OPINION

Hambalyo Shirka Garadag

Waxaan salaan udirayaa shacbi waynaha rer s/land meel kasta oo ay aduunka ka joogaan sidoo kale waxaan salaan taa la mid ah u dirayaa shabakadaha warsidayaasha rer s/land.

Marka xigta hadaan halkaa ku dhaafo salaantaa waxaan hanbalyo iyo bogaadin udirayaa beelwaynta h/jeclo ee shirku ugu soo gabo-gaboobay degmada garadag sida aad iyo aadka uquruxda badan is -afgarad buuxa iyo go,aano dhaxal gal ahna kasoo baxeen oo anfaca shacbi waynaha rer s/land iyo mandaqada geeska africa oo dhan.

Shirkaas go,aanada kasoo baxayna ay ku diirsadeen kalsooni buuxdana galiyay dadwaynaha rer s/land oo ay ahaayeen waxa dhegaha rer s/land maqlaan kuwii ay ugu jeclaayeen go,aamadaas oo taabanayay nabad gelyada huromarka iyo ictiraafka.

Shirkaasi wuxu si adag u cadeeyay in jiritaanka qaranka s/land muqadas yahay lama taabtaan ah gorgortana gelin karin.

Shirkaasi wuxu ku booriyay beesha caalamka in ay ixtiraamaan doonista shacbiwaynaha rer s/land aqoonsi buuxana siiyaan jamhuuriyada dimuquraadiga somaliland.

Shirkaasi wuxu ku adkeeyay xukuumad iyo dadwaynaha rer s/landba in ay ilaashadaan nabad gelyada dalka ka jirta ee loo soo maray halganka dheer dhidibadana u sii adkeeyaan wixii isku daya in ay wax yeelaana gacan bir ah oo bilaa naxariis ah ku wada qabtaan waxayna balan qaadeen in iyagu hormuud ka noqon doonaan sidii caadada u ahaan jirtayba  (as a usual).

Waa ku mahadsan yihiin wax garadkii soo qaban qaabiyay shirka shir-gudoonkii suldaanadii waxgaradkii aqoonyahankii dhalinyaradii qurba joogii ka qayb galay shirka waxa si gaar xil isaga saaray oo mudan mahad gaar ah dadwaynaha degmada rer garadag oo u guntaday in ay marti geliyaan shirka si sharaf lehna hawshaa uqabtay iyadoo waliba suldaankii ala ha unaxariistee ku geeriyooday isagoo hawshaa ku guda jira habsami usocdkii shirku iyo kalsoonidii dadwaynaha rer garadag waxba iskama bedelin taariikhduna xusi doonto hawshaa wacan ee ay qabteen mar labaadna waa ku mahadsan yihiin dad waynaha  rer garadag…

Somaliland ha noolaato !!!!!!!!!!!!!

Qalinkii : C/laahi axmed jama (dhiidhaa).
email:  (dhiidhaa10@hotmail.com).


TOP

221 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008
visit Horyaal.netHoryaal Khamiis 20 November 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

The Somali-speaking PEN and others must apologize toYusuf Shaacir

Yusuf Dirir

QARAXYADII HARGAYSA 29 OCT, WER-WERKA QURBAHA ,AMUSNAANTA XUKUMADA,
Muniir

Muniir Ahmed Cigaal

KULMIYE iyo Cardiff: KULMIYE Ma Keeni Karaa Is Badal..?

Abdiqani Ateyeh

Halkii La Rabay Ayey Gaadhay Ee Yaanay Dawladu Baqan

Mohamed Sugule

Miyey ku adag tahay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay u sameyaan dadka naafada ah hab ay awoodi-karaan.

Adan Yuusuf Cilmi

Rayaale iyo Xukuumadiisu Ma Ku Cibro Qaadan Doonaan Dhacdadii 29 October ?

Mukhtaar Cabdiraxmaan Togane

Dibu habaynta iyo saxida Dumuqradiyada Somaliland

Omar A Yousuf,

Oo Way Ahaatay…….

Jaamac Gaabuush

Waxqabadka ururka Somaliland Nordic Relief (SNR) 2007-2008
sawir_khadar

Khadar Axmed Barkhad

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi)

Omar A/karim Hersi (Xaaxi)

Musharaxiinta jagada Raysalwasaaraha ee xisbiga KULMIYE soo wadaa waa kuwama maxaase lagu kale dooranayaa

Cali Cabdi Warsame

BBC Somali waxay lumisay Milgihii Saxaafadda

Abdirashed Ibrahim Abdirahman

Yaa Caawinaya Qoyskan wada Curyaanka ah?

13 Kii Sababood Ee Keenay Guusha Obama

Cabdiqani Maxamed Khayre

Do not harm the innocent for the sake of security

Abdale Farah Sigad

Cambaarayn iyo Tacsi

Somaliland Community of Metro Chicago

Condolences to the people of Somaliland

Saad I. Samatar, MA, MLIS

Yes we can!

Mahdi Gabose

To the victims of the recent terorrist attack in Sland
saluting_somaliland_flag
Somaliland Haw Midowdo Dagaalka Argagixisada

Jaama Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher - Cabdilqaadir iyo Khadra