ANNOUNCEMENTS »

Xisbiga KULMIYE oo Tacsi u diray Guddoomiyahooda Axmed-Siilaanyo

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa guud ahaan reer Maxamed Maxamuud, gaar ahaanna Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo….

TACSI: Guddoomiye-xigeenka Ururka Saxaafadda Somaliland ee SOLJA

Guddoomiyayaasha Ururada Saxaafadda Somaliland ee SOLJA Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo USJ Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), iyaga oo ku hadlaya magacyadooda iyo kuwa Ururada Saxaafadda Somaliland…

Tacsi: Guddoomiyaha Guddida Doorashada Aabihii oo ku geeriyooday Burco

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa….

Bandhig Suugaaneed loogu Magac-daray Maalmihii iyo Maansadii Abwaan Timacadde (1920-1973)

Bandhig Suugaaneedkan waxa soo bandhigaya Qoraaga Caanka ah ee Cabdi Yuusuf Ducaale(Boobe).

Ogaysiis: Shirweynihii Xisbiga UCID oo lagu qabanayo Bristol

Shirkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa Siyaasada cad ee Xisbiga UCID iyo qorshaha u degsan ee uu ugu talogalay inuu dalka ku hogaamiyo hadii uu ku guulaysto doorashooyinka madaxtinimada ee ka dhici doonta Somaliland, waxaa kale oo uu Xisbiga UCID bulshada ku dhaqan UK us oo bandhigi doonaa sababta ay ugu qalmaan in dadweynaha….

CIID MUBAARAK – CAAFIMAAD KU CIIDA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maamulka iyo hawl-wadeenada Shabakadda Wararka ee Somaliland.Org waxay munaasibadda Ciidal-Udxada awgeed hambalyo u dirayaan guud ahaan Shacabka Dunida Muslimka, gaar ahaan Umadda Afka Soomaaliga ku hadasha. waxaanay si gaar ah Hambalyadan ugu dirayaan…

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qaban doonto Toronto Maalinta Sabtida

Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.

TACSIDA Geerida Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Magacaabis Boqor Cusub Beelaha Dega Degmada Ceel Afweyne

Cuqaasha iyo Odayaasha Beesha Baho oo ka mid ah Beelaha Habarjeclo ayaa Bayaan ay ka soo saareen Degmada Ceel Afweyne waxay ku sheegeen inay doorteen Boqor cusub, kaas oo dhowaan la caleema-saari doono.

VACANCY ANNOUNCEMENT: Marketing/Sales Manager Hargeisa

Somtel is one of Telecommunication Company in Somaliland. Somtel wishes to recruit an experienced Sales/Marketing Manager to provide leadership and coordination of company sales and marketing functions. Develop and implement sales and marketing strategy. Monitor and analyze sales and marketing activity against goals. Qualified marketing are encouraged to submit their CV and a letter of interest.

Xuska 26ka June & Soo Dhaweenta Hogaanka UCID oo ka dhacaya Riyadh KSA

Waxaa laagu bushahaareenayaa dhamaan dadweenaha jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Sacuudi Arabiya gaar ahaan magalo madaxdiisa Riyadh in uu uruka dhalin yarta reer Somaliland ee Sacuudi Arabiya SSYO usoo diyaariyay soo dhaweenta iyo qaabilaada Hogaanka xisbi qaranka Cadalada iyo daryeelka ee UCID oo kale ah Eng. Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga ahna [...]

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland ayaa ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee Swden

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi, (Cirro) ayaa shacab weynaha reer Somaliland ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee ka dhici doona magaalada Stockholm ee dalka Sweden.
 
 
xuskan sanad guurada 49:aad ee maalintii 26:ka Juun  oo ah maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland  xoriyaddeedi ka qaadatay boqortooyada Ingriiska. Xafladdan waxaa lagu qaban doono xarunta [...]

Ogeysiis: Muj Ahmed Silanyo Iyo Kulanka Jaaliyadda Ee Norway

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo 15.06.09 La Kulmaya Jaaliyadda Somaliland Ee Norway.
Xafiiska Kulmiye Ee Norway wuxu ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, in guddoomiyaha xisbiga kulmiye uu booqasho ku iman doono dalkan maalinta Axada ee 14.06.09.
Waxaanu bulshada la qaadan doonaa kulan balaadhan
Maalinta Isniinta 15.06.09.
Saacada 16.45 ilaa 22.00.
Goobta [...]

Ogeysiis: Shir Wadatashi Xisbiga KULMIYE UK Isugu Imanayo Axadda

Dhamaan tageerayasha Xisbiga KULMIYE ee Waddanka Uk Waxaa la’ogaysiinaya in laqaban doono Shir balaadhan, oo lagaga hadlaayo arrimaha kataagan waddankii Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu baladhna ee Baryahan laguqabto Uk.
Waxaa lagu Casuumaya Dhamaan tageerayasha Xisbiga iyo Shacabka Somaliland ee jecel Dimuquradiyada Waddankoda iyo degenashaha dalkooda Malintu waa Axada 12/04/2009.
 
Goobta East London: Address  37 St. [...]

Xaflad Lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha guddida dhaqalaha ee wakiilada Xildhibaan Maxamed X Maxud Cumar Xaashi Oo Sabtida Ka Dhacaysa London

Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in shir lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 11April, saacadu markay
Kulankaasi oo lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid Baaralamaanka Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Baralmaanka Somaliland.
Goobta: Harrow [...]

Shirweynaha Xisbiga KULMIYE Laantisa Waqoyiga London Oo Sabtida Berri Ka Dhici Doona Selby Centre

Waxaa kulankan ka soo qayb geli doona siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaal, culimaaudiin iyo kuwo magac iyo sharaf ku leh taariikhda Somaliland. Dadka halkaa ka hadli doona waxa ka mid ah: Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga Kulmiye Dr Mohamed Abdillahi Omar.

OGAYSIIS: Dhamaan Taageerayaasha & Xubnaha Xisbiga UDUB-USA

Hadaba shirweynahan waxa la qabandoonaa maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay:

March, 14th 2009 @ 2:30 PM

SSE Conference & Annual General Meeting

Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting. In cooperation with our host organisation Somaliland National Association in Sweden we are planning to hold a Conference to discuss the current political developments in Somaliland and the role of the Diaspora organisations. Concurrently, we are planning the convene SSE’s Annual General Meeting.

Archive for May, 2008

“In maanta dalkeena dagaal ka dhaco looma baahna taa waynu ka soo gudubnay..” Axmed Siilaanyo iyo C/raxmaan Aw Cali oo khudbado ka jeediyey xuska 31ka May

Saturday, May 31st, 2008 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) –  Guddoomiyaha Xisbiga ugu weyn mucaaridka Somaliland ee KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo oo ahaa hoggaamiyihii ugu muddada dheeraa ee Dhaqdhaqaaqii xorraynta ee ururkii SNM, ayaa ku baraarujiyey halgamayaashii ururkii SNM iyo taageerayaashoodiiba inay taariikhda uga faa’iideystaan in aanu dib ugu soo noqon wixii hore u soo maray, sida keli-talisnimo, cabudhin iyo cadaadiskii ay [...]

Xukuumadda Somaliland oo amartay deegaamadoodii loo musaafuriyo 2 nin oo ka mid ahaa Koox loo haystey falal Argagixiso

Saturday, May 31st, 2008 Comments Off

Hargeysa (Geeska)- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay amartay in la masaafuriyo laba nin oo dhammaystay xukun ay Maxkamadda sare ee Somaliland ku riday, ka dib markii Maxkamadu ku heshay fal argagixiso ah oo ay lacag Itoobiyaan ah ku dhaceen duleedka degmada Wajaale, sannadkii 2003. Labadaas nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Beelaha Muqdisho iyo [...]

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Sabti, 31 May

Saturday, May 31st, 2008 Comments Off

Wefti ka socda QM oo isku khilaafay socdaal ay ku imanayaan waddamo Somaliland ku jirto By: Matthew Russell Lee      New-York (Ogaal/Inner City Press)– Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa booqashooyin ku tegi doona shan waddan oo Qaarada Afrika ka tirsan, kuwaasoo ay ku jiraan Soomaaliya iyo Suudaan toddobaadkan. Hase yeeshee, iyada oo aan la gaadhin bilawga [...]

Daahirow Dalka u tali… Niyadsami Ku daadihi… Weligaa ha siidayn … illeyn waad dedaashoo….Dayac waad ka dhowrtee!!!!!

Friday, May 30th, 2008 Comments Off

Ahmed Shire (Baandheeye)

Dambiile dagaal

Friday, May 30th, 2008 Comments Off

Ahmedweli Goth

Waxaa La Yaab Leh In Dawoladu Maanta Ay SNM Kaga Mudan Yihiin Kaadirintii Xisibigii Iyo NSS-Tii Afweyne

Friday, May 30th, 2008 Comments Off

Maalin wliba waxa aan marnaba ka guureyn xiska muwaadin kasta oo reer somaliland oo damiir fayow lahaa gudagalkii Burco ee May 27, 1988, Iyo gudagalkii Hargeysa ee May 31, 1988. Waxa ay xasuus dheer u leedahay mujaahidiintii Ciidanka xoreynta SNM khaasatan ciidanka qaybaha 12 ee Madiina iyo 31 ee Maka lagu wanqalay oo ka qayb galay hawlgalkii cuslaa ee Hargeysa iyo Burco.

Komishanka oo Doortay Guddoomiyekuxigeen cusub

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) – Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Guddoomiyekuxigeen u doortay Cali Maxamed Cabdulle (Cali Biikolo) oo dhowaan xisbiga KULMIYE u soo magacaabay Komishanka. Sida uu sheegay war uu maanta soo saaray Guddoomiyaha Komishanka, mudane Maxamed Ismaaciil Maxamed, Komishanku fadhi uu maanta yeeshay ayuu Guddoomiyekuxigeenka Komishanka ugu doortay Cali Biikolo, iyada oo xubnaha Komishanka oo dhami ay [...]

Sidee baa u haboon ee umad shucuurteeda farxada u muujisaa, maxaase inaga reeban

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Dhab ahaantii waxaan aad ugu faraxsanahay sida qiimaha badan ee umadeenu ay u muujiyeen shacuurtooda wadaninimo iyo abaabulka ay ka galeen maleenta soo celinta  xoriyada umada reer Somaliland ee 18may. sidaad la socotaan umada reer Somaliland waxay ka dabaal degeen dhamaan cirifyada dunida sida USA, CANADA, DHAMAAN SOMALILAND CAASUMADAHEEDA, UK.INDIA iyo meelo badan, waana wax [...]

Golaha Wakiillada oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Miisaaniyadda dowladda ee 2008 iyo 2 wasiir

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org) –  Mudanayaasha Golaha Wakiillada ayaa Maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey odoroska miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2008-da, ka dib markii ay dhawr maalmood ka hor guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladdu ka dalbay golaha inay sideeda ku ansixiyaan miisaaniyadda 2008-da. Fadhigan oo uu gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Ciro” waxa uu mudanayaasha [...]

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Khamiis, 29 May

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Maxaa sababay dib u dhaca kulankii ugu danbeeyay? Hogaamiyayaasha mucaaradka oo ka waramay halka ay marayaan wada-hadalada u dhexeeya Xukuumada Hargeysa (Ogaal)- Guddoomiyayaasha labada Xisbi ee Mucaaridka ah ee Kulmiye iyo Ucid, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Faysal Cali Waraabe, ayaa mawqifyo isku dhaw iska taagay geedi-socodka wada-hadalada u dhexeeya iyaga iyo Xukuumadda, isla markaana muujiyay [...]

Ceebeey Tacaal Aanadii Nageeye

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Caddaani Axmed

Qaybi oo xukun……..Arin aan duug ahayn.

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Qaybi oo xukun, waa astaanta lagu burburiyo bulsho, la isugu diro, lagu bahdilo, laguna gumeysto, hadaba waxa nasiib darro ah in iyada oo la wada ogyahay in dhibaato tahay in bulsho lagu xukumo qaybin, In hadana la fahmi waayo, oo la yidhaahdo, magaalo heblaayo ayaa manta loo wanqalayaa, loogu dabaal degayaa gobolnimadeeda, yaa isweydiiyay, gobolada [...]

Qaybtii 2aad Xusuustii Mubarik Yusuf Bidhi Iyo 27 May Burco Sanadguuradii 20aad

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Mubarik Bidhi

Aragtidayda Muranka Miisaanka Maansada

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Weydiintuse waxay tahay, miisaankaas in la barto waxtarka ku jiraa waa maxay? Haddii aan la baranse, illayn awelba iyada oo aan la aqoon ayaa la maansoon jiraye, maxaa lagu waayayaa?

Riyaalow Maxaad geelayagga gobol u siin wayday.

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Abdikarim Hersi

Furidda Adeegga Dahabshiil-Belgium

Thursday, May 29th, 2008 Comments Off

Waxaa dadweynaha qaaya leh iyo macaamiishayada inaanu ka bilawnay adeeg waddanka Belgium; kaas oo aannu iska kaashanaayno shirkadda la yidhaahdo COINSTAR oo Waddanka Belgium magaalo kasta ku leh Wakiil. Qiimaha khidmadda waxa weeye mid aad u soo dhweynaya macaamiisha oo raalli gelin doona.   Wejiga hore xawaaladaha waa laga soo diri karaa ee looma diro karo. Wixii [...]

Sannadguurada 17aad ee Guushii EPRDF ku qabsatay Itoobiya oo laga xusay Hargeysa: Wakiilka Itoobiya oo beeniyey warar saxaafadda Hargeysa faafisay

Wednesday, May 28th, 2008 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) – Xaflad lagu maamuusayey xuska sannad-guuradii 17aad ee ka soo wareegtey maalintii Jabhadda EPRDF xukunka Itoobiya ka tuurtay Taliskii Mingiste Haile Marian, May 1991 oo ku beegnayd maanta ayaa caawa lagu qabto Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Xafladdaas oo uu soo qabanqaabiyey xafiiska Ganacsi ee Itoobiya ku leedahay Hargeysa, waxa lagu martiqaaday oo ka [...]

