Bayaan Rasmi Ah Oo Kasoo Baxay Beelaha Muuse Abokor Ee Wadankii Iyo Qurbaha: Xilka Xayuubin CismaanBuurmadow

KU, MADAXWEYNAHA SOMALILAND.

KU, MADAX DHAQMEEDKA SOMALILAND.

KU, GUDOOMIYAHA IYO GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND.

KU, GUDOOMIYAHA IYO GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND.

KU, GOLAHA WASIIRADA SOMALILAND.

KU, HAYADAHA SAMAFALKA DAWLIGA AH.

KU, HAYADAHA SAMAFALKA MAXALIGA AH.

KU, SHACABKA SOMALILAND MEEL KASTA UU JOOGO

Asalaamu Calaykum dhamaan,waxan halkan idiinku ogaysiinaynaa hadaanu nahay beel weynta (MUUSE ABOKOR),inta debeda degan iyo inta gudaha dalka ku nool,in marka laga bilaabo tariikhdu maalintay ahayd 08/08/08. in aanu ninka la yiraahdo CISMAAN AW MAXAMUUD ee ku magac dheer BUUR MADOW aanu metelin ama aanu isticmiilkarin in uu beesha madax dhaqmeed u yahay oo aanu cidna kula dhaqmi karin inuu weli xambaarsanyahay cimaamadii reerku saaray ka dib markii uu isagu gacantiisa isku gawracay oo uu xilkii loo igmaday isagu ku tagrifalay oo uu majariihii iyo milgihii madax dhaqmeedku lahaa ka baydhay sidaa dareed marka laga bilaabo tariikhda aan kor ku xusnay hadaanu nahay beel weynta MUUSE ABOKOR WAANU KA XAYUUBINAY CIMAAMADII UU HANAN KARI WAAYAY WAADKAASI.Waxaanu uga baaqaynaa dhamaan madaxda dawlada iyo golayaasha dawlada iyo hayadaha dawliga iyo kuwa maxaliga ah iyo shacabka somaliland debed iyo gudaba inaanay ninkaas kula dhaqmin ama kula macaamilin sidii inuu metelo ama uu madax dhaqmeed u yahay beeshaa kor ku xusin ee ay ula dhaqmaan sidii nin muwaadin caadi ah, cidii kula dhaqanta ama kula macaamisha inuu madax dhaqmeed yahay iyadii masuul ka noqonaysa wixii ka yimaada oo beeshu marka laga bilaabo taariikhdaa kor ku xusan MA METELO MA METELO MA METELO.

Ogaysiiskan iyo Baaqan wada socda waxa soo gudbinaya dhamaan qurba jooga beel weynta MUUSE ABOKOR ee joogo YURUB, MARAYKAN,CANADA,NEWZEALAND iyo AUSTRALIA.kuna hadlaya afka kuwa gudaha jooga oo ay isku aragti ka yihiin mashaqadan.

Baaquna waa sida hoos ku qoran:

Anagoo ah waayeelka iyo wax garadka beesha Muuse Abokor ee ku nool qaarada Yurub waxaannu halkan ku beeninaynaa waraysigii uu sii daayey Cismaan Buu madow ee ku wajahnaa inuu burburay shirkii Beelaha H/jeclo ee ka socday degmada Garadag.

Dhamaan hadaladii yaqyaqsiga iyo yalaalugada lahaa ee ka soo yeedhay ninkaasi waa kuwo aan sal iyo raad toona lahayn,isla markaana muujinaya qadarka iyo qiimaha uu qof ahaan leehayay. Allahayow illeyn af aanad laheyn lama qabto.

Beelo walaalo ah oo la kala qeybqeybiyo, been abuur si cad loola badheedho, war aan jirin oo la buunbuuniyo. dilaal iyo malaal lala debed baxo midna ma aha astaan lagu yaqaan beel daaje iyo boqor ummad u taliya toona.

