OPINION

Buurmadow iyo Heshiisiintii Cabdilaahi yusuf iyo Cade muuse, iyo is ku daygii furfurka beeshiisa

Buurmadow  iyo Heshiisiintii Cabdilaahi yusuf iyo Cade muuse, iyo is ku daygii furfurka beeshiisa 

Waxa aynu wada og nahay in buurmadow ama bakhti madow in uu ahaa ninkii horkacay heshiiskii Cabdilaahi yusuf iyo Cade muse oo labaduba ay ka mid yihiin cadowga somaliland ay lee dahay, berigaa sida aad la socotaan Buurmadow am Bakhti madow waxa isaga iyo daahir Riyaale hormuud ka ahaayeen sidii cade muse loogu celin lahaa Garoowe heshiish buuxana dhexdooda loo dhigi lahaa isaga iyo cabdilaahi yusuf, waxa ay daahir riyaale iyo buurmadow ama bakhti madowi ay heshiish ku ahaayeen in cadowga somaliland lee dahay la mideeyo waxa intaa dheerayd in hub iyo gaadiid la siiyay cade muse labatan gadhi iyo 900 oo qoriga Ak47 ka ahaa, taas oo marki danbe Cade muse kula soo jeestay somaliland oo lagu gumaadayay ciidankii qaranka dagaalkii ka dhacay laascanood October 2005 walow ilahay guusha siiyay ciidanka somaliland  hadana waxa la odhan karaa Bakhti madow iyo daahir riyaale ugumay talo gelin in ciidanka ninka baxo maadama cadowgii ciidanku lahaa la hubaysiiyay isla markaanaa heshiish buuxa la dhex dhigay    

Intaa marka aynu ku dhaafno heshiishkaa xaaranta ah ee Bakhti madow iyo Daahir riyaale ay hurmuudka ka ahaayeen laguna wiiqayay cududa iyo jiritaanka daahir riyaale.   Waxa dhacday arin qofkasta oo caqli ku jiro ama aqoon leh la yaab ku noqotay oo uu la yimi ninkii Bakhti madow ninkaas anynu ka soo sheekaynay in uu cadowgiisii midaynayay, waxa uu bilaabay in uu isku dayo ama dagaal dheer u galo sidii uu uu kala fururfuri lahaa beesha uu ka soo jeedo isla markanaana uuba sheeganayo in uu u yahay boqor, run ahaantii waxan la yaabay sida anshax xumada ah ee been abuurka u sameeyay ka dib markii beesha xalaasha ah ee muse abokor ay qasab  uga soo saartay Garadag, taas oo ka turjuntay shaqsi nimadiisa in aanu anahy shaqsi xalaal ah waayo qofka xalaasha ah ama xalaal quutada ahi wax uun buu ka xishoodaa, der der aan laga gudbin baa jira, been been aan la sheegi Karin baa jirta, wax wax aan loo hunguroon Karin baa jira, codowgaygiina waa midaynayaa beeshaydiina waan kala fogaynayaa taas macnaheedu waxay noqonaysaa bakhti madow in aanu beeshaba ahayn oo aanu reerka uu sheeganayoba ahayn ee uu meel daranka yimi, waayo qof nool oo aan bakhti ahayn ma awoodo in uu ku kaco falalka caynkaas oo kale ah. 
 

Gebo gabo

Waxan umada u sheegayaa in ilahay aad u jecel yahay beesha habar jecelo waayo maalin walba ilahay waxa uu qaawinayaa oo ceebtooda debada soo dhigayaa shaqsi doonaya in uu beesha bohol dheer ku rido, shaqsigaasina inta indhaha meel shishe lagu hayo waxa aabu noqon karaa shaqsi ka imanaya beesha gudaheeda.  Suaashu waxa weeye bakhti madow yaa k xigi doona. 

“Ma laxiibto geelaba hashii lahantay jiilaale  
Ku laabudan shisheeye ninkii Laxawsi moodaaye”


TOP

221 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008
visit Horyaal.netHoryaal Khamiis 20 November 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

The Somali-speaking PEN and others must apologize toYusuf Shaacir

Yusuf Dirir

QARAXYADII HARGAYSA 29 OCT, WER-WERKA QURBAHA ,AMUSNAANTA XUKUMADA,
Muniir

Muniir Ahmed Cigaal

KULMIYE iyo Cardiff: KULMIYE Ma Keeni Karaa Is Badal..?

Abdiqani Ateyeh

Halkii La Rabay Ayey Gaadhay Ee Yaanay Dawladu Baqan

Mohamed Sugule

Miyey ku adag tahay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay u sameyaan dadka naafada ah hab ay awoodi-karaan.

Adan Yuusuf Cilmi

Rayaale iyo Xukuumadiisu Ma Ku Cibro Qaadan Doonaan Dhacdadii 29 October ?

Mukhtaar Cabdiraxmaan Togane

Dibu habaynta iyo saxida Dumuqradiyada Somaliland

Omar A Yousuf,

Oo Way Ahaatay…….

Jaamac Gaabuush

Waxqabadka ururka Somaliland Nordic Relief (SNR) 2007-2008
sawir_khadar

Khadar Axmed Barkhad

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi)

Omar A/karim Hersi (Xaaxi)

Musharaxiinta jagada Raysalwasaaraha ee xisbiga KULMIYE soo wadaa waa kuwama maxaase lagu kale dooranayaa

Cali Cabdi Warsame

BBC Somali waxay lumisay Milgihii Saxaafadda

Abdirashed Ibrahim Abdirahman

Yaa Caawinaya Qoyskan wada Curyaanka ah?

13 Kii Sababood Ee Keenay Guusha Obama

Cabdiqani Maxamed Khayre

Do not harm the innocent for the sake of security

Abdale Farah Sigad

Cambaarayn iyo Tacsi

Somaliland Community of Metro Chicago

Condolences to the people of Somaliland

Saad I. Samatar, MA, MLIS

Yes we can!

Mahdi Gabose

To the victims of the recent terorrist attack in Sland
saluting_somaliland_flag
Somaliland Haw Midowdo Dagaalka Argagixisada

Jaama Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher - Cabdilqaadir iyo Khadra