Archive for July, 2008
Thursday, July 31st, 2008 Comments Off
‘Hashiis kasta oo ka horimanaya Qodobka 11aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland waa waxba kama jiraan’ Go’aanka Golaha
Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii shalay go’aan ka soo saaray muranka ganacsiga dhoofka xoolaha nool, kaas oo ay ku sheegeen in sida ku cad dastuurka dalka ganacisga xooluhu ku salaysan yahay suuqa xorta ah, isla markaana aanay xukuumaddu ku [...]
Wednesday, July 30th, 2008 Comments Off
Ilaa iminka ma jirto wakhti go’ana oo loo cayimay qabsoomida shirka, taas oo xeerka xisbigu dhigayo in shantii sanaba mar la qabto shirweynahaa. Waxaana ay ku ekayd wakhtigaasi July 1 2006, oo iminka kasoo wareegtay labo sano iyo bil.
Wednesday, July 30th, 2008 Comments Off
Nasir xaaji ciise (ina geeljire )
Wednesday, July 30th, 2008 Comments Off
Awal nin aamusan oo xishood badan buu ahaa, wuu yaqaannay kelmadda afkiisa ka soo baxaysa, kelmad aanu ogayn kamay soo baxayn. Laakiin immika wuxu arkaa hadalkiisii oo ka sii horreeya isagoon ka fikirin...
Wednesday, July 30th, 2008 Comments Off
8-da Xildhibaan ee isku waafaqay mooshinkan miyaanay dalka hore u joogin, eedaynta ay Madaxweynaha maanta u soo jeedinayaan ma wax cusub baa? Xagay ku maqnaayeen mudadii dheerayd ee Madaxweyanaha Somaliland dastuurka wadanka ku tmanayey
Tuesday, July 29th, 2008 Comments Off
Waxayna mudanayaasha doodda shalay ka qaybqaatay ee dalbaday in Madaxweyne Rayaale lagu sameeyo maamul-ka-xayuubinta soo daliishadeen qodobka distooriga ah ee 96aad oo ka hadlaya eedaynta iyo maamul-ka-xayuubinta Madaxweynaha, ku-xigeenka iyo wasiirrada, kaas oo qeexaya in Madaxweynaha lagu soo oogi karo dambiyadda kala ah khiyaamo qaran iyo ku xadgudubka distoorka.
Tuesday, July 29th, 2008 Comments Off
Ilahaa aanu soo xiganay waxay intaa ku dareen in Dhawr wasiir oo isku dayay in ay miiska keenaan muranka ka oogan dhoofka Xoolaha Madaxweyne ku xigeenku ka hor joogsaday, Islamarkaana uu ka dalbaday in la raaco go’aanka Xukuumadu arrinkaa hore uga qaadatay, taasoo keentay in halkaa lagu dhaafo. Iyadoo dibna loogu balamay in kulan danbe la isugu soo noqdo.
Tuesday, July 29th, 2008 Comments Off
Cabdirisaaq Harraadane
Tuesday, July 29th, 2008 Comments Off
Osman Mahamoud X Abdi
Tuesday, July 29th, 2008 Comments Off
Lughaya News
Tuesday, July 29th, 2008 Comments Off
Farid Cadani
Monday, July 28th, 2008 Comments Off
Ina Rayaale ayaa badda qaar ka kalluumaysanayay ku qabsaday. Ina rayaale qolo Habar Jeclo ah oo karinka wax ka dhoofinaysa ayaa is haysta. Ina Rayaale Komishankii baa is haysta. Ina Rayaale Saleebaan Gaal baa is haysta. Ina Rayaale iyo Xaji Cabdi Waraabe ayaa is haysta(berigii uu Xaajigu Guddomiyaha Guurtida doonayay). Ina Rayaale iyo Adhiiylayaashii baa is haysta. Ina Rayaale iyo Ku-xigeenka ayaa is haysta. Ina Rayaale deeq-bixiyeyaashii baa is haysta. Ina Rayaale iyo qolo Jaaliyaddii debedda ee UK baaa is haysta. Ina Rayaale reer dumbuluq baa riig isku haysta. Ina Rayaale iyo Djibouti baa is haysta.
