OPINION

Qabqablayaasha kala qoqabay dadka ee maanta ka jirra Dalka

Qabqablayaasha kala qoqabay dadka ee maanta ka jirra Dalka

badankoodu kaaraha ( Tanks ) Ethiopia ayuu midna horsocday midna daba socday Dalka cida laga xoreeyay & Cida loo xoreeyey midna lama yaqaano ?  Dadka

 

qaarkoodna ma garanaayan waxa laysku haysto iyo halka laysla marayo Hadaba Soomalida oo ka mida Qoomiyadaha lagu tiriyo kuwa  ugu Deegaamada badan ee Geeska Africa oo dhulkuna ka badanyahay kuna coloobay Qabyaalad iyo Qabiil. waxaa lama huraan noqotay mar hadii Qabyaallada aan la dhaafayn in la xuso oo Cilmi baadhis lagu sameeyo Qabiilada.

 

Hadaba waxaan qiimaynaynaa Qabiilada iyo qaabka ay u kala duwanyihiin,Qabiiladii hore iyo kuwa maanta. Qabiiladii hore waxay dhalan jireen iyagoo Islaam ah oo Soomaliya waxayna ku kori jireen Dal jaceyl, Diin jaceyl iwm Qabiilada maanta Jiraana waxay dhashaan ooy ay koraan oo waliba ay dhintaa iyagoo Qabiilo ah

 

Hadii maanta uu qof dhinto waxaa la yiraahdaa  Qof reer hebel ah ayaa dhintay oo lama yidhaahdo qof Islaam ah ama Soomaaliya ayaa dhintay

inta uuna qofku guursan waa nus.( badh ) marka qofku uu gursadana

wuxuu noqdaa Reer ku soo biiray Reeraha. waxaan la yiraahdaa Reerkii reer Hebel. Qabiilkuna markuu kalidii joogo waa qabiil marka uu la bahoobo Qabiilada kalana waxay noqdaan Bulsho isbahaysatay  oo loo yaqaan Ummad, sidaa darteed  Soomaliya  Gobanimada waxay qaadatay

 

Soomaalidii oo wali Qabiil ah oon midoobin .waxaana dhalatay Dawlad 1960kii  oo Qabiil ku salaysan oo Reer baadiye ah.waana halka sartu ka qudhuntay

 

Qabiil kaliya oo ma manaafaacsaday Dalka ma jiro waxayna  ku kala duwanyuhiin korsiinta iwm. waayo? qofna kuma korin somalinimo iyo wadaniyad, hadaba Qabiilada Qudhmuunkooda iyo Qudhunkooda aan qiimaynay waxay kala yihiin sidan:

 

Daarood: wuxuu dhashaa Isagoo Somaliya wuxuuna koraa isagoo Dawlada wuxuuna dhintaa isagoo dambiile ah

   (waxaana Xaal ka raba Dawladnimo )

 

Hawiye: wuxuu dhashaa isagoo Somaliya  wuxuuna koraa isagoo  dadaallaya wuxuuna dhintaa isagoo waxba aan fahmin

       ( waxaana xaal ka raba Nabad & Hub )

 

Isaaq :wuxuu Dhashaa isagoo Somaliya , wuxuu ku koraa  Isaaqnimo wuxuuna dhintaa isagoo hadlaya

       ( waxaana Xaal ka raba Hadal, Hubsiimo & Qabyaalad )

 

Digil & Mirifle: waxay dhashaan iyagoo Soomaliya, waxayna koraan iyagoo tabcanaya( muruqmal ah ) waxayna dhintaaan iyagoo tuugsanaya..( waxaana Xaal ka raba wax soo saar )

 

Gadabursi: waxuu dhashaa isagoo Somaliya wuxuuna koraa isagoo wadaniya wuuna dhintaa isagoo aan la fahmin wuxuu rabo

            ( waxaana xaal ka raba Aqoon )

 

Madhibaan ,Midgaan, Tumaal, Yixir & Jareer,Baajuun: waxay dhashaan iyagoo Somaliya waxayna koraan iyagoo dulman waxayna dhintaan iyagoo islaama (muslim ) aakhirana aan Soomaali abaal u hayn.

