OPINION

Mahadnaq Ka soo qayb galayaashii Aaska Marxuum Xaaji Cabdi-Raxmaan Cumar Xaashi

Mahadnaq Ka soo qayb galayaashii Aaska Marxuum Xaaji Cabdi-Raxmaan Cumar Xaashi

Salaamu Calaykum  Waraxmatullahi Wabarakaatuh Annagoo ah ehladda Marxuum Xaaji C/Raxmaan Cumar Xaashi, waxaanu mahadnaq aan la soo koobi Karayn u diraynaa shacbiweynaha reer Somaliland (Gudo iyo Dibadba) sida Islaamnida iyo walaalnimada leh ee
ay uga soo qayb galeen Aaskii Xaaji Cabdi-Raxmaan Cumar Xaashi  ee ka
dhacay Hargeysa 30 July, 2008.

Waxaanu si khaas ah ugu mahadsanaqaynaa Culamada, Aqoonyahanka,Salaadiinta iyo Cuqaasha Hargeysa, Ganacsatada (Shirkadaha waaweyn iyo kuwa yar-yarba) Siyaasiyiinta (Xukuumada , Shir-guuddoonnada labada Gole ee Baarlamanka. Guddoomiyayaasha iyo Madaxda Axsaabta Qaranka,Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Siyaasiyiinta madax bannaan),
Hormooddada Jaamacadaha Gobolka Maroodi-jeex, Qurba Jooga, iyo Dhammaan dadweynaha reer Hargeysa iyo nawaaxigeeda. Waxaanu leenahay Ilaahay ha idinka aqbalo sida fiican ee aad uga soo qayb gasheen Aaska, Marxuumkana naxariistii Janno haka waraabiyo, Ehladda iyo Ummada reer Somaliland ee uu ka baxayna sabir iyo Iimaan
haka siiyo.

Cumar X. Xuseen Cumar Xaashi
Hargeysa, Somaliland.


TOP

221 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008
visit Horyaal.netHoryaal Khamiis 20 November 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

The Somali-speaking PEN and others must apologize toYusuf Shaacir

Yusuf Dirir

QARAXYADII HARGAYSA 29 OCT, WER-WERKA QURBAHA ,AMUSNAANTA XUKUMADA,
Muniir

Muniir Ahmed Cigaal

KULMIYE iyo Cardiff: KULMIYE Ma Keeni Karaa Is Badal..?

Abdiqani Ateyeh

Halkii La Rabay Ayey Gaadhay Ee Yaanay Dawladu Baqan

Mohamed Sugule

Miyey ku adag tahay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay u sameyaan dadka naafada ah hab ay awoodi-karaan.

Adan Yuusuf Cilmi

Rayaale iyo Xukuumadiisu Ma Ku Cibro Qaadan Doonaan Dhacdadii 29 October ?

Mukhtaar Cabdiraxmaan Togane

Dibu habaynta iyo saxida Dumuqradiyada Somaliland

Omar A Yousuf,

Oo Way Ahaatay…….

Jaamac Gaabuush

Waxqabadka ururka Somaliland Nordic Relief (SNR) 2007-2008
sawir_khadar

Khadar Axmed Barkhad

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi)

Omar A/karim Hersi (Xaaxi)

Musharaxiinta jagada Raysalwasaaraha ee xisbiga KULMIYE soo wadaa waa kuwama maxaase lagu kale dooranayaa

Cali Cabdi Warsame

BBC Somali waxay lumisay Milgihii Saxaafadda

Abdirashed Ibrahim Abdirahman

Yaa Caawinaya Qoyskan wada Curyaanka ah?

13 Kii Sababood Ee Keenay Guusha Obama

Cabdiqani Maxamed Khayre

Do not harm the innocent for the sake of security

Abdale Farah Sigad

Cambaarayn iyo Tacsi

Somaliland Community of Metro Chicago

Condolences to the people of Somaliland

Saad I. Samatar, MA, MLIS

Yes we can!

Mahdi Gabose

To the victims of the recent terorrist attack in Sland
saluting_somaliland_flag
Somaliland Haw Midowdo Dagaalka Argagixisada

Jaama Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher - Cabdilqaadir iyo Khadra