Monday, July 28th, 2008 Comments Off
Ahmed Xaaji C/laahi Rooraaye
Monday, July 28th, 2008 Comments Off
Mohamed Obsiye
Monday, July 28th, 2008 Comments Off
Mujaahid Maxamed cali
Monday, July 28th, 2008 Comments Off
Sharmarke Ali
Monday, July 28th, 2008 Comments Off
Xaaji Aadan Af-qallooc waxa uu ahaa nin aftahan ah, hiboole codkar ah, waddani Alle ka cabsi badan oo waaya arag ah, dal-mareen qurbaawi ah, meelna ku weeleeyey oo isugu keenay aqoon ka soo jeedda dhaqammo iyo ilbaxnimooyin kala geddisan. Gabayada Xaaji Aadan Axmed Xasan waxa ay noqdeen caroog iyo dawan cod dheer oo guubaabiya, kiciyana shucuurta iyo dareenka waddaniga ah ee dadka Soomaalida. Badheedhe cad oo diidmo ah ayuu kala hor tegey gumaysigii Ingiriiska ee Somaliland
Monday, July 28th, 2008 Comments Off
Mohamed Adan Omer
Monday, July 28th, 2008 Comments Off
TACSI
Geeri Naxdin Leh
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii,Qaraabaddii,Ehelkii iyo dhamaan shacbiga Somaliland uu ka baxay Marxuun Suldaan Maxamed Cabdi Cali oo xalay 26.07.2008 ku geeriyooday degmada Gar-Adag ee Gobolka Sanaag.
Guddoomiye Axmed Siilaanyo waxa uu ilaahay uga baryayaa Marxuumka [...]
Sunday, July 27th, 2008 Comments Off
Inaalilaah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun
Waxaa maanta magaaladda Gar’adag ee gobolka Sanaag ku geeriyooday Suldaan Maxamed Cabdi oo ka mid ahaa Salaadiinta Somaliland. Suldaan Maxamed oo kasoo jeeda degaanka Gar’adag halkaas oo shir uga socdo beesha Suldaanka (Habar Jeclo) ayaa shalay Sabtidii ayaa wakhti muddo ah imika xanuusanayay. Suldaan Maxamed Cabdi Ilaahay qoyskiisi, asxaabtiisi iyo dhamaan [...]
Saturday, July 26th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Golaha Wakiillada Somaliland oo maanta gudagalay doodda Ajandaha kalfadhigiisa 7aad ayaa ku haftay khilaafka xiisadda leh ee ka taagan ganacsiga xoolaha oo ay mudanayaashu si kulul uga hadleen.
Kalfadhiga Golaha Wakiillada oo furmay horraantii toddobaadkii dhammaaday, balse fadhiyadiisu u qabsoomi kari waayeen kooramka oo buuxsami waayey ayaa fadhigii maanta shirguddoonku soo hordhigay ajande [...]
Saturday, July 26th, 2008 Comments Off
Gar’adag (Somaliland.org) – Beelaha Bariga Burco (H/Jeclo) oo ka mid ah beelaha waaweyn ee Somaliland ayaa maanta shirweyne uga furmay Magaalada Gar’adag ee Gobolka Sanaag, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku sii qulqulayeen ergooyinka ka qaybgelaya shirka, salaaddiinta beesha, xildhibaanno iyo masuuliyiin kale.
Shirkan oo ay ka qaybgelayaan in ka badan 200 oo ergey, [...]
Saturday, July 26th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Geeska)- Xukuumadda Somaliland, ayaa albaabada u xidhay xafiiska uu magaalada Hargeysa ku leeyahay Telefiishanka Universal oo ah Telefiishan Afka Somaliga ku hadla oo laga daawado Satalaytka, kaas oo ay xaruntiisa guud tahay magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Ma jiro war rasmi ah oo ay xukuumadda Somaliland ka soo saartay xidhitaanka xafiiska Telefiishankaas oo muddooyinkii u [...]