Mahadnaq
Dhamaan Qoysaska Reer Xaaji Ducaale Axmed Yare Waxay Mahadnaq u gudbinayaan Dhamaan Bulshada Somaliland
Golayaasha Qaranka,Axsaabta Qaranka,Salaadiinta,Culimaa’udiinka,Aqoonyahanka,Saxaafada,Iyo dhamaan Qaybaha Bulshada Intii Ka Qayb gashay Aaskii Marxuun MAXAMED XAAJI DUCAALE AXMED YARE {DHOOLAYARE}
Intii Tacsida u Soo Dirtay ee U soo Marisay Wargeysyada,Idaacadaha,Telefiishanada,Iyo Websitayada Kala Duwan Waxaanu Idinka Mahadnaqaynaa Mar Labaad Sida Walaaltinimada Leh ee aad noo soo Tacsiyadayseen.
Bahda Saxaafada oo Kaalin weyn Ka qaatay Taariikhda Marxuunka Iyagana Si gaara Ayaanu Ugu Mahad naqaynaa
ALAA MAHADLEH
SICIID YUUSUF XAAJI DUCAALE




TACSI »
Baroor Diiq Iyo Dhambaalo Tacsiiyadeed: Marxuum Yuusuf Tuke Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday