musharixiin u tartarmayey  in ay  isu taagaan jagada madawayne ku xigeenka ayaa hadana waxaan suuro gelin in ay kuwada  qancaan najiidadii ka soo baxday doorashadii  dhacday,  Arintaas oo   ah mid iska  dabeeci ah oo had iyo goorba dhacda ama bulshada afka soomaaliga ku hadasha ka dhexjirta waxaana la yidhi gari laba nin kama wada qosliso,
 
hadaba  hadii aad  eegto  labadii doorasho ee xusbigu soo maray ayaa waxaa la odhan karaa waxay ahaayeen kuwo  loogu  tartamay si xor ah oo xalaal ah, Hadii doorashada  cidi ku qanciwaydo taas macnaheedu maha in aan doorashadii iyo xubigii toona guulaysan xusbigiina  uu burburay, Dadka qaar  ayaa  hadii kulmiye is  qabto u haysta in  xubigii bur buray oo  aanu dib u soo Kabanayn, Sidaa maha arintu   runtii waa arin iska normal ah dunida asxaabta ka jirtaaba wana is qabtaan waana heshiiyaan amaba bini’adamka oo dhan ayaa  is qabta,
 
Waxaa muuqata oo iftiintay intii  khilaafkaas xusbiga dhexdiisa ahi soo baxay in dad badani ku farxeen qaar kalena ka xumaadeen arintaa,Hadaba waxay tahay Suaasha is waydiinta lihi Yaaku farxay yaase ka xumaaday?
 
Qofkasta oo Damiir somalilandnimo ku jiro  amaba og in xusbiga Kulmiye yahay  Aqoontii iyo Aqoonyahankii  Geesigii iyo geesiyiintii, Waxgaradkii iyo Waayeelkii, Muwaadinkii Iyo Muwaadiniintii, Mustaqbalkii iyo future kii umada Umada Somaliland, Xusbiga keliya ee maanta Somaliland aynu garanayno samayn kara,Xsbiga keliya ee maanta ka saari kara Hoga Kooxdan dilaaliilnta ahi ku sii ridayaan Somaliland, Xusbiga keliya ee Maanta u maqan  shacabka somaliland mid debed jooga iyo  gudo jooga ilaa soo maqanaha aan dhalan, xusbiga keliya ee Cadawna inaga celin kara Citiraafna keeni kara, 
Muwaadinkasta somalilander ah arintaas  khilaafku waxay ku noqotay Fajac iyo Falaadh Maadaama  Xusbigu yahay Rajadii Somalilanderka ee la sugayey.
Geela marka la  waraabinayo waxaa  loogu heesaa,Nina dhuunuu kuugu dhaadhacay Nina dhalashuuu kuugu Dhabar jabay.
Taas macnaheedu waxay tahay Nina waa nin  lacag  la siin doono oo Xoogiisa  Ganacsanaya nina waa nin Geela  lexejeclo ka hayso,Kulmiyena waa  Xusbiga keliya ee Somaliland iyo shacabkaba u shaqayn kara laakiin aan lacag ka doonayn,
 
Waxaa ku Farxay inta UDUB kow ka tahay ee aan Somaliland iyo shacab keeda toona  dani ka wayn laakiin dani ka hayso shilimada jeebkooda ku dhacaya ee u soo shaqo tegay…
 
Geba Gebo Maanta aniga iyo  inta  jecel Somaliland ba waxaanu kulmiye ugu baaqaynaa in  ay gaadhaan Xal deg deg ah ilahayna haydin waafajiyo is afgarad iyo isu tanaasul
 
 
Cali Kayse Kabadhe
Holland


TOP

219 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008
visit Horyaal.netHoryaal Khamiis 20 November 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

The Somali-speaking PEN and others must apologize toYusuf Shaacir

Yusuf Dirir

QARAXYADII HARGAYSA 29 OCT, WER-WERKA QURBAHA ,AMUSNAANTA XUKUMADA,
Muniir

Muniir Ahmed Cigaal

KULMIYE iyo Cardiff: KULMIYE Ma Keeni Karaa Is Badal..?

Abdiqani Ateyeh

Halkii La Rabay Ayey Gaadhay Ee Yaanay Dawladu Baqan

Mohamed Sugule

Miyey ku adag tahay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay u sameyaan dadka naafada ah hab ay awoodi-karaan.

Adan Yuusuf Cilmi

Rayaale iyo Xukuumadiisu Ma Ku Cibro Qaadan Doonaan Dhacdadii 29 October ?

Mukhtaar Cabdiraxmaan Togane

Dibu habaynta iyo saxida Dumuqradiyada Somaliland

Omar A Yousuf,

Oo Way Ahaatay…….

Jaamac Gaabuush

Waxqabadka ururka Somaliland Nordic Relief (SNR) 2007-2008
sawir_khadar

Khadar Axmed Barkhad

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi)

Omar A/karim Hersi (Xaaxi)

Musharaxiinta jagada Raysalwasaaraha ee xisbiga KULMIYE soo wadaa waa kuwama maxaase lagu kale dooranayaa

Cali Cabdi Warsame

BBC Somali waxay lumisay Milgihii Saxaafadda

Abdirashed Ibrahim Abdirahman

Yaa Caawinaya Qoyskan wada Curyaanka ah?

13 Kii Sababood Ee Keenay Guusha Obama

Cabdiqani Maxamed Khayre

Do not harm the innocent for the sake of security

Abdale Farah Sigad

Cambaarayn iyo Tacsi

Somaliland Community of Metro Chicago

Condolences to the people of Somaliland

Saad I. Samatar, MA, MLIS

Yes we can!

Mahdi Gabose

To the victims of the recent terorrist attack in Sland
saluting_somaliland_flag
Somaliland Haw Midowdo Dagaalka Argagixisada

Jaama Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher - Cabdilqaadir iyo Khadra