Xaflad Garabka Haweenka KULMIYE Ee UK
![]() |
| KULMIYE_LONDON_1 |
Xaflad Garabka Haweenka ee xisbiga KULMIYE UK. Maalinta: Sabtida 22 November 2008
Wakhtiga: 5PM
Goobta: OAK TREE COMUNITY CENTER, OSBORNE ROAD, ACTON W3
Xaflad Garabka Haweenka KULMIYE Ee UK
![]() |
| KULMIYE_LONDON_1 |
Xaflad Garabka Haweenka ee xisbiga KULMIYE UK. Maalinta: Sabtida 22 November 2008
Wakhtiga: 5PM
Goobta: OAK TREE COMUNITY CENTER, OSBORNE ROAD, ACTON W3
Appeal to help victim of terrorism and aggression in Somaliland
![]() |
| terrorist_victims |
Somaliland Diaspora Organizations - Dahabshiil Account No: D8282, Somaliland, Hargeysa,
Sunday, August 31st, 2008 Posted in News | Comments Off
Dhaqaallaha ka soo baxa Isticmaalka hawada Somaliland khilaaf ka abuurmay oo Guddi UN-ka ahi kaga garnaqayso Hargeysa Hargeysa (Ogaal) – Wasiirka Duulista Hawada Somaliland mudane Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in Guddi ka ... Read more..Sunday, August 31st, 2008 Posted in News | Comments Off
Read more..Sunday, August 31st, 2008 Posted in Tahniyad · Uncategorized | Comments Off
HAMBALYO MEHER Hooyo Amina Cali Rooble Maxamed Muxumed Ismaaciil iyo Xaaskiisa, Ayaan Muuse Jaamac Amaal Muxumed Ismaaciil Cabdalle Xaaji Cabdi Obsiiye Caruurtooda oo kala ah Hana Cabdalle Xaaji Cabdi, Yacquub iyo Yaxye Ifraax Muxumed Ismaaciil Nimco Cali ... Read more..Sunday, August 31st, 2008 Posted in Opinion · xfp | Comments Off
Lafagurka Shirweynahii Golaha Dhexe ee Kulmiye (qaab Nooceeya ayey Doorashadu u Dhacday) Qore Abdiaziz Ahmed Mousa Abdiaziz2@mail.com 25 August 2008 waa Maalintii u danbeysay ee shirka loogu tala-galay in uu dhamaado.waxa soo buuxiyay ... Read more..Sunday, August 31st, 2008 Posted in Opinion · xfp | Comments Off
DIMUQRAADIYADA AYAA KU JIRTA.... Waxaad iga gudoontaan salaantaa islaamka (ASCWW). Ugu horayn waxaan umada reer Somaliland ee walaalaha ah iyo caalamka muslimiintaba leeyahay Illahay ramadaantan khayr keeda, denbi dhaaf keda, naxarasiis ... Read more..Sunday, August 31st, 2008 Posted in Opinion · xfp | Comments Off
Inta badan dadku ma xasuustaan wixii soo dhaafay haddii aan la qorin oo aan la diiwaangelin. Dabadeedna aan diiwaanka laga baadhin xaalad kasta oo timaadda. Mar haddii aanuu jirin diiwaan ... Read more..Saturday, August 30th, 2008 Posted in Editorial · xw | Comments Off
Ibrahim Meygaag SamatarWhere I Stand Introduction My name is Ibrahim Megag Samater. I was a Cabinet member of the Siyad Barre regime for nine years and then his Ambassador in Bonne for ... Read more..Saturday, August 30th, 2008 Posted in News | Comments Off
Borama, August 27, 2008 (Haatuf) – Shalay waxay reer Boorama u ahayd maalin farxad iyo naxdin wada xambaarsan. Waxa kale oo ay ahayd shalay maalin kale oo xamaasado ku salaysan ... Read more..Friday, August 29th, 2008 Posted in News | Comments Off
Xoghayaha Arrimha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa saaka oo Sabti ah ah, 30 August, u duulay magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya oo uu kaga qaybgalayo shirwayne ... Read more..Friday, August 29th, 2008 Posted in News | Comments Off
Borama:Hambalyo “Mudanayaashii Maantoow Noqda Masuuliyiintii Barito” Waxa aan halkan ka hambalyaynaynaa mudanayasha xisbiga kulmiye ee kala ah Siilaanyo iyo Saylici, waxaanan leenahay eebe ha idiin fududeeyo xilkaad qaaden anan waan idin ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in Opinion | Comments Off
Sidaynu wada ogsoonahay waxaa shalayto si rasmi ugu dhamaaday magaalada Burco shirweynihii xisbiga Kulmiye ku kala dooranaayay xubnaha u taagan jogooyinka Madaxwaynaha iyo M/ku xigeenka. Waxaa taa ka horeeyey shirwaynihii ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in News | Comments Off
