Monday, June 30th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe. Waxayna calaamad-su’aal gelisey Madaxtooyadu caafimaad-qabka maxkaxeed ee Guddoomiyaha, iyada oo si ba’an u weerartay shakhsiyaddiisa siyaasadeed. Afhayeenka Madaxtooyada, Mr. Siciid Caddaani Mooge ayaa warsaxaafadeed uu shalay soo saaray waxa uu kaga jawaabey hadal uu ka [...]Monday, June 30th, 2008 Comments Off
Sul. Maxamed Sul. C/Qaadir maxaa ka baajiyay xafladii Gobolka Hawd? Baligubadle (Ogaal) – Suldaan Maxamed Suldaan Cabdul-qaadir ayaa sheegay in xanuun dartii ay u suurta-geli wayday inuu sugo ka qayb-galka xafladii wanqasha Gobolka Hawd ee shalay ka dhacday magaalada Bali-gubadle. Halkaas oo uu markii hore Suldaanku u tagay ka qayb-galka xaflada, balse uu sheegay [...]Monday, June 30th, 2008 Comments Off
Shirwaynihii ururka Togdheer Abroad Foundation ee marka magciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano TAF ayaa ka dhacay magaalada Manchester 28/06/08 shirkaas oo ay soo qabanqaabiyeen laanta ururka ee magaaladaasi waxaa kasoo qayb galay dadweyne aad u fara badan oo isaga kala yimi dhamaan wadanka Ingriiska dadkaas oo ay ka mid ahaayeen Salaadiin, Cuqaal, aqoonyahano Xildhibaano, Abwaanno [...]Monday, June 30th, 2008 Comments Off
Ibrahim Hassan GagaleMonday, June 30th, 2008 Comments Off
Cali Cumar Xasan.Monday, June 30th, 2008 Comments Off
Adan Yuusuf CilmiMonday, June 30th, 2008 Comments Off
Siciid Cadaani YusufMonday, June 30th, 2008 Comments Off
Rashiid BarkhadMonday, June 30th, 2008 Comments Off
Hassan FarahSunday, June 29th, 2008 Comments Off
Berbera (Somaliland.org) – Hal wiil oo dhallinyaro ah ayaa ku dhintay iska horimaad maanta ka dhacay duleedka Bari ee magaalada Xeebta ku taalla ee Berbera, halkaas oo ay tacshiirad isku weydaarsadeen ciidanka Booliska iyo koox dabley ah. Iska horimaadkaas ayaa la sheegay inuu salka ku hayo khilaaf dhul, waxana la sheegay in ciidan boolis [...]Sunday, June 29th, 2008 Comments Off
Inkasta oo Daahir Riyaale kaga dhawaaqay Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee Hargeysa munaasibaddii 18ka May inuu hagaajinayo xidhiidhka Somaliland la leedahay derisyadeeda, isaga oo xusay inay jiraan dalal – aanu xusin – oo xidhiidhkooda Somaliland aanu wanaagsanayn, isla markaana uu ballanqaaday inuu ka hawlgelayo iyagana, haddana, booqashadii uu toddobaadkii hore ku tegey Jabuuti waxay ahayd mid [...]Sunday, June 29th, 2008 Comments Off
Balligubadle (Somaliland.org) – Xaflad ballaadhan oo loogu wanqalayey magacaabista cusub ee Hawd ayaa maanta lagu qabtay magaalada xarunta u ah gobolkaas ee Balligubadle. Munaasibaddan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay, isla markaana labadii maalmood ee u dambeeyey ay ku qulqulayeen dadweyne tiro badan oo ka kala yimi magaalooyinka Somaliland, kuwa dalalka deriska iyo [...]Sunday, June 29th, 2008 Comments Off
Toddoba qodob ayaa mudnaa inaad xusuusnaato intaan hadalku dibedda ka wada iman. Inaad xeerisay ahayd: (1) Inay dadweynaha ku dhegeysanaya ama ku daawanaya ama ku akhriyaya yihiin kuwaad codka ka dooneyso; (2) Inaad dadka kale uga baahi badan tahay inaad muuqato nin isu dheellitiraya xumaantiisa iyo samaantiisa; aflagaadadiisa iyo ammaantiisa, si uu uga badbaado in [...]Saturday, June 28th, 2008 Comments Off
Balli-gubadle (Somaliland.org) – Masuuliyiin ka kala socda xukuumadda, hay’adaha dowladda iyo Golayaasha Qaranka, siyaasiyiin ka kala socda xisbiyada siyaasadda, aqoonyahanno, madax-dhaqameedyo iyo dadweyne aad u fara badan ayaa ilaa maanta iyo caawa ku sii qulqulaya magaalada Balligubadle, halkaas oo burrito lagu qaban doono Xaflad ballaadhan oo loogu wanqalayo Gobolka cusub ee Hawd oo xaruntiisu tahay [...]Saturday, June 28th, 2008 Comments Off
Ceerigaabo (Somaliland.org) – Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka Bariga Sanaag ayaa dedaal ugu jira sidii ay u soo furan lahaayeen lammaane Jarmal ah oo koox budh-cad badeed ahi ku haysato buuraleyda Calmadow ee bariga Gobolka Sanaag. Lamaanaha Jarmalka ah oo la sheegay in Budh-cad badeed ka soo afduubtay Yemen, iyaga oo ku jira safar dhinaca badda [...]Saturday, June 28th, 2008 Comments Off
Wasiirradayadu may fadhiisteen Xafiisyada aan arkay” “S/land waxaan imid iyadoo la’igu soo dar-daaray Rasaasta iska jir” Makwaia wa Kuhenga – Warbixin Hargeisa (Ogaal/DailyNews)- “Dad badani kama war hayaan inay Afrika ka jiraan laba dal oo isku magac ah, isla markaana isku dad ah. Dalka caanka ahi (labada dal) waa Somalia, oo caasimaddiisu tahay [...]Thursday, June 26th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Munaasibado loo sameeyey xuska sannad-guuradii 48aad ee ka soo wareegtey markii Somaliland gobanimadeedii luntay ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska, 26 June 1960 ayaa maanta iyo caawa lagu qabtay meelo kala duwan oo Somaliland ah. Munaasibadaha xuska 26ka June waxa maanta lagu qabtay gobolada dalka qaarkood, iyada oo magaalada caasimadda ah ee Hargeysa oo [...]Thursday, June 26th, 2008 Comments Off
Caafimaadka qoys ku afduuban Laasqoray oo laga dayriyay iyo dilaaliin la xidhiidhay budhcada Laasqoray (Ogaal) – Wiil yar oo ka mid ah qoys afar ruux ka kooban oo u dhashay dalka Jarmalka oo afduub loogu haysto Buuraha magaalada Laas-qoray ayaa laga dayriyay xaaladiisa caafimaad, sida uu wakaaladda wararka AP u sheegay mid ka mid [...]Wednesday, June 25th, 2008 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Weftigii Somaliland ee uu hoggaaminayey Daahir Riyaale Kaahin ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu soo dhammaystay booqasho saddex maalmood ah oo uu ku tegey Jamhuuriyadda Jabuuti. Mudane Riyaale oo weriyayaasha kula hadlay madaarka Hargeysa, waxa uu si kooban u sheegay in socdaalkiisu guul ku soo dhammaaday, isaga oo [...]Tuesday, June 24th, 2008 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org)- Shirguddoonka Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shahaado-sharaftii ugu mudnayd ee uu Golahaasi bixiyo guddoonsiiyay G/Dhexe Axmed Maxamed Xasan (Axmed Dheere), oo ahaa Duuliye ka tirsanaa ciidankii Cirka ee dowladdii Siyaad Barre, isla markaana ka damqaday duqayntii iyo xasuuqii ciidamadii uu ka tirsanaa kula kaceen dadka reer Somaliland qaybo ka mid ah sanadkii 1988. Shirguddoonka [...]Tuesday, June 24th, 2008 Comments Off
Jabuuti (Somaliland.org) – Weftiga uu hoggaaminayo Daahir Riyaale Kaahin ee booqashada ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti iyo xukuumadda Jabuuti ayaa maanta soo wadasaaray war-murtiyeed, kadib wadahadlo labada dhinac u socdey ilaa shalay oo heerar kala duwan ah. War-murtiyeeda oo ka kooban 5 qodob oo inta badan ka hadlaya colaadda u dhexaysa Jabuuti iyo Erateriya, waxa uu [...]Tuesday, June 24th, 2008 Comments Off
Ahmedweli GothTuesday, June 24th, 2008 Comments Off
Maxamed Aadan NuurTuesday, June 24th, 2008 Comments Off
At the risk of sounding an 18th century polemist, their political crusade against Somaliland could be traced to their ideological usage of social science. Somaliland’s political experience is the only familiar terrain in which the Samatars unleash their most primeval instinct and yet this is the only time that they are not inconsequent in their incoherent jumble. Even their recent acknowledgment of Somaliland’s positive changes is just a way of exorcising their guilt conscience. A way to wash away the...