DJibuuti Wa Cadowga Kowad Ee Somaliland, Slandna Ka Weyn Wax Farta Logu Yedho
Waxaan salaan dhamaan u dirayaa dadweeynaha reer Somaliland meel kastaay jogaanba, waxaaan salaan dheraada weliba u siidirayaa dhamaaan Hadhaagii SNM iyo Tagerayashoodii meel kastaaay jogaanba, bacda salaaan waxaa nasiib dara ah in maalin kasta dadweeynaha reer Somaliland maalin kasa sida caruurta lagu madadaaliyo waxaan qiima lahaayn sida sebiga…Waxaanan garanaayn waxa aaay dadkaaygu u leeyihiin D-Jabauti bayac mushtar iyo aqoonsibaa inooga soo kordhayaa-typical dadkaaygoow iloowshiyo dhawida–Qof kastoo aqoon lihi waa ogyahay inaay D-jabouti tahay cadoga 1aad aaynu leeenahay, waxaan arkavekaayga ku hayayaa inta goree in Cumar Geele qoraal iyo hadal ku sheegay inuu Somaliland xaq u lahayan inaay godo, isaguna rumeeysnaay inaayna go’i karin. Somalilanda tahay meel Soomaaliya ka mida….
Madaxweeynaha Somaliland waxaan ka codsanayaa inaanu isku khaldin qadiyada siyasadeed ee tariikhiyan ka dhexeeysa Somaliland iyo qaraabanimada iyo qooysnimada ka dhexaaysa isaga iyo ina Geele…..Dadkaaygoow garaad gaabnayaal weligiinba sida dhalaanka ha la idiin sabo…oo heesta laaydiin qadaayo ku seexda… In kabadan sanada D-Jabaouti waxaay si sharaf dara ah debeda ugu soo tureen Ambasadoorkii Somaliland, iyada oo ulajeeda dhabee looga xayuubiyay sharaftii iyo karamadii Somaliland ee uu xambarsanaa..Mudane madaxweyne ma ii sheegi kartaa xiliguu inaga raali geliyay iyo waxaad kaga aarsatay… Waxaan kaloo cadaaymahedii haaynaa in ka badan 17 miles xuduudkayagii ku soo durugtay ina Geele ilaa iminkana aanad maalin qudha ka hadlin…waxaad ka qabato daayo..
D-Jabuuti waxaanaan weligayo ilaweeyn coolaada iyo xumaantaaay nagu samaaysay xiligii dalkayaga inta la Siege gareeyay-gaar ahaan magalooyinka waaeeyn, tulooyinka oo aay weliba ugu xumaayd magaalada Hargeeysi,—iyada oo aan caruur, wayeeel iyo dumar uur leh loo kala aaba yeelin.. Hargeysa Siege waa qiso macruufa oo aan 500 sano murigadeedu naga hadhaayn–ulajeedada dhabta ah ee Bare iyo Morgan sidan u samaaynayaan ayaa ahaayd in la gumaado dadka isir ahaan ugu badan Somaliland , laguna abuuro ama lagu beero dadkalaan isir iyo asal loo raaca toona lahaayn—hadaaba maalintii sidaa nanoo galaayay, hadaanu nahay dadka reer Somaliland D-Jabuuti waxaay (Cantains) ku gureen dad gaadhaya 300 nin oo Somaliland u dhashay isir ahaana ka soo jeeda dadkii la gumaadayay(Haashimiyas tribes)–iyagoo containskii ku jiraa bacadkii xaduudka Jabuuti lagu soo qubay–dadkii ilaa 200 qof sidii ayaay ku dhinteen….Halkan kuma koobi karo cadaawada iyo xumaanta aay Jabuuti u haayso Somaliland..xumaan moyaane inaga somaliland ahaan wax inooga soo kordhayaa ma jiraan… waxaay d noogu soo xagaa baxaaan oo aay Somaliland u noqoto meel jabuti ka midi meesha ma taala… Xaqiiqiyana dadka reer Somalialnd waxaay si dhaba niyad ahaan u tagerayaaan hadaay jabuuti iyo ereteriya noqoto, ereteria,amaba tageersanyihiin.. Daawlada ereteriana ma jirto, wax xumaana ama colaada oo inaga dhexeeyaa. ama inoo dhex maray Jabuutise waa cadowgayaga kowaad…Muhiimad Madaxweeynahayaga inta farta sida caruurta loogu yeedho uu colaad noogu shaanbadeyaa meesha ma taaal amabase dad badani maay fahmin—waxaanan xasuusinaya Mdaxweeynahayaga fadlan kala saar oo kala garo qaraabanimada qooys ee ninkan idinka dhexaaysa iyo qadiyada Somalialnd..Dekedayadiibaa loo fur furay Jabuuti–xolahaygaiina iyagaa contract ku haaysta–badeecda sigaarkana iyagaad contract ku siiseen, fadlan waxaan kaa codsanayaa kuwa sacabkaa kaa dhinac tumayaa waa khaldanyihiin, khalakana kama qabanayaan ee fadalan Madaxweeyne iska taag Jabuti halkaay inaga taagantahay…Jabuuti markaan leeyahay cida mar kasta na xumaaynaysa ama colaada noo haaysay waa systemkooda daawladeed iyo nimanka isku reerka ah ee kursiga u kala danbeeyay.
Dadkaaygana waxaan xasuusinayaa Ilaawshiiyaa laaydunku salidee, hurdada ka kaca oo tariikhdiina iyo xumaanta laaydinku wado vission iyo aragti dheer u yeesha-ta idin soo martayna si yar ha u ilaawina-Durbaankii laaydiin tumana sacabkuun ha la garaacina….waa cadaaan Somaliland iyo inta u dhalatayba maanta Hostage ayaa loo haaystaa codawbaana dhinac kasta laaydinka dhigay–waxaanu cadowgani idinka kacayaa, oo raja yeelanaynaa gortaad inagu hurdada ka toostaaan ee tariikhdeena dib u raacno, muxubo haweena meel iska dhigno.. …
Waa bilaahi taawfiiq
Jama Ali Musa:London




TACSI »
Baroor Diiq Iyo Dhambaalo Tacsiiyadeed: Marxuum Yuusuf Tuke Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday