Waxan anaga oo ah qurba jooga beesha H/Jeclo ee degan North America halkan ka Cambaaraynaynaa hadalka masuuliyad darradu ka muuqato ee saddex maalmood ka hor kasoo yeedhay ninka lagu magacaabo Cusmaan-Buurmadow. Hadalka ninkaasi ka sheegay qalabka warbaahinta oo uu dhigay sidan:
- In lagu kala tegay shirka beesha uga socday degmada Garadag ee gobolka Sanaag iyo
- in uu shir Caynaba ugu qabanayo beesha Muuse Abokor ee H/jeclo
ayaa gebi ahaanba ahaa mid milgaha iyo asluubta madax dhaqameednimo ka aradan isla markaana xaqiiqada ka fog oo aan haba yaraatee wax ka jiraa jirin. Maaha markii ugu horeysay ee ninkaasi ku kaco been qaawan oo noocan oo kale ah oo uu ku kala qaybinayo beesha H/jeclo kana faafiyo waxaanay ab iyo isir toona u lahayn.
Waxanu u sheegaynaa Buurmadow in beeshani caan ku tahay wada tashi, is tixgelin, is jacayl kala dambayn iyo inay deris wanaag kula noolaato beelaha kale ee mandaqadda kula nool. Sidaa darteed Buurmadow ha ogaado inaan isaga iyo mid kale toona waxba yeeli karin midnimada iyo isku xidhnaanta beesha H/jeclo. Waxa wax laga xishoodo ah in ninkaasi afkiisa soo mariyo in beesha H/jeclo ee Garadag ku shiraysaa waddo burburinta jiritaanka Somaliland.
Waa la yaabe miyaanu ogayn in ay beeshan dhiiga iyo lafaha kaga jirto qaddiyadda Somaliland beelaha kale ee Somaliland-na sidaa ku majeertaan. Waa layaabe miyaanu ogayn inaan beeshan lagula kaftami karin burburinta iyo wax yeelaynta qaranimada Somaliland, dib u hanashada xoryaddii la majaro habaabiyey 1960-kiina ay beeshani u hortay naf iyo maalba.
Wuxu yidhi gabyaagii waynaa ee Maxamed Nuur Fadal:
Dugaag baa ka kacay saaxil iyo dagaladeeniiye
Magac nimaan danaynayninoo wuxu cunana doonaaya
Oo daribta geeliyo ku mamay hilib dubaaxeedka
Dembi aan ka yaabaynin baa laysu soo diraye
Dixdii dhimatay damashii Burciyo dooxyadii Herere
Taariikhda laguma hayo nin shilimo soo qaata oo guul ka gaadha kala furfurka, isku dirka, iyo kala qaybinta beesha H/jelo, Buurmadoow iyo cid kasta oo kale oo isku daydaana waxay kala kulmaysaa, hungo qaawan, caawiq xumo, iyo kubka, adhaxda, iyo tagoogada oo ay kaga jabto.
Waxanu far waaweyn ugu sheegaynaa Buurmadow inuu ogsoonaado inaan madax dhaqameed lagu noqon shilimo qof laga soo qaato oo dano uu leeyahay loogu fuliyo, balse madax dhaqameed lagu yahay rabitaanka shacabka iyo ilaalinta sharafkooda iyo karaamadooda. Madax dhaqameedka milgaha iyo maamuuska lihi waa ka dhowrsoon ku milanka siyaasadda, waa ka aan kala qaybqaybin ummadda ee isu jiida, waanaka ka fogaada hadalada laqwiga leh, beenta, caada qaatenimada iyo wixii la halmaala. Maanta Buurmadow adigaa marada dhulka iska dhigay waxaad tahayna ummadda intaan ku aqoon u sheegay laakiin waxba maad yeelin mana yeeli kartid beesha H/Jeclo ee isku duubnaanta faca weyni ka dhexayso.
