OPINION

Hakeebaa Kulmiye Loo Wadaa

 Xisbiga Kulmiya waxaa uu ka mid yahay xisbi aad loogu hanweynaa   ee ka jira dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa xaqiiq ah  in soo maray waayo iyo wakhtiyo kale duwan xisbiga kulmiya ma ah Urur Samofal ah ( Charity)  ee waa  xisbi siyaasadeed.  Siyaasado ma ah waxa la ii siiyo sida (sadaqadda) ee waxa la is waydaarsado oo ah dano la is dhaafsado, 

 Intaanan ku talaxtagi aragtiyadda maqaalkan waxa ilaa haboon bal in ayaanu isla fahano xaqiiqadda dhabta ee Somaliland ku dhisan marka laga eegayo Asxaabta siyaasadda habka ay u dhisan yihiin. 

 Somaliland waa xaqiiq in ay dhistay habka asxaabta badan, laakiine ta macnaheedu ma ah waxa la suuliyay dhamaan rukumadii  qabiilka,  tusaale dhawaan waxa ku shiray degmadda Garadag  beesha Bariga  Burco, marka laga eego sida xaqiiqadda  turxaan bixintooda, taabashadooda, iyo isku-dhawaanshahooda, midnimadooda ka sokow waxay qayb ka ahayd in beeshu madaxweynaha kasbato doorkan,  oo marka hore isku mawqif noqato beeshu. Taasi oo aanu waxba ku jabanay haddii xisbigu waxa ugu  kordhayo. Naajiid ka muuqatan ay  tahay mid lagu guulaysatay.Fikir ahaan, laaakiinse ficil ahaan waa la isweydiin halkay ku danbayso
 

  Haddaba maqaalkan waxa igu kalifay in aanu qoro aniga oo ka tirsan beesha Galbeedka iyo waqooyiga Hargeysa, waxa  soo ifbaxay heshiiskii dhexmaray beeshyadda  iyo  beesha bariga Burco oo ku saabsana habka awood qaybsiga  dalka laakiinse iyadda ta la isla gaadhin ayuu Guddoomiya   Silanyo  ku wacad furay wixii lagu heshiiyay, uguma wacad furin dan qaran ee wuxuu ka doorbiday dan shakhsiyaddeed oo ku salaysan cida Ragnimo, caqli, taariikh leh oo ah degaankaasi yaanay garabkayga soo istaagin, isaga oo isticmaalay xeelada oo isku mooday xariifnimo balse aan ahayne oo odhanaysa ha la siiyo darafyadda, haddii uu ka ka eegayo Axamed mu siiyo Cabdiraxmaan aw Cali oo aynu ognahay taariikda uu umadda ku leeyahay amase  Siyaasiga Rugcaadiga eeCadaami  ee waliba ka jeeda  beesha hartiga ee awooda badan ku leh bariga Somaliland , muxuu uu doornay  Saylici oo saxaada siyaasadda ku cusub aqoontuna ku yartahay, waxaan tan  uu leeyahay ilo xogogaalkii waxay sheegayaan in uu silanyo wato saylici . sababta uu doornay ay  tahay yaanu dalka ila maamulin qof aragti, aqoon, iyo waayo aragnimo leh, ee dalka  aanu u maamul  sidaan doono .

 

 Xisbigu  wuxuu uu baahan yahay Cod, codka ugu badan mid kamid ah waxa siisaa   beesha galbeedka hargeysa , aqbalimayso in aanu noqonto  beel lagu guuro, Axmed soomalidu waxay ku  maahmaahda   Xoolahaaga xeer ama xero kuugu jiraan. 

  Siyaasadad aad  hormoodka ka tahay waxa weeye, taad Maxamed Xaashi Baligubadale kaga raacday Cabdiraxmaan Tuur, Ibraahim Maygaag ku fogaysay, ayaad    DrAxmed iyoMuuse biixi Xuseen Maanta ku wada, ee Somali waxay tidhaahda mar ii dage alla ha dago laba goorna aan  is dagay  

  Balan waxaanu ku qaadayna adiga In aanu awoodaad ku tusano  Axmedow, haddii aad is tidhi sidaasi ayaad ku ku heli doonta codkayga ma ah mid aqalgal ah, tageeraydan waanu kale noqon doona. La ogaan doona halkay ku mariyaan  inta ku majaaro habaabinaysaa  ee daacayadda iyo beenta kugu maweelisa in Barwaaqow.

 

 

 


TOP

221 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008
visit Horyaal.netHoryaal Khamiis 20 November 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

The Somali-speaking PEN and others must apologize toYusuf Shaacir

Yusuf Dirir

QARAXYADII HARGAYSA 29 OCT, WER-WERKA QURBAHA ,AMUSNAANTA XUKUMADA,
Muniir

Muniir Ahmed Cigaal

KULMIYE iyo Cardiff: KULMIYE Ma Keeni Karaa Is Badal..?

Abdiqani Ateyeh

Halkii La Rabay Ayey Gaadhay Ee Yaanay Dawladu Baqan

Mohamed Sugule

Miyey ku adag tahay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay u sameyaan dadka naafada ah hab ay awoodi-karaan.

Adan Yuusuf Cilmi

Rayaale iyo Xukuumadiisu Ma Ku Cibro Qaadan Doonaan Dhacdadii 29 October ?

Mukhtaar Cabdiraxmaan Togane

Dibu habaynta iyo saxida Dumuqradiyada Somaliland

Omar A Yousuf,

Oo Way Ahaatay…….

Jaamac Gaabuush

Waxqabadka ururka Somaliland Nordic Relief (SNR) 2007-2008
sawir_khadar

Khadar Axmed Barkhad

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi)

Omar A/karim Hersi (Xaaxi)

Musharaxiinta jagada Raysalwasaaraha ee xisbiga KULMIYE soo wadaa waa kuwama maxaase lagu kale dooranayaa

Cali Cabdi Warsame

BBC Somali waxay lumisay Milgihii Saxaafadda

Abdirashed Ibrahim Abdirahman

Yaa Caawinaya Qoyskan wada Curyaanka ah?

13 Kii Sababood Ee Keenay Guusha Obama

Cabdiqani Maxamed Khayre

Do not harm the innocent for the sake of security

Abdale Farah Sigad

Cambaarayn iyo Tacsi

Somaliland Community of Metro Chicago

Condolences to the people of Somaliland

Saad I. Samatar, MA, MLIS

Yes we can!

Mahdi Gabose

To the victims of the recent terorrist attack in Sland
saluting_somaliland_flag
Somaliland Haw Midowdo Dagaalka Argagixisada

Jaama Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher - Cabdilqaadir iyo Khadra