TACSI: Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale (Dhoolayare)
Dhamaan shaqaalaha, maamulka iyo hawlwadeenada Somaliland.Org waxa ay halkan tacsi uga dirayaan qoyska reer Xaaji Ducaale iyo shacabka Somaliland’ba geeridda Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale (Dhoolayare) oo ku geeriyooday magaaladda Burco. Eheladii iyo asxaabtii marxuumka waxaan Ilahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo. Marxuumkana waxaan Ilaahay baryaynaa marxuumka inuu u naxariisto oo Janadiisa ka waraabiyo. Aamiin.
Waxa kale oo tacsi tan la mid ah diraya oo nasoo gaadhsiiyey
Eng Abdi Jama Hassan
Maxamed Xaji Nuure
Yasin H Abdillahi
Jama Haybeh
Saleeban Dirir
Farax Xasan Jagac
Inaalilaah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun
Waxa aAN qoyska reer Xaaji Ducaale iyo shacabka Somaliland’ba uga tacsiyadeynaynaa geeridda Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale (Dhoolayare). Dhamanteen Ilaahay samir iyo iiman ha inaga siiyo. Amin.

TACSI »
TACSI: Amran Haybe - Xaaska Xaji Xasan Axmed Geedi (Xasan Humbus)