Jaaliyadda Somaliland ee Finland.
Waxay ku Martiqaadaysaa dhammaan dadweynaha reer somaliland ee
deggan wadanka Finland, munaasabadda ciidda dabaaldegga 18ka may 2008. oo Lagu qaban doono:
Maalinta Sabtida
Taariikda: 17.5.2008
Saacadda :15-21.00 pm
Goobta: ulapparaitti 6
00980 Helsinki
Goobtu waxay ku taal Vuosaari, Waxayna ka dambaysaa maktabba buugaagta ee Vuosaari..
Fadlan Ha la dhawro waqtiga ,si munaasada xuskeedu aynu faa’iidaysanno..
Guddiga Jaaliyadda Somaliland

TACSI »
TACSI: Amran Haybe - Xaaska Xaji Xasan Axmed Geedi (Xasan Humbus)