OPINION

Hambalyo Silaanyo & Saylic

2 Musharax (Kulmiye) ee Tartanka Doorashada Madaxtooyada Somaliland 29 Mar 2009

 

 

Hambalyo ku socota dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo soo gabagabeeyey Shirweynihii Golaha Dhexe ee Kulmiye uga socoday magaalada Burco, Somaliland. Shirkaas oo lagu doortay labada Musharax ee u tartami doona jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka oo ay ku guulaysteen Axmed Maxamed Maxamud “Siilanyo” iyo Cabdiraxman Cabdillahi Ismacil “Saylici” siday u kala horeeyaan.

 

 

Waxaanu si gaar ah hambayo iyo bogaadin u gudbinaynaa Siilanyo & Saylic tartankaas ay ku guulaysteen, waxaanan leenahay waanu idinku garab taaganahay jagooyinkaas lay diin doortay. Eebena waxaanu ka barynaa in uu idiin fududeeyo arrimaha oo aad ku guulaysataan Doorashada soo socota ee Madaxtooyada Somaliland oo u haraadan Madax hanata xilkaas ummadda Somaliland.

 

 

Dhamaan reer Kulmiye, meel ay joogaanba, waxa la gudboon ama xil ka saran yahay in loo hawl galo sidii Doorashadaas Xisbiga Kulmiye ugu guulaysan lahaa, haddii Eebe idmo.

 

 

Mohamed Yonis Awale

London/UK

 


TOP

221 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008
visit Horyaal.netHoryaal Khamiis 20 November 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

The Somali-speaking PEN and others must apologize toYusuf Shaacir

Yusuf Dirir

QARAXYADII HARGAYSA 29 OCT, WER-WERKA QURBAHA ,AMUSNAANTA XUKUMADA,
Muniir

Muniir Ahmed Cigaal

KULMIYE iyo Cardiff: KULMIYE Ma Keeni Karaa Is Badal..?

Abdiqani Ateyeh

Halkii La Rabay Ayey Gaadhay Ee Yaanay Dawladu Baqan

Mohamed Sugule

Miyey ku adag tahay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay u sameyaan dadka naafada ah hab ay awoodi-karaan.

Adan Yuusuf Cilmi

Rayaale iyo Xukuumadiisu Ma Ku Cibro Qaadan Doonaan Dhacdadii 29 October ?

Mukhtaar Cabdiraxmaan Togane

Dibu habaynta iyo saxida Dumuqradiyada Somaliland

Omar A Yousuf,

Oo Way Ahaatay…….

Jaamac Gaabuush

Waxqabadka ururka Somaliland Nordic Relief (SNR) 2007-2008
sawir_khadar

Khadar Axmed Barkhad

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi)

Omar A/karim Hersi (Xaaxi)

Musharaxiinta jagada Raysalwasaaraha ee xisbiga KULMIYE soo wadaa waa kuwama maxaase lagu kale dooranayaa

Cali Cabdi Warsame

BBC Somali waxay lumisay Milgihii Saxaafadda

Abdirashed Ibrahim Abdirahman

Yaa Caawinaya Qoyskan wada Curyaanka ah?

13 Kii Sababood Ee Keenay Guusha Obama

Cabdiqani Maxamed Khayre

Do not harm the innocent for the sake of security

Abdale Farah Sigad

Cambaarayn iyo Tacsi

Somaliland Community of Metro Chicago

Condolences to the people of Somaliland

Saad I. Samatar, MA, MLIS

Yes we can!

Mahdi Gabose

To the victims of the recent terorrist attack in Sland
saluting_somaliland_flag
Somaliland Haw Midowdo Dagaalka Argagixisada

Jaama Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher - Cabdilqaadir iyo Khadra