Waxannu angoo si buuxda u taageersan usoo jeedinayna madax dhaqameedka, wax garadka, aqoonyahanadda, iyo dhalinyarada beesha H/J ee shirku uga socdo degmada Garadag qodobadan soo socda:
- In beeshu go’aanka ku haboon ka qaataan arinkan aan dhaqanka iyo caadada midna beesha u ahayn ee ku kacay Buurmadow.
- In beeshu shirkan ku fuliso xeerkii uga yiil ninka madax dhaqameeda ee meel kaga dhaca karaamada, milgaha iyo sharafka reerka sida uu Buurmadow ku kacay maalintii bisha Augst ahayd lixda.
- In loo sameeyo madax dhaqameedka xeer muujinaya, kal dambaynta, iyo wada shaqaynta u dhexaysa, ciddii ka leexatana lagu qaado waxa xeerku qabo.
Ugu dambayntii waxanu u sheegaynaa Buurmadow in H/j-dii aad Garadag kula heshiin wayday joogto Caynabo iyo meel kastoo reerku degoba, kuuma suuro gelayso qorshaha iyo qandaraaska aad wadataa, sidaa darteed waa inaad sida uga dhaqsaha badan uga baxdaa magaalada Caynaba beeshana aad ka joojiso hagardaamada iyo ceebta aad la wareegayso.
Wa Billaahi Tawfiiq
Baaqan Cambaaraynta ah iyo talada iya taageerada ku socota Shirka Garadag waxa wada jir u soo saaray:
1- Cismaan Suldaan Cali Muuse
2- Yusuf Suldaan Cali Muuse
3- Isak Warsame
4- Maxamuud Faahiye Mire(Shiiraani)
5- Mohamed Hayir Duale
6- Maxamed Cilmi Barre
7- Hassan Giir
8-Ismail Maxamed Jaamac
9- Siciid Saleebaan Mire
10- Xasan Suldaan Cali Muuse
11- Ismaaciil Shahmaad Ciid
12- Saalax Daahir Barre
13- Ismaaciil Ducaale Cilmi
14-Dr. Ibrahim Sultan Abdillahi Suldaan Cali Muuse
15- Maxamuud Sildaan Maxamed Cabdi Cali
16- Jaamac Hiirad Yuusuf
17- Yusuf Xuseen Cabdi
18- Suleiman Sultan Abdillahi Suldan Ali Muuse
19- Siciidd Maxamuud Diiriye
20 Siccid Mire Faarax
21- Yaasiin Abu-shiraac
22-Maxamuud Xaaji Cali Faarax
23-Jama Yusuf Abdilahi (Bashe)
24-Yusuf Sugaal
25-Abdifatah Saleaban Daroor
26-Cismaan Maxmuud Xaaji Cabdi
24-Yusuf Sugaal
25-Abdifatah Saleaban Daroor
26-Cismaan Maxmuud Xaaji Cabdi
27- Cabdillahi Maxamuud Xaji Cabdi
28-Mohamed Saaleban (gacmodhere)
28-Mohamed Saaleban (gacmodhere)
29- Axmed Nuur Faahiye
30- Cali Salaad Dhamac
31-H Yusuf A Bashe
31-H Osman H Yusuf
32-H Mohamud H Abdi
33-Abdikarin Cismaan Nuur
34-Sicid Ducale
31-H Yusuf A Bashe
31-H Osman H Yusuf
32-H Mohamud H Abdi
33-Abdikarin Cismaan Nuur
34-Sicid Ducale
35- Maxamed Saleebaan- indhayare
36- Xasan Cabdi Xaaji( Raacdeeye)
36-Xariir Ducale
36-Xariir Ducale
37- Maxamed Xuseen-Bancadde
38- Iiman Yusuf abdilahi
38- Iiman Yusuf abdilahi
39- Axmed Xasan Jaamac(Sandheere)
