OPINION

Raad Tv Iyo Tartanka Warbaahinta Somalida ?

Telfishankii afaraad ee ku hadla Afka somaliga ayaa todobaadkii ugu danbeeyay, Si rasmi ah ugu soo biiray dayaxgacmeedka caanka aha ee Sitalitka, Telvishankan ayaa ah mid si weyn u soo jiitay indhaha iyo Dhagaha somalida Si weyn ula socda Mihnada Saxaafada , Hadaba
 
            Waa Kuma Raad TV.  
 
Raad TV, ayaa magaciisa loo soo gaabiyay, Rugta Aqoonta Akhbaarta Dunid RAAD, Sida lagu sheegay barnaamijyo Hordhac ah oo ka soo baxay shaashadan oo ah mid ku Cusub Indhaha Iyo Dhagaha Somalida Maanta Joogta, Raad Tv, International ayaa noqon doona Telvishankii Afaraad ee afsoomaliga ku hadla oo laga dhex arko  Aalada Satalitka, Telfishankan oo todobaad hawada ku jiraya, ayaa mulkiilihiisa lagu sheegay In at Tahay, Foosi Yuusuf Xaaji Aadan ( Qabile), isla markaasna waxa uu telfishankani Xusay in aya ka Hawl-gali doonaan wariyayaal dhawr ah oo badan koodu caan ka dhex ah Somalida.
 
 ” TV gani waxa u kaga duwanaan doonaa kuwi hore, waxa ku soo urruray niman wariyayaal ah oo aqoonle, Sida Hereri Iyo Cake , Ducaale Iyo Seenyo,  oo ah kuwii daadihin jiray BBC da Iyo VOA daba, runtii waxanan filayaa in uu noqon doono mid aan lagu dhex yoo-yootamin, ” Sidaasi waxa ku dooday Mulkiilaha RAAD Foosiya  Yuusuf Aadan oo laga dhex Arkay TV geedan Raad, Telfishankeedan ayay Sidookale Fowsiya ku sheegtay in uu noqon doono Mid Ganacsi, isla markaasna uu waxa weeyn ku soo Kordhin doono Mihnada Saxaafada Xorta ah,
 
              Muxuu Soo Kordhin Karaa RAAD TV
 
Raad Tv International, ayaa noqonaaya mid Si weyn ula tartama Sadex Telvishan oo isaga hawada uga soo Horeeyay, Isla markaasna hada Gacanta ku haysta Inta Badan Indhaha Iyo Dhagaha Somalida, Sida Universal TV, oo isagu ah Telfishankii ugu Horeeyay ee afsomali ku hadla ee lagu Arko aalada Satalitka Iyo Waliba Somaliland Space Ganel, Sidoo kale Horn Cable Tv, 
 
Sadexdan Telfishan ayaa ah kuwo soo Tabiya, ama laga Daalacdo dhamaanba Barnaamijada uu Balan qaaday in uu soo dayn doo Raad Tv, Su.aashu se waxa Tahay , muxuu kaga duwanaan doonaa kuwan RAAD,  Codka Axmed Xasan Cawke Iyo C/Salaan Ibraahin Hereri, Ma Noqon donaan kuwo dawadayaasha ka soo didiya Sadexda Telfishan ee kale?? kkkkkkkkkkk,
 
       Gagiga-Tartanka Warbaahinta,
 
Muuqaalka guud ee RAAD TV, ayaa u muuqda mid ku xardhan, muqaalo Iyo Miksaro quruxbadan, sidoo kalena, waxa ay mulkiilaha Raad sheegtay in ku fara yareysteen Hawlwadeeno aqoondheeraad ah u leh, Miksarka Iyo Kameradahaba, Hasa ahaatee waxa looga Fadhiyaa Siyaasadii Iyo Mihnadii ay kaga dhex dabaalan laheeyeen Mihnada Iyo Siyaasada Somalida Maanta Joogta oo u Muuuqata Mid Kala Qo=qoban, oo Qabiilo leh, ugu danbeyntii muxuu Noqon doonaa RAAD, RAADKIISA WAA LA RAACI DOONAA
 
Foosi Saleebaan Aw-Bindhe
Freelence Journalist
foosi36@hotmail.com
Burco Somaliland  


TOP

ANNOUNCEMENTS »

Conf. Call by S/land American Council

27 July 08 @ 1pm ET- Keynote Speaker; Vice President Ahmed Yusuf Yassin

102 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

Ha la sameeyo wixii rag yeeli jiray.

Mohamed Hussein Roble

Diridhabe & Maqaalkisi “Maxad Ka Taqaana Xaaska Madaxweynaha (Huda Barkhad)

Xabiib Adan Cabdi

Faysal Cali waraabe ma shirka beesha Bariga Burco ku qabsanayso Garadag uun baa muuqday

Abdihakin hersi

Madaxda UDUB & UCID oo ku fashilmay…

Maxamed Haaruun

Doorashada musharrixiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka ee Kulmiye siday u dhici doontaa?

Ahmedweli.

Who Is Ismail Mumin Aar?

Haybe Omar

Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye & halka uu maraayo

Adan Yuusuf Cilmi

Jawaab: Kulmiye waa inuu Shirkiisa ku qabsado Hargaysa.

Cali Maxamuud Case (London)

Maamulka Saaxil maxay isu hortaageen dhismaha dugsiga

Mohamed osman

Ayaxa Ku Habsaday Somaliland!!!

Axmed Xasan Cali(like)

Reer Kulmiyow, ma runtaynu qarxinaa mise beenbaynu ku rafanaa

Maxamud Nour (Xariif)

The cloak-and-daggers boys Inc. of Somaliland

Sagal Say Wallahi

The Unjust Transfer of the Ambulance of Erigavo Hospital

Sanaag Development Organization

Goormuu Noqday Ciidankii Qaranka Somaliland

Shueib A. Gaboose

Kulmiye waa inuu shirkiisa ku qabsado HARGAYSA

Engr. Omar Yousuf.

Arrinku Riig Ka Qoto Dheer

Axmed Ismaciil

Dahabshiil Ducaysane

Farid Cadani, Hargeysa

Unguided talking head

Mahdi Gabose.

Talo Xumada Siyaasada Beesha Maxamed Case Waxay

Saleebaan Ahmed Daauud

Dood Muranka Miisanka Maansada

Jaamac Cabdillaahi Suleymaan

Tartankii Musharaxiinta Kulmiye oo bilaabmay

Yusuf Daahir Geelle

Labakaclaynta Siyaasadda Xisbiga Kulmiye

Jamaal Cabdilaahi

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher:

Hambalyo Aroos