Maxaa ka haboon in aan soo qaadano tuducyo ka mid ah gabaygii gud-gude

Geestayda waa fulay ninkii goob ka saahidaye

Gudoon dhacayna waa doqon ninkii gees u faashadaye

Gobanimo waa quus ninkii gawska dhaafsadaye

Guri ba,ayna waa cadow ninkii aart

Waxaannu cadaynaynaa in aanu burburin shirkii beesha uga socday garadag, balse uu keligii buurmadow ka baqoolay baradaa beeshiisu isugu boholyowday .

Beeshan mudanka ah ee uu masabidayo waxa shirka ka saaran masuuliyad dheeraada, maadaama ay hayaan saldanada guud ee beelaha habar-jeclo midaysa, isla markaana lagu maamuusay maamulka iyo marti galinta madasha shirka Garadag.

Hibo eebe ku siiyey illeyn habeen layskama qaado,e haddii ay Buurmadow caado u tahay ceebna aanu u aqoon turxaan la beero iyo tol la kala tuuro,

MUUSE ABOKOR waa qaran aanay haba yaraatee ka suura geli karin inuu ka dudo ama kala dareersho darka ceelka ay wadaantiisa iyagu dawlinayaan.

Waa wax lagu qoslo inuu Buurmadow qadaf uga dhigo inay yihiin qaran dumiyayaal, qoorweyntii shalayto isaga qabanaysay markii uu u QABBAANAYEY Cabdillaahi yuusuf, Cadde Muuse iyo Cali Geedi.

Horaa loo yidhi falaadhi gilgilasho kaagama hadho, sidaa darteed waxba yaanu dhufays ka dhiganin dhalanteed aan dhab ahayn, iyo shir baa la dhalan gediyeyEe aashii ha hadlo, ileen waa la ogyahay inuu ahaa isimka qudha ee si badheedha tan iyo bilowgiiba u xusul duubnaa burburinta shirka aan belada wadin ee beelaha Habar jeclo isku bogsiinayaan

Ø Nin rag ah xurmaa deeqda nacasna xoolaa deeqa,. sidaa darted 

Ø Mar hadii uu Buurmadow la marin habaabay milgihii iyo maamuuskii lagumuunadeeyey

Ø Mar haddii uu ku cadaaday dantii maraate loo dalaalimaysto duminta iyo la dagaalanka danaha guud ee ay leeyihiin dadkii uu xilka u hayey

Ø Mar haddii uu ka door biday masuuliyaddii dumaddiisa saarneyd inuu maddiidin u noqdo isla markaana ku dhex milmo maamulka dowlada.
Mar haddii quus iyo qanac layska taagay inuu buurmadow qaato talooyinka quman,taasina ay tolkii dhaxalsiisay dheg xumo iyo dhaawac badan.

Haddaba waxaannu ugu baaqaynaa beesha Muuse Abokor in laga yeesho talo degdega Cismaan Buurmadow iyada oo uu mudan yahay in laga xayuubiyo maamuska madaxdhaqameed ee uu xanbaarsan yahay sababaha aanu soo sheegnay owgood.

Waxanu leenahay cimaamadaydu ceeb ma geydo, magacayaguna wax lagu maxaafsado ka weyin ee isaga oo cadaysimo ah cismaan buur madow hayska wato ceelelyada, cosobsiga,caddaloolka, iyo ciyaar gudka siyaasada ee uu calmaday.

Liisaska Beelaha Muuse Abokor.