 >>>>>  ( Waxay xaal ka rabaan Soomali oo dhan )>>>>>>>>

 

Dir-konfureed: wuxuu dhashaa isagoo Soomaliya waxay koraan iyagoo is cajabiyey waxayna dhintaan iyagoo aan raysamaal haysan ( waxaa xaal ka raba Xoolo iyo Biyo )

 

Cadcad, Reer Xamar, Barawaani, Shaashi:waxay dhashaan iyagoo xadaarad leh waxayna koran iyagoo Ajanabi isku haysta

waxayna dhintaan iyagoo is lugoynaya.

( waxaana xaal ka raba is dhexgal )

 

Qabiilada Cusub: Amxaar iyo Tirgree: marka hore aan macnayno Amxaar oo labo xaraf iyo weedh

 

AM=american + Xaar = Amxaar: waxay dhashaan iyagoo Islaamka neceb, waxayna koraan iyagoo Soomali neceb waxay dhintaan iyagoo is jecel

 

Tigree: wuxuu dhashaa isagoo Tuuga wuxuuna ku cayilaa

Somaliland, Puntland ,Gaajoland Daaduunland, Qabiilland wuxuuna dhintaa isagoo Ereteria saamaxay.

 

Yaa Somali u maqan ?

yaa u maqan Kilinka 5aad ?

 

Afeef:: maan jeclayn inaan Qabiil ka hadlo, ee raali ahaada

wakhtiga maanta lagu jiro ayay ka turjumaysaa

 

*********************************************************************

Fiiro gaar ah

Dalkii Soomaliya ayaa Qabyaaladii ka  dacwooday Xaalna

ka raba Qabiilada Somaaliyeed.

 

Mahdi Farah Aden (Mahdi Ghandi )

Holland

 

 


TOP

ANNOUNCEMENTS »

Conf. Call by S/land American Council

27 July 08 @ 1pm ET- Keynote Speaker; Vice President Ahmed Yusuf Yassin

102 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

Ha la sameeyo wixii rag yeeli jiray.

Mohamed Hussein Roble

Diridhabe & Maqaalkisi “Maxad Ka Taqaana Xaaska Madaxweynaha (Huda Barkhad)

Xabiib Adan Cabdi

Faysal Cali waraabe ma shirka beesha Bariga Burco ku qabsanayso Garadag uun baa muuqday

Abdihakin hersi

Madaxda UDUB & UCID oo ku fashilmay…

Maxamed Haaruun

Doorashada musharrixiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka ee Kulmiye siday u dhici doontaa?

Ahmedweli.

Who Is Ismail Mumin Aar?

Haybe Omar

Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye & halka uu maraayo

Adan Yuusuf Cilmi

Jawaab: Kulmiye waa inuu Shirkiisa ku qabsado Hargaysa.

Cali Maxamuud Case (London)

Maamulka Saaxil maxay isu hortaageen dhismaha dugsiga

Mohamed osman

Ayaxa Ku Habsaday Somaliland!!!

Axmed Xasan Cali(like)

Reer Kulmiyow, ma runtaynu qarxinaa mise beenbaynu ku rafanaa

Maxamud Nour (Xariif)

The cloak-and-daggers boys Inc. of Somaliland

Sagal Say Wallahi

The Unjust Transfer of the Ambulance of Erigavo Hospital

Sanaag Development Organization

Goormuu Noqday Ciidankii Qaranka Somaliland

Shueib A. Gaboose

Kulmiye waa inuu shirkiisa ku qabsado HARGAYSA

Engr. Omar Yousuf.

Arrinku Riig Ka Qoto Dheer

Axmed Ismaciil

Dahabshiil Ducaysane

Farid Cadani, Hargeysa

Unguided talking head

Mahdi Gabose.

Talo Xumada Siyaasada Beesha Maxamed Case Waxay

Saleebaan Ahmed Daauud

Dood Muranka Miisanka Maansada

Jaamac Cabdillaahi Suleymaan

Tartankii Musharaxiinta Kulmiye oo bilaabmay

Yusuf Daahir Geelle

Labakaclaynta Siyaasadda Xisbiga Kulmiye

Jamaal Cabdilaahi

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher:

Hambalyo Aroos