OPINION

Jaaliyada Norway oo Taageero Buuxda u Dirtay Natiijada Shirkii Ururka AACNA

Jaaliyada Norway oo Taageero Buuxda u Dirtay Natiijada Shirkii Ururka AACNA ee Lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Toronto(Canada).

“Waxaan Taageero u Diraynaa Maamulka Cusub ee Ururka AACNA Anigoo ah Jaaliyada Reer Awdal ee Norway”

Jaaliyada Norway oo ka mid ah
jaaliyadaha reer Awdal ee sida wayn ugu qayb qaatada horumarka iyo dib
u dhiska dalkii ayaa hanbalyo iyo taageero buuxda u dirtay gudidda
cusub ee ururka AACNA(Association of Awdal Community of North America),
waxay sidoo kale hanbalyo u direen Jaaliyada reer Toronto oo runtii
muujisay wadanimo iyo geesinimo, waana sharaf u soo hoyaytay reer
Toronto iyaga oo runtii suuro galiyeen in shirkani noqdo mid lagu
najaxo. waxaa kale oo mudan in la xuso sidii xilkasnimada ahayd ee ay
xilkii u wareejeen gudoomiyihii hore iyo gudidii la shaqaynaysayba,
waxayna dareensiiyeen jaaliyada kale in xilku yahay wareegto.

Waana wax ay xusuusan doonaan qurba
jooga reer Awdal taariikhda baal dahab ah lagu qori doono, mana iloobi
doono waxyaabihii ay bulshada u qabteen mudadii uu dhisnaa ururku oo uu
kaalin muhiima ka ciyaaray dhibaatooyinkii roobabku soo gaadhsiiyeen
magaalooyinka lughaya iyo saylac, sidoo kale dalka keenay dawooyin
mucaawimo ah.

Sida aan ognahay ururku wuxuu ku guulaystay inuu isku keeno iskuna xidho dhamaan jaaliyadaha reer Awdal ee waqooyi Ameerika.

Hadaba anigoo tixgalinayna rabitaanka
qurba jooga reer Awdal oo runtii iyagu ah dad u heelan inay wax u
qabtaan walaalohooda ku dhibaataysay gudaha iyo dibadaba.

walaalayaal waynu ognahay maanta
dhibaatooyinka dalkii ka taagan ha noqoto mid ,abaareed ,mid cudureed
iyo mid dhaqaale, waxaas oo dhana waxaa lagaga bixi karaa waxa waaye
midnimo iyo in gacmaha la isqabsado.

walaalayaal maanta horumar la,aanta ka jirta goboladeena waa mid aan indhaha laga qarsan karin una baahan in loo midoobo.

Hadaba anigoo ka mid ah jaaliyada
Norway waxaa sharaf weyn noo ah inaan idinkala qayb qaadano horumarka
aad ku dhawaaqdeen, waxaan hiil iyo hooba la garab taaganahay muumulka
cusub ee uu hogaaminayo Ibrahim Obsiye(jimco)
oo runtii ah halyay karti iyo aqoon u leh inuu ka soo baxo xilkan cusub
ee loo igmaday ,waxaanan leenahay ilahay ha kuu fududeeyo xilkaasi.

waxaan baaq u diraynaaa dhamaan
bulshawaynta Samaroon meelkaste oo ay joogaan bal inay hoos u fiiriyaan
dhibaatooyinka haysta Maatida iyo Agoomaha u baahan daryeel
bini,aadmanimo.

