Tuesday, September 30th, 2008 Comments Off
Jabuuti (Somaliland.org) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii u horreysey ku hambalyeeyey Somaliland nabadda iyo dowladnimada ay haysato muddada 17ka sannadood ah ee Soomaaliyadii ay ka midka ahayd burburka iyo colaadaha ay ku sii hoobanayso. Madaxweyne Geelle waxa uu ku soo qaaday Somaliland khudbad uu u jeediyey dadkiisa munaasibadda Ciiddul Fidriga maanta, [...]Tuesday, September 30th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Dood uu qabanqaabiyey xafiiska Mac-hadka IRI (International Republican Institute) ku leeyahay magaalada Hargeysa oo uu ku talagalay inuu isugu keeno saddexda xisbi Qaran iyo saxaafadda ayaa qabsoomi kari weydey labadii habeen ee Isniintii iyo Salaasadii, kadib markii Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB uu diidey inuu dooddaas kala qaybgalo xubno ka socda hoggaanka [...]Tuesday, September 30th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyayaasha Siyaasadda Somaliland ayaa dadweynaha magaalada Hargeysa saaka kala qaybgalay Tukashada Salaadda Ciiddul Fidriga oo lagu tukadey Masaajiddada waaweyn iyo garoonno kala duwan oo ku yaalla magaalada Hargeysa, halkaas oo ay madaxdu hadalo koobkooban oo duco iyo hambalyo ah uga jeediyeen dadweynaha. Madaxweynaha xilka sii haya, mudane Daahir Riyaale Kaahin oo ayaa [...]Monday, September 29th, 2008 10 Comments »

Hambalyooyinka Ciidda
Monday, September 29th, 2008 Comments Off
Haa, anigaa soo arkay oo Shaariqa wuxuu ka iibsaday guri laga furtay xafiisyo ay ka mid tahay hay’ad la yidhaahdo AMAL iyo hay’ad kale oo la yidhaahdo First lady charity foundation, waxaana hay’adda guddoomiye ka ah nin la yidhaahdo Cismaan Sheekh, oo Hargeysa jooga, waana hal guri oo Fiila ah, waxaana loo samaystay mashaariic Talyaaniga lacag lagaga qaato.”Monday, September 29th, 2008 Comments Off
Akhriste aniga oo ku labisan dharkii aan Berbera kaga baxay ayaan goostay inaan baxo laakiin qabowgii iyo socodkii badna ee buuraha dhaadheer ee u dhaxeeya Suuriya iyo Turkiga ayaa i xasuusiyey inaan durba soo galay nolol rafaad iyo silic badan aniga iyo shan wiil oo ila safar ahaa ilaa Berbera ayaa soo gaadhnay dalka Turkiga anaga oo aan maalmo badan cunto cunin roob aad iyo aad u badana uu nagu da’ay kaas oo badalay muuqayagii..Monday, September 29th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaanka Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE ayaa caawa la kulmay guddi uu hoggaaminayo Axmed X. Cali Cadami oo ka socota in ka badan 40 xubnood oo ka mid ahaa kooxdii ka baxday Shirkii Golaha Dhexe ee Burco, kuwaas oo caddeeyey dhowaan inay aqbaleen go’aankii guddida dhexdhexaadinta khilaafka xisbiga. Hoggaanka xisbiga KULMIYE [...]Monday, September 29th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa la xaqiijiyey in kala shaqaynayo Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya isku day uu maamulkaasi doonayo inuu carqaladeeyo sahaminta iyo baadhista Shidaalka Somaliland. Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada ee ka soo baxay gobolka Sool ayaa beryahan dambe si xidhiidh ah saxaafadda [...]Monday, September 29th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Ogaal) – Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa shalay galinkii dambe dalka ku soo laabtay, ka dib markii ay soo dhamaysteen safar ay ku soo mareen wadamo dhawr ah oo ka mid ah qaarada Yurub. Madaxweyneha oo ay Madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyeen Madaxweyne Ku-xigeenka, Golihiisa Wasiirada, Xildhibaanada labada Gole [...]Sunday, September 28th, 2008 Comments Off
Ibrahim H. Gagale.Sunday, September 28th, 2008 Comments Off
Maxamed Jaamac Cali (faroole).Sunday, September 28th, 2008 Comments Off
Hamud DualeSunday, September 28th, 2008 Comments Off
Qalinkii: Shueib A. YusufSunday, September 28th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyaha Xukuumadda KMG ah ee Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa sheegay in aanay qorshaha ugu jirin inuu ka dego magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer soo noqodkiisa, sida ay sheegeen warar aan rasmi ahayn oo soo baxay intii mudane Riyaale uu joogey dalka Ingiriiska. Waxa kale oo uu markii u horreysey [...]Sunday, September 28th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyaha xukuumadda KMG ka ah ee Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa galabta dalka ku soo laabtay, isaga oo ka soo kicitimay dalka Ingiriiska oo uu ku soo gebagebeeyey booqasho laba toddobaad ah oo u soo maray saddex dal oo Yurub ah. Waxana uu xaqiijiyey in dalxiiskiisaas Faransiiska iyo Ingiriisku uu la [...]Saturday, September 27th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Ogaal) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in aan Xisbiga Kulmiye u fadhiisan doonin khilaaf iyo cid ka hadha toona, Islamarkaana uu gudanayo waajibaadkiisa Xisbinimo oo la gaadhay wakhtigii Kulmiye isu diyaarin lahaa, abaabulka doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan horaanta 2009-ka. Gudoomiye [...]Saturday, September 27th, 2008 Comments Off
Somaliland: KULMIYE Statement on the Horn of Africa Dr. Mohamed A. Omar KULMIYE FOREIGN AFFAIRS SPOKESMAN
Friday, September 26th, 2008 Comments Off
HASSAN KHADARFriday, September 26th, 2008 Comments Off
Daha FarahFriday, September 26th, 2008 Comments Off
Mohamud TaniThursday, September 25th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) –Axmed X. Cali Cadami oo ka mid ahaa labadii musharrax ee ka cadhooday shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo guddi uu Guddoomiye u yahay oo ay iska dhex doorteen ilaa 50 xubnood oo ka mid ah xubnihii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee raacsanaa labadii musharrax ee ka cadhooday shirkii Guddi ayaa [...]