Liiska Beesha Basanbuur Biciide

1. Mubaarik Hillaah

2. Jibriil Xasan Faarax

3. Dr Salaad Eroobe

4. Maxamed Axmed Kuutiye

5. Abdi Axmed Kuutiye

6. Mustafe Saalax Xasan

7. Adama Abdi Mohamoud

8. Mohamed Ali Billaal

9. Keyse Geele Xidig

10. Ali Geele Xidig

11. Cabdiqaadir Maxamed Jaamac (Carey)

12. C/rashiid Maxamed Axmed Dhegacas

13. Axmed Maxamed Axmed (Dhegaca)

14. Maxamed Axmed Dhegacas

15. Jaamac Ceegaag Warsame

16. Adam Axmed Abdi Derri

17. Maxamed Saalax Raage

18. Axmed Cali Xaaji Xasan

19. Yuusuf Cali X. Xasan

20. Maxamed Axmed Shaaquur

21. Cali Yuusuf Dhegaweyne

22. Mohamoud Jamac Axmed Cade

23. Cabdi Cawed X Ducaale

24. Hamse Mubaarik Maxamed

25. SaidMubaarik Maxamed

26 Maxamed Cabdalle Maxamuud

27. Maxamed Jibriil Xasan#

28. Xasan Jibriil Xasan

29. Xamse Jibriil Xasan

30. Saalax Xasan Kaar

31. Axmed Cabdikariin

Liiska Beesha Axmed Faarax Biciide

32. Chief Caaqil Faysal Abokor Xasan Dhunkaal

33.Maxamuud Raage Ibrahim

34. Eng Jaamac Raage Ibrahim

35. Saalax Maxamed Diiriye

36. Xasan Qaalib Cabsiiye

37. Sh. Abokor Xasan Doondoon

38. Axmed Yuusuf Ducaale (Boos)

39. Ciise Foos Maxamed X. Ducaale

40. C/qadir F Maxamed X. Ducaale

41. Jaamac Maxamed Yuusuf Fidhin

42. Siciid Awcali Warsame

43. Jaamac Yaasiin Bare

44. Siciid Saleebaan Alaale

45. Axmed Yuusuf X Ducaale (Dhigane)

46. C/llaahi Saleebaan Alaale

47. Muuse Cabdi Ayax

48. Mudane Axmed Aadan Cali Goodir

49. Shikh Maxamed Cabdi Cali Goodir

50. Naasir Axmed Aadan Cali Goodir

51. Maxamuud Saleebaan Faahiye Mire

52. C/Rahmaan A. A. Cali Goodir

53. Saciid Maxamed Aadan

54. Dr Cabdi Cabdullahi Dayax Weerar

55. Cabdi Macalin Muuse

56. Axmed Cige Cabsiye

57. C/raxman Axmed Jabane

58. Muuse C/llahi X. Dhunkaal

59. Cali Abokor X Dhunkaal

60. Cali C/llahi X.Dhunkaal.

61. Saciid Ceydiid Jamac Dunkaal

62. C/wahab Muuse Bootaan

63. Faysal Caabi Cabsiiye.

64. Cabdi Xakiim X. Yuusuf Caamir

65. Maxamed Faarax Ciise

66. Xasan Ayaanle Dayaxweerar

67. Cabdi Saleebaan Bare

68. Jaamac Axmed oogle (Caadheboodhe)

69. Axmed Ayaanle Dayaxweerar

Liiska Beesha Reeryonis

70. Maxamuud Xaaji jamac qodax

71. Yassin Xasan cabdillahi

72. Eng Maxamuud xasan Cabdillahi

73. Maxamuud Maxamed Cartan

74. Cabdi dahir Qodax

75. Ismail xaaji Jamac Qodax

76. Maxamed Daahir Qodax

78. Ismail Dahir Qodax

79. Siciid Dhooble Guuleed

80. Saleebaan Siciid Xassan

81. Cismaan Axmed Cali dheere

82. Sahal Axmed cali dheere

83. Faisal Cabdillahi Dahir galaydh

84. Jamac Cabdillahi Dahir Galaydh

85 Salaad gadh-yare

86. Sabriye Saleebaan Diiriye Jibriil

87. Rashiid Sheekh Cali

88. Ismaciil Axmed cabaas

89. Nuux Ismaciil Abyan

90. Maxamed Abokor

91. Sheekh cabdixanaan I Warsame

92. Bashir Tarabi Ogle

93 Xasan Adan Tarabi Oogle

94. Yassin Farax jees

95. Cabdiraxman xaaji jamac qodax

96. Axmed Saleban

97. Cali Warsame Xasan

98. Keyse Jaamac Ducaale

99. Cabdi Dirir Saleebaan

100. Maxamuud Axmed Faarax

101. Saleebaan Maxamed Caraale

102. Maxamuud Xasan C/llaahi

103. Rashiid Axmed Saleebaan

104. Khadar Axmed Ducaale

LIISKA BAHO BICIIDE

105- Cismaan huseen warsame
106- Siciid x. hassan ciid

107-Mustafe omar farah
108-Faarax cilmi cali
109-Cabdi cali faarax
110- Faisal axmad cali
111- Siciid maxamed jaamac
112- Maxamed xusein warsama
113- Mustafa jaamac cabdi
114- Maxamed cabi digaale
115- Cabdi cabi digaale
116- Faisal jaamac cabdi
117- Xusein dimbiil jaamac
118- Mubaarak aadam jaamac
119- Axmad maxamed ducaalee
120- Xusein axmed jaamac
121- Yaasiin jaamac diriiye
122- Cismaan jaamac diriiye
123- Cabdiraxmaan siciid weerax
124- Sulaimaan faarax
125- Siciid weerax
126- Axmad bulaale cigaal
127- Rashiid bulaale faarax
128- Shiina dayuul raageh
129- Mustafa dayuul raageh
130- Ibraahim beleh ibraahim
131- Axmad shilee faarax
132 Shucayb cumar faarax
133- Siciid cumar faarax
134- Farxaan cumar faarax
135- Khadar cilmi cali
136- Cawwal yuusuf meree
137- Khairee aadam rilee

LIISKA UDURUXMIIN

138- Cabdulaahi maxamed cali
139- Ismaaciil barree guli
140- Mursal axmed xusein
141- Cabdiraxmaan axmed cawad
142- Cabdirasaaq guray hadiglee
143- Carraalee hurree xasan
144-Maxamed maxamuud matan
145-Baasha cali sanyare
146- Rashiid sheikh cali duljoog
147- Faarax awyuusuf duljoog
148- Yaasiin cabsullaahi
149-Maxamuud maxamed artan
150-Cabdi daahir qadax
151- Ismaaciil daahir qadax
152-Caydiid xasan artayih
153-Mustafa maxamed xasan
154-DR, Xuseen Xasan MUSE

155-PROF,ISMACIIL MAXAMED SACIID

156-PROF,XUSEEN CALI XUSEEN

157-PROF,XASAN CAWED DUCAALE

158-PROF,AXMED CAWED DUCAALE

159-ENG,AXMED XAAJI ISMAACIIL

160-ENG,MAXAMED CALI .X. XASAN

161-PROF,MAXAMUUD FAARAX DIC DIC

162-ENG, AXMED XASAN XUSEEN

163-ENG,MAXAMED FAARAX SALAX

164-SHEIKH ANIIS MAXAMED AXMED DARWIISH

165-SHEIKH ABDURAZAAQ MAXAMED JAMA

165- AQOONYAHAN MAXAMED AXMED CAWED

166-AQOONYAHAN CABDI CALI SHABEEL

167- AQOONYAHAN SACIID CALI SHABEEL

168- AQOONYAHAN MAXAMUUD DUCAALE MAXAMED

169- AQOONYAHAN XUSEEN XASAN JAMA

170-AQOONYHAN MAXAMED MAXAMUUD JAMA

171-AQOONYAHAN AXMED MAXAMUUD JAMA

172- AQOONYAHAN MAXAMED XASAN DUCAALE

173-ENG, XUSEEN ABAADIR XASAN

174-ENG, XASAN ABAADIR XASAN

175-ENG,XAMDI ABAADIR XASAN

176-AQOONYAHAN SAALAX XASAN MUSE

177-FAYSAL MAXAMED FAARAX(SHANLE)

178-NUUX DHAGAXTUUR

179-AQOONYAHAN BARE CALI SHABEEL

180-MAXAMED XASAN WARSAME.

LIISka Beesha Iidle Faarax Biciide

181-Axmed Cilmi Bare Nuur

182-Maxamud C/llaahi Warsame

183

-DR Khadar Cilmi Bare

184-Maxamuud Ismaaciil Bare

185-Mursal Axmed Suufi

186-Cabdi Cilmi Barre

187-Ismaaciil Cabdi Cali

188-Eng Saleebaan Salaad

189-Mustafe Saleebaan Salaad

190-Maxamuud Maxamed Axmed

191-Gen. Carab Ducaale Cilmi

192- Rashiid Xasan Ducaale

193- Rashiid Axmed Dhigane

194- M-axamed Rooraaye

195-MUJAxmed Rooraaye

196-C/risaaq Salebaan Muuse

197- Abokor Muuse

198- Ibrahim Maxamed

199- Aadan Maxamed Samagaab

200- Siciid Daahir Barre

201- Axmed Faarax Diiriye

202- Ayaanle Rooble

203- Cawil goox Cabdi Gaas

204- Khaliif Nuur Axmed

205- C/qani Maxamed Xuseen

206- Axmed Maxamed Digaale

207- Jamaal Aadan Yuusuf

208- Cabdiqani Axmed Saciid

209- Daahir Xuseen Nuur

210- Yuusuf Cabdi Diiriye.

211- Maxamuud Xaaji Goox

212- Maxamuud Saciid Ayaanle

213- Saciid Ismacill X.Xirsi

214- Mahad Jaamac Cabdi

215- Maxamed X Cabdulaahi

216- Axmed Xaaji Cabdullahi

217-Mustafe Suldaan Maxamed Cabdiu

218- Cumar Saalax Guray

LIISKA BEEHSA IIDLE BICIIDE

219- DR MAXAMED IIDLE

220-Caaqil siciid cawl cabdi

221- Ibraahim salaad saalax

222- Maxamed Warsame Cali

223- Cali Salaad Saalax

224- Ahmed maxamed warsame

225-Xaashi Faarax Cabdule

LIISKA BEESHA CALI BARE

226- Prof Saleebaan Dirir Cabdi

227- Yaasiin Jaamac Cali

228- Cismaan Ibraahim Shire

229- Axmed Faarax Bulaale

230- Maxamuud Xaashi Cabdi

231- Xasan Faarax Ibraahim

232- Maxamed Ibraahim Olol

233- Aadan Gaas Cabdi

234- Maxamed Axmed Xaashi

235- Aadan Cabdi Ibraahim

236- Xuseen Cali Shire

237- Xasan Yuusuf Ismaaciil

238-Daa,uud Aadan Ismaaciil

239- Yaasiin Faarax Ibraahim

240- Cali Faarax Ibraahim

241- Maxamuud Axmed Cali Shire

242-Siciid Aadan Ismail

243- Ibraahim Aadan Ismaaciil

244- Mustafe Aadan Ismaciil- Axmed Maxamed Farabadane

245- Daa,uud CAbdi Ibraahim

246- Ismaaciil Cabdi Ibraahim

247-Mustafe

248Axmed xaaji Dirir

249- Saleebaan Faarax Cige

250-Maxmed Aadan Xaaji Muuse

251- Maxamed Cawil Yuusuf

252-C/kariim Cawil Yuusuf

253- Saleebaan Jaamac Faarax

254- Mubaarik Jaamac Ibraahim

255-Cabdiqani Yuusuf Caateeye

256- Faysal Maxamed Xirsi

257-Maxamed Xasan Cabdi

258- C/laahi Xasan Cabdi

259-Xamse Jaamac Cashuur

260-Maxamed Cabdi Aadan

261-Jaamac Faarax Bulaale

262-Diiriye Maxamuud Olol

263- C/casiis Amed Olol

264- Cali Cismaan Dirir

265- C/kariim Cismaan Dirir

266-Fahad Saleebaan Dhawdhawle

267-Maxamuud Janaale Xaaji Cali

268- Saleebaan Ismaaciil Jaamac

269- Saleebaan Axmed Ducaale

270- Muuse Axmed Ducaale

271- Saleebaan Cabdi Axmed

 
REER AMERIC iyo CANADA
 

272-Cismaan Suldaan Cali Muuse
273-Yusuf Suldaan Cali Muuse
274-Isak Warsame
275-Maxamuud Faahiye Mire(Shiiraani)
276-Mohamed Hayir Duale
277-Maxamed Cilmi Barre
278-Hassan Giir
279-Ismail Maxamed Jaamac
280-Siciid Saleebaan Mire
281-Xasan Suldaan Cali Muuse
282-Ismaaciil Shahmaad Ciid
283-Saalax Daahir Barre
284-Ismaaciil Ducaale Cilmi
285-Dr. Ibrahim Sultan Abdillahi Suldaan Cali Muuse
286-Maxamuud Sildaan Maxamed Cabdi Cali
287- Jaamac Hiirad Yuusuf
288- Yusuf Xuseen Cabdi
289- Suleiman Sultan Abdillahi Suldan Ali Muuse
290- Siciidd Maxamuud Diiriye
291-Siccid Mire Faarax
292-Yaasiin Abu-shiraac
293-Maxamuud Xaaji Cali Faarax
294-Jama Yusuf Abdilahi (Bashe)
295-Yusuf Sugaal
296-Abdifatah Saleaban Daroor
297-Cismaan Maxmuud Xaaji Cabdi
298-Cabdillahi Maxamuud Xaji Cabdi
