Furidda Adeegga Dahabshiil-Belgium
Waxaa dadweynaha qaaya leh iyo macaamiishayada inaanu ka bilawnay adeeg waddanka Belgium; kaas oo aannu iska kaashanaayno shirkadda la yidhaahdo COINSTAR oo Waddanka Belgium magaalo kasta ku leh Wakiil. Qiimaha khidmadda waxa weeye mid aad u soo dhweynaya macaamiisha oo raalli gelin doona.
Wejiga hore xawaaladaha waa laga soo diri karaa ee looma diro karo. Wixii faahfaahin ah waxaad kala xidhiidhi kartaan:
Bruxelles
+32 2 414 92 77 (main office)
Alain HECQCountry Manager – Belgium
32 2 414 9277
alain.hecq@coinstar.com
Abdeljalil RahmaniBusiness Development Manager –Belgium
32 2 414 9277
abdeljalil.rahmani@coinstar.com
Waxaannu idiin ballanqaadaynaa adeeggii uu ku caan baxay, ee looga bartay Dahabshiil: Adeeg hufan, ammaano iyo degdegsiinyo
Wa Billaahi Tawfiiq
Hassan M Jama “Heiss”
Marketing
+252 2 4423 794 – +252 2 523000
