Laanta Norway ee Xisbiga Kulmiye oo Guddi Cusub dooratay (Daawo Sawirada)

Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha Laanta xisbiga Kulmiye ee Norway 29-kii bishan june ayaa lagu doortay guddi cucub, laguna falanqeeyey arrimo badan oo muhiim ah. Arrimaha lagu gorfeeyey shirka ayaa badi ku saabsana danaha iyo ujeedooyinka Laanta Kulmiye ee Norway.

Ahmed H Nur & Xildhiban Yusuf Tuke

Ugu horrayn wuxuu shirweynuhu ansixiyey xeer hoosaadka Laanta, xeerkaas oo ay ku qeexantahay hab maamulka iyo himilada laantu tiigsanayso. Xeer hoosaadku waxa kaloo qeexayaa sida loo dooranaayo hogaanka laanta iyo inta ay xilka haynayaan. Waxa shirka goob joog ka haa xubno culculus oo ka tirsan Xisbi qaranka Kulmiye, oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Yusuf Maxmed Cali (Tukke), Mj Axmed muxumad Madar, Axmed Xaaji Nur, Axmed Cawad iyo xubno kale oo muhiim ah.

 

Shirweynuhu wuxuu isla qaatay, tusmana u dhigay sidii hawlaha laanta loo dardargelin lahaa, hawlahaas oo ku wajahan sidii Kulmiye Norway ugu diyaargaroobi laha Doorashooyinka Qaran ee innagu soo foolle.

 

 
Guddida la doortay waxay ka kooban tahay:

 

  1. Sulub Ismail Warsame – Guddoomiye
  2. Ali Mohamoud jama – Xoghaye
  3. Hassan Mohamed Ali – Khasnaji (lacaghaye)
  4. Hussain Hassan Gulaid – xubin (La Taliye)
  5. Maryan Mohamoud Ali - xubin





TOP

145 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

Kulmiye Waa Aqoontiii iyo Aqoonyahan kii Somaliland,Geesigii Iyo Geesiyiiintii Somaliland,Mustaqbalkii Shacabka somaliland

Cali Kayse Kabadhe

Lib Murkucatay!

Ibrahim S. Yusuf-Bulay

God Walaal Ha Qodin Haddaad Qoddana Haku Dheeraan Ku Dhicidoontid Ma Ogide!

Shueib A.Yousuf

Election in Mogadishu will be neither fair nor free

Abdi Mohamed Ali

Lafagurka Shirkii Golaha Dhexe Kulmiye 3aad

Abdiaziz A Musa

Lafagurka Shirweynahii Golaha Dhexe ee Kulmiye

Abdiaziz A Musa

Dimuqraadiyada Ayaa Ku Jirta

Musa Adan (Muse Qodaal)

Sooyaalkii iyo Geeddi-socodka Xisbiga Kulmiye iyo xaaladda maanta taagan

Sayid Maxamed Yuusuf

Hambalyo Silaanyo & Saylic

Mohamed Yonis Awale

Xisbiga Kulmiye laanta NORWAY: Hambalyo!

Laanta Norway, Kulmiye

Dildillaaca Kulmiye!

Maxamed Baashe X. Xasan

Hambalyo Shirka Kulmiye

Guddida Fulinta UK

Kulmiyoo Doorta Axmed xaaji cali Cadami

Axmed Xirsi Madar

Kulmiyoow Snmta hore iyo Snmta dambe midkeed dooran?

Cabdale Farah Sigad

Sifooyinka laga rabo qofka madaxdaa

Ahmed Dahir Elmi

Badha Badha Faisal Ali Warabe and the SNM

By Sagal Say Wallahi

Prof. Ismail Are waxa diyaar u ah siddeed boqol oo kun ( 800,000) oo cod.

Ahmedweli Goth

Xubinimada (ACCA) iyo Musharaxa Maxamed Cali Xirsi

Jama Ali Tooxyare(Jama Arani), London, UK

Farriin deg deg ah oo ku socota xildhibaannada ka qayb gelaya shirka KULMIYE ee Burco.

Ahmedweli Sh. Omer

Richard Burton’s Outdated Bigotry Views and the Public Sphere

Mohamed A. Awale

Dildilaaca UDUB Iyo Dayaca Talaabo

Jaamac Cabdillaahi Suleymaan

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher: Aways Adam Cisman & Muna Muxumed Ismaaciil

Hambalyo Aroos: ABDIRISAQ ISMAIL IYO MUNA WADAAD YARE

HAMBALYO MEHER:Mudane Xariir Ducaale Axmed & Marwo Khadra Cismaan Nuur