OPINION
Hambalyo Wariye Cumar Maxed & Sahra Faarax
Bahda Lughayanews waxay Hambalyo heer Sare ah u dirayaan Wariye Cumar Maxamed Faarax iyo Marwo Sahra Faarax Muxumed oo maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama.
Waanan leeyihiin noqda kuwii isku waara Aqalgalkoodana ku gaadha Bash iyo bash iyo Barwaaqo.
Aaamiin Aaamiin Aamiin




TACSI »
Baroor Diiq Iyo Dhambaalo Tacsiiyadeed: Marxuum Yuusuf Tuke Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday