OPINION

Qurbajoogow iska jira Sooryo Dhagareedka

Marka Hore salam ayaan hawada idiinsoo marinayaa bulsha waynta Somaliland dhamantiin gudo iyo dibadba, waxaan doonayay inan halkan kaga yara falodo arin wayn oo maskaxdaydu qadan wayday rintii waxay somalidu hore ugu mahmahday “somalidu nin qado haystay  qado u daraan” waxaan uga danleeyahay barnamuj aan ka dawaday TVga Qaranka Somaliland oo ku sabsanaa Qurba Jooga Somaliland gar ahaan dumarka runtii waxaan ka filayay in ay Marwa Huda o soo ban dhigto waxyaalo cusub iyo hour mar, balse waxay u samaysay ama ku qabishay hab Xafladeed ay ku rali galinaysay dumarkii faraha badnaa ee meesha isugu yimi.

Waxa laga filayay inay bal waydiiso waxay dalka u wadaan, waad ogtihiin oo marxalada uu dalku marayo, gajada,oonka, bahiyaha asaasiga ah runtii dadka maxaaloogu talo galay kaliya waxay daawadeen dumar dahab,dhar aad u qurxoon xidhan………….BAL MAXAY DAREEMAYAAN DANYARTU MARKAY DAWADAAN BARNAMIJKA CAYNKAAS AH……………een marna lagu soo qadin dadka aan waxaa ju qabano, dalka aan dhibaatada ka sarno, waxa iyana waliba aad u layaab badnayd fanaaninta ka tumaysay goobtaas……………………

Waar dalka halaga daayo fawaxishka iyo dulmiga aad ku samaynaysaan hadaan tihiin madaxdii dalakan udhaaratay(INKASTOO ANAY MALAHA MARWADU DHARSANAYNBA )tasa u ffududaynaysa inay ku takri fasho waxay doonto waayo xeer dabraa mayaale tiradaku darsada…………….

 

Midna waan is malaysiiyay(malahayga) malaha xafladan waxaa loogu dabaal dagayaa xadhiga muwadiniinta mandheera ku jira iyio kuwa Hargeisa ku silsiladaysan sariiraha dhakhtarka dushiisa (waayo iyaduu uxidhanyahay  Muwadinka dirawalka u ahaa) iyo xirsi oo aad ogtihiin halka ay marayso howshiisu ilaa Al-shabaab laysku shambadaynayo.

 

Waxa hadaba iga dardaran ah, qurbajoogow daljoogow inaad ka digtonateen xoolaha xaranta ah ee agoomihii,matidii,dumarkii,oday iyio islamihii lahaa ay ka aradan yihiin ka ooman yihiin kana bahan yihiin inaad iska cuntaad idinkoo xoog iyo xoolo xalaal ah haysta.

 

 

Balanteenu waa joojinta boolida dalaka

Alaa mahadleh,

 

Omed Abdi (Tajir)

Togdher, balse hada waxaan booqasho shaqo u joogaa Hargeisa


TOP

221 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008
visit Horyaal.netHoryaal Khamiis 20 November 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

The Somali-speaking PEN and others must apologize toYusuf Shaacir

Yusuf Dirir

QARAXYADII HARGAYSA 29 OCT, WER-WERKA QURBAHA ,AMUSNAANTA XUKUMADA,
Muniir

Muniir Ahmed Cigaal

KULMIYE iyo Cardiff: KULMIYE Ma Keeni Karaa Is Badal..?

Abdiqani Ateyeh

Halkii La Rabay Ayey Gaadhay Ee Yaanay Dawladu Baqan

Mohamed Sugule

Miyey ku adag tahay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay u sameyaan dadka naafada ah hab ay awoodi-karaan.

Adan Yuusuf Cilmi

Rayaale iyo Xukuumadiisu Ma Ku Cibro Qaadan Doonaan Dhacdadii 29 October ?

Mukhtaar Cabdiraxmaan Togane

Dibu habaynta iyo saxida Dumuqradiyada Somaliland

Omar A Yousuf,

Oo Way Ahaatay…….

Jaamac Gaabuush

Waxqabadka ururka Somaliland Nordic Relief (SNR) 2007-2008
sawir_khadar

Khadar Axmed Barkhad

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi)

Omar A/karim Hersi (Xaaxi)

Musharaxiinta jagada Raysalwasaaraha ee xisbiga KULMIYE soo wadaa waa kuwama maxaase lagu kale dooranayaa

Cali Cabdi Warsame

BBC Somali waxay lumisay Milgihii Saxaafadda

Abdirashed Ibrahim Abdirahman

Yaa Caawinaya Qoyskan wada Curyaanka ah?

13 Kii Sababood Ee Keenay Guusha Obama

Cabdiqani Maxamed Khayre

Do not harm the innocent for the sake of security

Abdale Farah Sigad

Cambaarayn iyo Tacsi

Somaliland Community of Metro Chicago

Condolences to the people of Somaliland

Saad I. Samatar, MA, MLIS

Yes we can!

Mahdi Gabose

To the victims of the recent terorrist attack in Sland
saluting_somaliland_flag
Somaliland Haw Midowdo Dagaalka Argagixisada

Jaama Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher - Cabdilqaadir iyo Khadra