Xubinta cusub ee Komishanka oo Madaxtooyada lagu dhaariyey iyo Baaq Guddoomiyaha Komishanku jeediyey

Wednesday, May 28th, 2008 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) – Cali Maxamed Cabdulle oo dhowaan xisbiga KULMIYE u soo magacaabay inuu xubin ka noqdo Komishanka Doorashooyinka Qaranka, isla markaana Golaha Wakiilladu ansixiyey ayaa maanta lagu dhaariyey Madaxtooyada. Sida uu sheegay warsaxaafadeed uu maanta soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, xubinta cusub ee Komishanka waxa dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, iyada oo uu goob-joog ka ahaa Madaxweynaha [...]

Warbixinta Guddida Dhaqaalaha ee Miisaaniyadda: Waxay soo jeediyeen in duuduub lagu ansixiyo

Wednesday, May 28th, 2008 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada ayaa shalay golaha hortiisa ka jeediyey warbixin la xidhiidha odoroska Miisaaniyadda Dowladda ee 2008 oo golaha hortaalla, kadib markii xukuumaddu dib ugala dhacday wakhtigii sharci ahaan golaha la horkeeni lahaa. Guddida Dhaqaaluhu waxay warbixintan keeneen kadib kulan dheer oo ay la yeesheen Wasiirka maalmihii la soo dhaafay, kaas [...]

Baaq Beesha Ciidagale UK

Wednesday, May 28th, 2008 Comments Off

Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ku: Saxaafada Madaxa Banaan (Wargeys + Website) Og: Salaadiinta, Cuqaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada, Dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee Beesha Ciidagale.   Ujeedo: Taageerid Go`aamada ka soo baxay Shirkii Beesha Ciidagale ku yeelatay Hargeisa 21.May.2008.   Annagoo ku hadleyna magaca Jaaliyada Beesha Daa`uud Ismacil Sh. Isxaaq (Ciidagale) ee ku dhaqan carriga Ingiriiska, waxaanu si buuxda [...]

Kulankii ay maanta u ballansanaayeen hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi oo Baaqday

Tuesday, May 27th, 2008 Comments Off

Wax war ah oo rasmi ah lagama bixin sababta uu u baaqday kulankaasi. Hase yeeshee, ilo ku dhowdhow hoggaamiyayaasha saddexda xisbi ayaa sheegay in dhinacyada wadahadaladu u dhexeeyeen ay isla qaateen in dib loo dhigo kulankaas ilaa 1da bisha June oo ku beegan Axadda soo socota.

Xuskii ugu ballaadhnaa oo maanta magaalada Burco loogu sameeyey 20guurada Gudagalkii SNM ee 27 May

Tuesday, May 27th, 2008 Comments Off

Sidoo kale munaasibadan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay, waxa hadalo ka jeediyay qaarka mid ah saraakiishii SNM, oo ay ka mid yihiin: Muj. Maxamed Kaahin Axmed, Prof. C/Salaan Yaasiin, Muj. Ibaraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhewagaweyne) iyo C/raxmaan Aw-Cali Faarax,

Shirweynahi Xisbiga Kulmiye Ee Sweden Oo Guddi Cusub Lagu Doortay (Daawo Sawirada)

Tuesday, May 27th, 2008 Comments Off

Ergooyinkaa oo ka kala yimi gobalada kala duwan ee wadanka ayaa waxay si saraaxadle uga doodeen Ajandayaashii horyaaley shirweynaha Kulmiye Sweden.Ugu horayn waxaa shirka ku furay aayado quraan ah Sheekh ibraahim Ismaaciil ,waxa uga danbeeyey oo Kelmedo soo dhoweyn ah

“Hargeysa Waxa Meel Loogu Xidhay Hadhaagii Faqashta, Meesha Cawil-Kii, Hangashta Ee …….” WARAYSI JAAMAC M. QAALIB.

Tuesday, May 27th, 2008 Comments Off

 Guddoomiye ku xigeenka Isbahaysiga dib u xoraynta Somaliya ee uu fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee wadanka Ereteriya Gen. Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac-yare), oo ah siyaasi aqoonyahan ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse aaminsan midnimada Somaliya, ayaa qiray khilaaf ka dhex jira madaxda sare ee isbahaysigaas, waxase uu beeniyay suurto galnimada bur-bur ku [...]