299-Mohamed Saaleban (gacmodhere)
300-Axmed Nuur Faahiye
301-Cali Salaad Dhamac
302-H Yusuf A Bashe
303-H Osman H Yusuf
304-H Mohamud H Abdi
305-Abdikarin Cismaan Nuur
306-Sicid Ducale
307-Maxamed Saleebaan- indhayare
308-Xasan Cabdi Xaaji( Raacdeeye)
309-Xariir Ducale
310-Maxamed Xuseen-Bancadde
311-Iiman Yusuf abdilahi
312-Axmed Xasan Jaamac(Sandheere)
313-Aar Xaaji Jaamac
314-Adan Boobe Axmed
315-Dr. Maxamed Cismaan Nuur
316–Cismaan Sugaal
317-Ahmed shine
318-Axmed Caajis
319-Cabdi Aadan Xaaji Faarax
320-Axmed Xaaji Ismaaciil Yusuf
321-Maxamuud Adan Faarax
322-Cabdillahi Xaaji Bullaale Cali
323-Abdi Farah (kaboweyne
324-Nuur Faarax Diiriye
325-Cumar Xaashi
326-Cali Xaashi
327-Mohamed Yuusuf Daroor
328-Sulub Baashe
329-Maxamuud Xaaji Cali
330-Maxamed Baashe Landhi
331-Cabdi Jaamac Shooki
332-Cali Cutubi
333-Awil Abdi-Ayax Ali
334-Rashiid Ismaaciil Dhunkaal
335-Aadan Maxamed Cabdillaahi
336-Nur Axmed Ciise
337-Yuasuf AXmed Goadir
338-Naasir Axmed Goodi
339-Yaasin Faarax Shire
340-Cabdi Aw -Adan Jaamac
341-Maxamuud Aw Adan Jaamac
342-Mohamed Abdi Adan
343-Mohamed Ibrahim Jama
344-Issa Shire Elmi
345-Abdiqani Jama Dirie
346-Madar Yusuf Jama
347-Cabdillahi Faarax-Sinigaal
348-Yasin Mohamed Ahmed
349-Awil Mohamed Ahmed
350-Ali Mohamed Ahmed
351-Cabdillaahi Aw-Ismaciil Faarax
352-Hassan Mire Farah
353-Axmed Xaaji Maxamed Ciid
354-Cabdisalaan Xasan Giir
355-Hassan Haji Mohamoud
356-Mohamed Ahdi Guled
357-Mubaarik Xasan-Suufi
358-Ahmed Mohamed Farah
359-Ibrahim Mohamed Farah
360-Abdirisak Mohamoud Nur
361-Abdikarim Ibrahim Jama
362-Mohamed Omer Bihi
363-Ahmed Omer Bihi
364-Abdirahman Mattan
365-Cali Maxamed Jaamac
366-Ahmed Farah
367-Axmed Faarax Caarshe
368-Mursal Jibriil Xaaji Ducaale
369-Ismail Hussein Farah
370-Mohamed Ali Arshe
371-C/Qaadir Jibriil Xaaji Ducaale
372–Abdirashid Ahmed Aided
373-Mohamed Jibril Xaaji Ducaale
374-Siad Ismail Shide
375-c/qadir cabdi Guuleed
376-Yaasiin Maxamuud Dhiilood
377-Faraan Siciid Faahiye
378-Cumar Cabdi Jaamac
379-Siciid Axmed Aadan
380-Cabdi Goox JaamacMustafe Cabdi Cartan
381-Ismaaciil Ducaale Cilmi
382-Maxamuud Caydiid-Lafcambe
383-Adan Ducaale Cilmi
384-Axmed Xirsi Ducaale
385-Maxamed Siciid Oogle
386-Jaamac Maxamed Samakaab
387-Xasan Cali Abokor
388-Cali Cusmaan(Cali-Kubad)
389-Maxamed Cawed Axmed
390-Aadan Maxamed Hiirad
391-Daahir Cawed Axmed
392-Cabdillahi Axmed Diiriye
393-Cawaale Cabdi Raage
394- C/casiis Axmed Geele
395-Mustafe Cabdi Maxamed Hiirad
396C/laahi Cilmi Barre
397-Maxamuud Cabdi-Kabatole
398-Ibrahin Axmed-Shaydaan
399-C/raxmaan Xuseen
400-Cali Xuseen
401-Cabd Xassan Jaamac

