Archive for March, 2008

Qaybtii 4′aad Sawirda Shirka KULMIYE, Hargeisa, Somaliland

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

Qaybta 4aad ee sawirada Shirka xisbiga KULMIYE Mar 29, 2008

Speech by Jenny Sonesson Secretary-General Liberal Women of Sweden

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

Jenny SonessonAs a member of the Liberal in Sweden, I'm glad to be here today at this fantastic conference of KULMIYE. It's always pleasant to be among friends who share the same values as you. No matter if you are in Stockholm or Hargeisa.

Kulmiye: Gunaanadkii Shirweynaha, Kelmadihii Hogaanka Cusub Iyo Qaarkamida Ergada Culus

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

"Tollow iyaga iyo UDUB ma isku mid baa mise waxbay kaga duwan yihiin haddii ay fursadaa helaan. Waxaan filayaa Kulmiye mushkiladii dhexdiisa haddii ay jirtayba inay ka fara xasheen" Abwaan Hadraawi

Baaqa Shirweynaha Labaad ee Xisbiga Kulmiye 29 – 31 March, 2008

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

“Dhalinyaradu waxay si isku mid ah uga tahriibtaa Muqdisho oo dagaalo ka socdaan iyo Hargeysa oo nabada” Baaqa Kulmiye” Sidaa waxa yidhi Xildhibaan Cartan oo ka waramayay baaqa shirweynaha Kulmiye..

Saan-saantii Saadaashii Sarraynta Kulmiye Saakay Rumowday

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

Axmed Yuuuf Ducaale, London, UK

The KULMIYE Party 2nd Convention: The Beginning of a New Dawn in Somaliland

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

Farah Ali Jama, Ottawa, Canada.

Hogaankii Xisbiga Kulmiye Oo La Doortay Iyo Ansixinta Darstuurka Iyo Barnaamijka Xisbiga

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

KULMIYE Party flagShirweynihii Labaad ee Xisbiga Kulmiye oo galay maalintiisii 3-aad ayaa lagu doortay hogaanka cusub ee Xisbiga hogaamin doono Shanta Sano ee soo socootga. Waxana lagu doortay Guddoomiye, iyo afar ku xigeen iyo Xoghayaha xisbiga.

Socdaalkii Hogaanka UCID ee Yurub iyo W. Ameerika: Horaantii 2008

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

Socdaalkii wadamada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika ee sanadkan 2008 wuxuu la mid ahaa kuwii ay horay ugu tegi jireen wadamadaas iyo adduunka intiisa kaleba tan iyo intii xisbiga cadaaladda iyo daryeelka la asaasay 2002 iyo intii ka horeysay illaa iyo markii ay shacbiga Somaliland go'aansadeen iney gobannimadoodii qaaliga aheyd dib ula soo noqday May 1991.

A Message to KULMIYE 2nd Convention: Hargaysa Somaliland

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

I am not a member of your party, but like all Somalilanders I am praying for your success. And I pray for our nation to be blessed with strong leaders and stronger political parties that can keep us free from the darkness of one party state and ugliness and primitiveness of a Personality Cult. - Dr. Abdishakur Jowhar

Shir Sanadeedkii Xisbiga KULMIYE Oo Kadhacay Cardiff

Monday, March 31st, 2008 Comments Off

Magalada Cardiff casimada Welishka ee carada Biritaniya ama ingiriiska waxaa ka dhacay huteelka weyn ee caanka ah ee loo yaqaano Future Inn munaasabad aad iyo aad u qiimo badan taas ooy kasoo qayb galeen dad aad u faro badan oo taageera xisbiga KULMIYE iyo dhamaanba axsaabta kale ee Somaliland (Sawirro).

She is a surviving veteran

Sunday, March 30th, 2008 Comments Off

Out of the all the pictures on the first day of the KULMIYE 2nd Conference was that of a much loved much respected woman I met in Hargeisa last year. She is a surviving veteran, one of the many Somaliland women who fought with the gun and took part of the suicide missions that has saved the country. When I saw her standing in the middle of the tent reciting, of course, one of her fantastic poetry, I knew the meeting was a success and women have been made an integral part of the KULMIE

Qaybtii 3′aad Sawirda Shirka KULMIYE, Hargeisa, Somaliland

Sunday, March 30th, 2008 Comments Off

Qaybta saddexaad ee sawirada Shirka xisbiga KULMIYE Mar 29, 2008

Maalintii Labaad & Shir-weynaha Kulmiye

Sunday, March 30th, 2008 Comments Off

Hargeysa(Somaliland.org)- Shirweynaha labaad ee xisbiga Kulmiye ayaa maalintiisii labaad si habsami ah uga socda Ambasaador Hotel ee Magaalada Hargeysa. Shirweynahan oo socon doona muddo Saddex maalmood ah waxa warbixino ka jeediyey Masuuliyiin ka socda Lixda Gobol ee dalka iyo xubno ka socday qurbe-jooga xisbiga Kulmiye. Waxana ugu horreyn halkaasi warbixin dheer ka akhriyey Dr. Cabdi [...]

Qudbadii Birgitta Ohlsson ee Shirka Xisbiga KULMIYE, Hargeisa, Somaliland

Sunday, March 30th, 2008 Comments Off

Birgitta Ohlsson is a member of the Swedish Folkpartiet PartyAfhayeenka siyaasada arimaha dibeda isla markaana ah xubin ka mid ah baarlamanka oo ka socota xisbiga folkpartiet, xisbiga liberalka Iswidhan. "Anigoo saaxiib la ah dimuqraadinimada Somaliland iyo xisbiga kulmiye ayaan idiin soo gudbinayaa salaan ku socota kogereska/shirweynaha. Badanaa waxaan idhaahdaa Somaliland waa ubax ..."

Xafladdii Lagu Soo Dhaweeyay Xildhibaan Cali Xasan Maxamed – Bristol, UK

Sunday, March 30th, 2008 Comments Off

Xildhibaan Cali XasanMaxamed (Cali Marexaan) ayaa aad loogu soo dhaweeyey xaflad aad loo agaasimay oo lagu qabtay Xarunta Ururka Amaana MagaaladaBristol UK, xafladaas waxaa soo Agaasimay Jaaliyada Somaliland ee Bristol ee cariga ingiriiska, Ururka Amaana Iyo Ururka Horumarinta Togdheer (TAF), waxaana goobtaas aad u soo buuxiyey dadweyne aad u badan oo Somaliland ah oo degan Bristol iyo Nawaxigeeda.

Khudbadii Gudoomiye Xigeenka Komishanka Iyo Marti-sharafta Kale Ee Shirweynaha 2-aad Ee Xisbiga KULMIYE

Saturday, March 29th, 2008 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org) Shirweynaha labaad ee xisbiga KULMIYE oo ay ka soo qaybgaleen goobjoogayaal doora oo kala socday hay’ado.caalami ah, kuwo wadani ah, shirgudoonada labada aqal ee baarlamaanka, wakiilka ka socday sarkaalka itoobiya u fadhiya Somaliland iyo xaubno ka mida gudiga doorashooyinka qaranka sida gudoomiyihii hore ee is-casilay Maxamed Yuusuf Axmed ku gudoomiye ku xigeenka gudiga [...]

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Qaran Iyo Khudbadii Uu Ka Jeediyay Shirweynaha Labaad Ee Xisbiga Kulmiye.

Saturday, March 29th, 2008 Comments Off

Hargeysa(Somaliland.Org) Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Qaran Dr,Maxamed Cabdi Gaboose ayaa khudbad uu ka jeediyay shirweynaha labaad ee xisbiga Kulmiye oo manta si rasmi ah uga furmay Hotel Ambaasadoor ee Caasimada Hargeysa.Khudbadan Dr Gaboose oo dhinacyo badan taabanaysa isla markaana uu arimo doora kaga hadlay,qoraal dheer oo uu madasha shirweynaha ka akhriyay wuxuu u qornaa sidan:“Sida aanu [...]

In His Speech, Silanyo Touched Many Issues …

Saturday, March 29th, 2008 Comments Off

Axmed SilanyoThe Chairman of Kulmiy Mr. Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo) addressed many issues affecting Somaliland in his opening speech

Sawirada Q2 – Shirka KULMIYE ee Hargeisa ka furmay

Saturday, March 29th, 2008 Comments Off

Qaybta labaad ee sawirada Shirka xisbiga KULMIYE Mar 29, 2008

Sawirada Shirka KULMIYE ee Hargeisa Ka Furmay

Saturday, March 29th, 2008 Comments Off

Sawirada Shirka xisbiga KULMIYE ee ka furmay Hotel Ambassador, Hargeisa, Somaliland

Khudbadihii Gudoomiye Axmed Siilaanyo, Gudoomiyaha Shirgudoonka Cusub Iyo Gudoomiyihii Gudiga Qabanqaabada Xisbiga:

Saturday, March 29th, 2008 Comments Off

KULMIYE Party flagWaxaan raali-gelin ka bixinayaa iyada oo shirkani dib uga dhacay wakhtigii loogu talo-galay. Waxa wakhtigaa yari fursad noo siiyay inay dad badan oo qiimo lihi nagu soo biiraan. Higsiga KULMIYE waxa weeye horumar, cadaalad, nabdayn iyo aqoonsi caalami ah

Shirweynaha Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Hotel Ambaasadoor.

Saturday, March 29th, 2008 Comments Off

Shirweyanahan oo si weyn loo soo agaasimay waxa ka soo qayb galay in ka badan lix boqol iyo kontay xubnood oo isugu jira ergay,goobjoogayaal iyo marti sharaf kale,waxayna ergada shirka ka soo qaybgashay gaadhaysaa 573-Ergay oo ka kala yimi lixda gobol ee Somaliland iyo qurbo jooga reer Somaliland ee taageerada xisbiga Kulmiye.Xubno laga soo casuumay Xisbiga UCID iyo Ururka Qaranka

Siiranyo’s speech

Saturday, March 29th, 2008 Comments Off

Axmed SilanyoIt is important to delineate what KULMIYE stands for and its vision. The cornerstone of KULMIYE’s vision is the development and the institutionalizing of a lasting organization that embodies the aspirations of the people: Peace and security, economic and social development, democracy, unity, justice underpinned by accountability and transparency and a relentless campaign towards political recognition that leads to UN membership

Qormadii 3aad, Ee Macna Yare Mulac Dabe Mallaay Xadhig Ku Xidhe

Saturday, March 29th, 2008 Comments Off

Axmed Yuusuf Ducaale... murama naagoodle macaan iyo qadhaadh aan is geyin meel isugu keene micnihii iyo ujeeddaduu lahaa muujin kari waaye — Ahmed Haji Yussuf Dualeh, London, UK

Xildhibaanadii Barlamaanka Somaliland oo ku sii jeeda Wadankii

Friday, March 28th, 2008 Comments Off

Dhamaan xildhibaanadan ayaa culus aad u badan ka soo waajahay iminka Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub oo ku khasbay inay si dega dega u noqdaan wadankii sida ay noo sheegeen Qaar ka mida xildhibaanadaasi, Xaaladaha ka soo kordhay wadankii awgood oo aad looga qayliyey sida magaacabida Gobolada iyo Degmooyinka la magaacabay Wasiiro iyo wasiirdawlayaal La hadalhayo iyo weliba arinta Doorashada oo wadnaha farta lagu hayo, arimaahasoo dhan ayaa ku qasbay inay soo dedejiyaan xildhibaanadu Safarkoodii Shaqo ee ay ku joogeen Wadanka Ingiriiska.