40- Aar Xaaji Jaamac
42- Adan Boobe Axmed
43- Dr. Maxamed Cismaan Nuur
44-Cismaan Sugaal
45- Ahmed shine
46- Axmed Caajis
47-Cabdi Aadan Xaaji Faarax
44-Cismaan Sugaal
45- Ahmed shine
46- Axmed Caajis
47-Cabdi Aadan Xaaji Faarax
48- Axmed Xaaji Ismaaciil Yusuf
49- Maxamuud Adan Faarax
50- Cabdillahi Xaaji Bullaale Cali
49- Maxamuud Adan Faarax
50- Cabdillahi Xaaji Bullaale Cali
51- Abdi Farah (kaboweyne
52- Nuur Faarax Diiriye
53- Cumar Xaashi
54- Cali Xaashi
55-Mohamed Yuusuf Daroor
56-Sulub Baashe
57-Maxamuud Xaaji Cali
58-Maxamed Baashe Landhi
59-Cabdi Jaamac Shooki
60-Cali Cutubi
56-Sulub Baashe
57-Maxamuud Xaaji Cali
58-Maxamed Baashe Landhi
59-Cabdi Jaamac Shooki
60-Cali Cutubi
61-Awil Abdi-Ayax Ali
62-Rashiid Ismaaciil Dhunkaal
63-Aadan Maxamed Cabdillaahi
64- Nur Axmed Ciise
65-Yuasuf AXmed Goadir
66-Naasir Axmed Goodi
67-Yaasin Faarax Shire
68-Cabdi Aw -Adan Jaamac
69-Maxamuud Aw Adan Jaamac
70-Mohamed Abdi Adan
71-Mohamed Ibrahim Jama
72-Issa Shire Elmi
73-Abdiqani Jama Dirie
74-Madar Yusuf Jama
75-Cabdillahi Faarax-Sinigaal
76-Yasin Mohamed Ahmed
77-Awil Mohamed Ahmed
78-Ali Mohamed Ahmed
79-Cabdillaahi Aw-Ismaciil Faarax
80-Hassan Mire Farah
81- Axmed Xaaji Maxamed Ciid
82- Cabdisalaan Xasan Giir
83-Hassan Haji Mohamoud
84-Mohamed Ahdi Guled
85-Mubaarik Xasan-Suufi
86-Ahmed Mohamed Farah
87-Ibrahim Mohamed Farah
88-Abdirisak Mohamoud Nur
89-Abdikarim Ibrahim Jama
90-Mohamed Omer Bihi
91-Ahmed Omer Bihi
92-Abdirahman Mattan
93-Cali Maxamed Jaamac
94-Ahmed Farah
95-Axmed Faarax Caarshe
96-Mursal Jibriil Xaaji Ducaale
97-Ismail Hussein Farah
98-Mohamed Ali Arshe
99- C/Qaadir Jibriil Xaaji Ducaale
100-Abdirashid Ahmed Aided
101-Mohamed Jibril Xaaji Ducaale
102-Siad Ismail Shide
103- c/qadir cabdi Guuleed
104- Yaasiin Maxamuud Dhiilood
105- Faraan Siciid Faahiye
106- Cumar Cabdi Jaamac
107- Siciid Axmed Aadan
108- Cabdi Goox Jaamac
109- Mustafe Cabdi Cartan
110- Ismaaciil Ducaale Cilmi
111- Maxamuud Caydiid-Lafcambe
112- Adan Ducaale Cilmi
113- Axmed Xirsi Ducaale
1145 Maxamed Siciid Oogle
114- Jaamac Maxamed Samakaab
116- Xasan Cali Abokor
117- Cali Cusmaan(Cali-Kubad)
118- Maxamed Cawed Axmed
119- Aadan Maxamed Hiirad
120- Daahir Cawed Axmed
121-Cabdillahi Axmed Diiriye
122-Cawaale Cabdi Raage
123- C/casiis Axmed Geele
124- Mustafe Cabdi Maxamed Hiirad
125-C/laahi Cilmi Barre
126-Maxamuud Cabdi-Kabatole
127-Ibrahin Axmed-Shaydaan
128- C/raxmaan Xuseen
129- Cali Xuseen
130- Cabd Xassan Jaamac