GUDOONKA BEELWEYNTA MUSE ABOKOR EE DEBEDA IYO GUDAHA.
 
 

 


TOP

221 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008
visit Horyaal.netHoryaal Khamiis 20 November 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

The Somali-speaking PEN and others must apologize toYusuf Shaacir

Yusuf Dirir

QARAXYADII HARGAYSA 29 OCT, WER-WERKA QURBAHA ,AMUSNAANTA XUKUMADA,
Muniir

Muniir Ahmed Cigaal

KULMIYE iyo Cardiff: KULMIYE Ma Keeni Karaa Is Badal..?

Abdiqani Ateyeh

Halkii La Rabay Ayey Gaadhay Ee Yaanay Dawladu Baqan

Mohamed Sugule

Miyey ku adag tahay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay u sameyaan dadka naafada ah hab ay awoodi-karaan.

Adan Yuusuf Cilmi

Rayaale iyo Xukuumadiisu Ma Ku Cibro Qaadan Doonaan Dhacdadii 29 October ?

Mukhtaar Cabdiraxmaan Togane

Dibu habaynta iyo saxida Dumuqradiyada Somaliland

Omar A Yousuf,

Oo Way Ahaatay…….

Jaamac Gaabuush

Waxqabadka ururka Somaliland Nordic Relief (SNR) 2007-2008
sawir_khadar

Khadar Axmed Barkhad

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi)

Omar A/karim Hersi (Xaaxi)

Musharaxiinta jagada Raysalwasaaraha ee xisbiga KULMIYE soo wadaa waa kuwama maxaase lagu kale dooranayaa

Cali Cabdi Warsame

BBC Somali waxay lumisay Milgihii Saxaafadda

Abdirashed Ibrahim Abdirahman

Yaa Caawinaya Qoyskan wada Curyaanka ah?

13 Kii Sababood Ee Keenay Guusha Obama

Cabdiqani Maxamed Khayre

Do not harm the innocent for the sake of security

Abdale Farah Sigad

Cambaarayn iyo Tacsi

Somaliland Community of Metro Chicago

Condolences to the people of Somaliland

Saad I. Samatar, MA, MLIS

Yes we can!

Mahdi Gabose

To the victims of the recent terorrist attack in Sland
saluting_somaliland_flag
Somaliland Haw Midowdo Dagaalka Argagixisada

Jaama Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher - Cabdilqaadir iyo Khadra