Burco (Somaliland.org) – Wadahadalo maanta iyo shalay uga socdey magaalada Burco laba guddi oo ka tirsan xisbiga KULMIYE, ayna kala hoggaaminayeen Hoggaanka xisbigaas iyo labadii musharrax ee ka cadhooday Shirkii ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in News | Comments Off
Burco (Somaliland.org) – Hoggaanka Xisbiga KULMIYE iyo labadii musharrax ee ka cadhooday shirkii Golaha Dhexe ee lagu doortay Musharraxiinta xisbiga ee Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka ayaa shalay kulan isku soo horfadhiistay, ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in News | Comments Off
Burco (Ogaal) – Kulan gar-naqsiya oo ay shalay isku soo hor-fadhiisteen labada dhinac ee ku kala baxay gunaanadkii shirka golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee magaalada Burco, ayaa la sheegay ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in News | Comments Off
HIMILOOYINKA XISBIGA Xisbiga Kulmiye waxaa saldhig u ah: U hawl-gelida xaqiijinta iyo taabbo-gelinta madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo ka mid-noqosha da ururrada caalamiga ah iyadoo ah dawlad la aqoonsan yahay. Higsanayaa inuu ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in News | Comments Off
1. Iyadoo beesha Ciida-Gale ka mid ahayd beelihii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee samaystay hogaan dhaqameed,waxaa xaqiiqo biyo kama dhibcaan ah in is-bedelka baaxada tirida dadka, horimarka, fikirka, iyo hab-dawladeedka ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in Opinion · xfp | Comments Off
2 Musharax (Kulmiye) ee Tartanka Doorashada Madaxtooyada Somaliland 29 Mar 2009 Hambalyo ku socota dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo soo gabagabeeyey Shirweynihii Golaha Dhexe ee Kulmiye uga socoday magaalada ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in Opinion · xfp | Comments Off
Gudidda Kulmiye Norway iyada oo ku hadlaasa afka dhamaan xubnaha iyo Tageerashaasha Kulmiye Norway waxa ay Hogaanka sare ee xisbiga, xubnaha golaha dhexe ee xisbiga, gudidda qabanqaabada shirka Burco iyo ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in Opinion · xfp | Comments Off
"Haddaad adigu tuur leedihiyo tootir iyo qaallo Mid kaleeto inaad toosisaa waa tu aan dhicine" Xaaji Aadan Axmed (Af-qallooc", Tabaalaha Wakhtiga, 1966 "Tabaalaha Wakhtiga oo kale waa tix aan idhi Allow maanta maa ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in News | Comments Off
Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo gobolka Minnesota, USA ayaa maalintii Axadda ee bisha August ahyd 24-ka shirkoodii sanad laha ahaa ku qabsaday magaalda Minneapolis ee gobolka Minnesota. Shirkan oo ujeedadiisu ahayd in ... Read more..Thursday, August 28th, 2008 Posted in Opinion · xfp | Comments Off
Hambalyo Shirka Kulmiye Gudida fulinta Kulmiye UK iyadoo ku hadlaysa dhammaaan magaca gudiyada laamaha iyo dhammaan taageerayaasha qurbajooga Kulmiye waxay ka hambalyaynayaan xisbiga sida habsamida iyo cadaalada leh ee uu u ... Read more..Wednesday, August 27th, 2008 Posted in News | Comments Off
Waxa lasoo sheegayay muran, khilaaf iyo shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo rag ka cadhoodeen. Waxan arkayay faalooyin iyo qoraalo iyo waraysiyo faalooyin la xidhiidha dhacdadaas iyoo raggaas shirkii ka baxay ... Read more..Wednesday, August 27th, 2008 Posted in News | Comments Off
Read more..Tuesday, August 26th, 2008 Posted in News | Comments Off
Burco (Somaliland.org) – Labadii musharrax-madaxweynekuxigeen ee ka cadhooday Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE iyo taageerayaashooda oo ay ku jiraan ilaa 50meeyo ka tirsan Golaha Dhexe ayaa shir jaraa’id oo ay ... Read more..Tuesday, August 26th, 2008 Posted in News | Comments Off
Burco (Somaliland.org) – Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad uu ka jeediyey xidhitaankii Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga uga socdey hotelka Plaza ee magaalada Burco, kadib markii ... Read more..