Gabogabadii hadalka waxaan ku soo
gunaanadaynaa waxaa inoo balan ah inaan ka wada shaqayno horumarka
bulshadeena, waxaanan leenahay Hanbalyo , Hanbalyo, Dhamaan qurbo jooga reer Awdal

Dhamaan magacyada hoos ku qoran oo ka mid ah jaaliyada wadanka Norway:

1.Ahmed Maxamed Said
2.Abdiraxman Xuseen Ciise
3. Maxamed abdirahman faahiye
4.Abdisaq Axmed Maal
5.Abdiwahab Farax kamil.
6. Maxamed ali cismaan
7.Maxmed Ali sharif.
8.Maxamuud Xasan xadi
9.Mukhtar Ayaale sh. Ismail
10.Sharmaake Xasan Xadi
11.Abdiqaadir Xasan Abdilaahi
12.Ahmed Ibrahim Farax
13.Xasan Ali Khayre
14.Abdiraxiim Diiriye Daahir
15Maxmed Xaashi Cawaale
16.Maxamed Dahir Maydhane.
17.Said Maxmed Jamac.
18. Jamal Aamin Abdilaahi
19.Faarax Sharif Geedi
20.Samatar Abdi Maxamuud
21. Ismail Axmed Aaden.
22.Jaabur Xasan abdilaahi
23.Abdiqaadir Abdi Xasan
24.Mustafe Abdi Ibrahim -
25.Khadar Aadan nuur
26.Axmed Suldan Lodon.
27. Sacad Mohamed Caynashe
28. Deeq Ismail faarax
29. Mawliid nuur qaabil
30.Ahmed jamac Abdi
31. Naasir Nuur Ismaciil
32.kamal yaasiin Ahmed
33. Abdishakur Xasan Xusen.
34. Ahmed Abdi Cige
35. Mukhtar ali Cilmi
36. Guuleed Mohamed Hasan
37. Ahmed Abdi Geedi
38. Abdisamed ahmed Jibril
39.mustafe abdi abdilaahi meeyo
40.abdishakuur Ahmed aar Galimays.

Guul iyo Gobonimo

Haybe Omar

Oslo, Norway


TOP

221 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008
visit Horyaal.netHoryaal Khamiis 20 November 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

The Somali-speaking PEN and others must apologize toYusuf Shaacir

Yusuf Dirir

QARAXYADII HARGAYSA 29 OCT, WER-WERKA QURBAHA ,AMUSNAANTA XUKUMADA,
Muniir

Muniir Ahmed Cigaal

KULMIYE iyo Cardiff: KULMIYE Ma Keeni Karaa Is Badal..?

Abdiqani Ateyeh

Halkii La Rabay Ayey Gaadhay Ee Yaanay Dawladu Baqan

Mohamed Sugule

Miyey ku adag tahay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay u sameyaan dadka naafada ah hab ay awoodi-karaan.

Adan Yuusuf Cilmi

Rayaale iyo Xukuumadiisu Ma Ku Cibro Qaadan Doonaan Dhacdadii 29 October ?

Mukhtaar Cabdiraxmaan Togane

Dibu habaynta iyo saxida Dumuqradiyada Somaliland

Omar A Yousuf,

Oo Way Ahaatay…….

Jaamac Gaabuush

Waxqabadka ururka Somaliland Nordic Relief (SNR) 2007-2008
sawir_khadar

Khadar Axmed Barkhad

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi)

Omar A/karim Hersi (Xaaxi)

Musharaxiinta jagada Raysalwasaaraha ee xisbiga KULMIYE soo wadaa waa kuwama maxaase lagu kale dooranayaa

Cali Cabdi Warsame

BBC Somali waxay lumisay Milgihii Saxaafadda

Abdirashed Ibrahim Abdirahman

Yaa Caawinaya Qoyskan wada Curyaanka ah?

13 Kii Sababood Ee Keenay Guusha Obama

Cabdiqani Maxamed Khayre

Do not harm the innocent for the sake of security

Abdale Farah Sigad

Cambaarayn iyo Tacsi

Somaliland Community of Metro Chicago

Condolences to the people of Somaliland

Saad I. Samatar, MA, MLIS

Yes we can!

Mahdi Gabose

To the victims of the recent terorrist attack in Sland
saluting_somaliland_flag
Somaliland Haw Midowdo Dagaalka Argagixisada

Jaama Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher - Cabdilqaadir iyo Khadra