TACSI: Marxuum Maxamed Jaamac Guuleed

Anigoo ku hadlaaya magaca Jaaliyadda Soomaliland ee Wales waxaan tacsi u dirayaa ubadka, walaalada, ehelka, qaraabada, xigaalka, iyo asxaabta gaar ahaan tafiirtiisa degan UK ooy ugu horreeyaan inta ku nool magaaladan Cardiff. Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa Jaaliyadda Soomaliland ee Wales, gaar ahaana odayada ka sii nool badmareenkii hore oo uu ka tirsanaa.

Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Jaamac Guuleed waxaa lagu aasay maanta oo axad ah taariikhduna tahay 27/04/2008 magaaladan Cardiff.

Marxuum Maxamed waxuu ahaa nin oday ah oo ka mid ahaa xubnihii dalkan ugu soo horreeyey ee soo galay gobannimadii ka hor. Waxuu ahaa oday Jaaliyadda Wales ka dhex muuqda hawl kasta oo bulshada mideynaysa. Waxuu ahaa nabadoon dhab ah oo waji furan, run sheeg badan oo gar-yaqaan ah. Marxuum Maxamed waxa lagu yaqaanay diin jaceyl iyo cibaado badan, isagoo waqti badan ku qaadan jiray masaajidda. Waxaa lagu xusuustaa hawlkar aan dalka iloobin oo hanti gashaday degaanka uu ka soo jeeday ee Gaashaamo iyo Burco Galbeed, waxaana ka mid ah guryo iyo huteel uu ku lahaa Burco.

Marxuum Maxamed Jaamac Guuleed, waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.

Ahmed Arwo
Guddoomiyaha
Jaaliyadda Soomaliland Wales
Cardiff UK

samotalis@gmail.com


TOP

ANNOUNCEMENTS »

Conf. Call by S/land American Council

27 July 08 @ 1pm ET- Keynote Speaker; Vice President Ahmed Yusuf Yassin

102 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

Ha la sameeyo wixii rag yeeli jiray.

Mohamed Hussein Roble

Diridhabe & Maqaalkisi “Maxad Ka Taqaana Xaaska Madaxweynaha (Huda Barkhad)

Xabiib Adan Cabdi

Faysal Cali waraabe ma shirka beesha Bariga Burco ku qabsanayso Garadag uun baa muuqday

Abdihakin hersi

Madaxda UDUB & UCID oo ku fashilmay…

Maxamed Haaruun

Doorashada musharrixiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka ee Kulmiye siday u dhici doontaa?

Ahmedweli.

Who Is Ismail Mumin Aar?

Haybe Omar

Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye & halka uu maraayo

Adan Yuusuf Cilmi

Jawaab: Kulmiye waa inuu Shirkiisa ku qabsado Hargaysa.

Cali Maxamuud Case (London)

Maamulka Saaxil maxay isu hortaageen dhismaha dugsiga

Mohamed osman

Ayaxa Ku Habsaday Somaliland!!!

Axmed Xasan Cali(like)

Reer Kulmiyow, ma runtaynu qarxinaa mise beenbaynu ku rafanaa

Maxamud Nour (Xariif)

The cloak-and-daggers boys Inc. of Somaliland

Sagal Say Wallahi

The Unjust Transfer of the Ambulance of Erigavo Hospital

Sanaag Development Organization

Goormuu Noqday Ciidankii Qaranka Somaliland

Shueib A. Gaboose

Kulmiye waa inuu shirkiisa ku qabsado HARGAYSA

Engr. Omar Yousuf.

Arrinku Riig Ka Qoto Dheer

Axmed Ismaciil

Dahabshiil Ducaysane

Farid Cadani, Hargeysa

Unguided talking head

Mahdi Gabose.

Talo Xumada Siyaasada Beesha Maxamed Case Waxay

Saleebaan Ahmed Daauud

Dood Muranka Miisanka Maansada

Jaamac Cabdillaahi Suleymaan

Tartankii Musharaxiinta Kulmiye oo bilaabmay

Yusuf Daahir Geelle

Labakaclaynta Siyaasadda Xisbiga Kulmiye

Jamaal Cabdilaahi

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

Hambalyo Meher:

Hambalyo Aroos