Mahadnaq: Tacsidi Axmed Maxamed Jama
Salaamu calaykum.
Anigoo ku hadlaya magaca qoyskayga, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum Axmed Maxamed jaamac oo ahaa wiilkaygii waxaan halkan uga soo jeedinayaa mahad celin dadkii faraha badnaa ee tacsida noo soo gudbiyey iyo shabakadaihii naga caawiyey inay na soo gaadhsiiyaan baroor diiqda asxaabta iyi ehelka.
ILAAHAY ha idinka abaal mariyo. waanu guddomaney tacsida aad noo soo tebiseen waanad ku mahadsantihiin.
Maxamed Jaamac Maxamed




TACSI »
Baroor Diiq Iyo Dhambaalo Tacsiiyadeed: Marxuum Yuusuf Tuke Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday