Komishanka Doorashooyinka oo sheegay inay soo dhisayaan xafiisyadii Gobolada

Hargeysa (Somaliland.org) - Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay inay u kala ambabaxayaan Gobolada dalka, si ay u soo dhisaan xafiisyadii Komishanka ee Gobolada iyo degmooyinka, isla markaana u soo qiimeeyaan diyaargarowga hawsha diiwaangelinta.

Xubnaha Komishanka oo ay weheliyaan Guddida Farsamo ee Diiwaangelinta Codbixiyayaasha oo ka kooban Saddexda Xisbi, Komishanka iyo Xukuumadda, shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xarunta Komishanka ee magaalada Hargeysa waxay sheegeen in ay isu qaybiyeen laba kooxood oo u kala baxaya gobolada Galbeedka iyo Bariga dalka, si ay u soo dhisaan xafiisyadii Komishanka ee gobolada iyo Degmooyinka iyo weliba masuuliyiintii ka hawlgelaysey, kadib marka ay ku qancaan aqoontooda, dhexdhexaadnimadooda iyo hawlkarnimadooda, taas oo ay sheegeen inay bilow u tahay dhaqaajinta hawsha diiwaangelinta codbixiyayaasha.

Guddida Doorashooyinku waxa ay sheegeen in toddobaadka soo socda ay furi doonaan tartanka shirkadaha fulinaya hawsha diiwaangelinta.

Waxa kale oo ay caddeeyeen in wax ismaandhaaf ahi aanu ka jirin qorshaha diiwaangelinta.

C/risaaq M. Dubbad, Somaliland.org, Hargeysa.

E-mail: dubad@somaliland.com


TOP

179 days since Presidential term expired on Apr 14, 2008

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah

OPINION »

Obamo-mania: How the Growing Phenomenon Felt up North

Mohamed A. Awale

Comments on the First American Presidential Debate of 2008

Ibrahim H. Gagale.

Mujaahid cabdiraxmaan iyo mujaahid ibraahim dib ah isu xisaabiyeen.

Maxamed Jaamac Cali (faroole).

Markay kooxi Orgootaba ma Asooli Karayno.

Hamud Duale

Hangaraarac Lug Ka Go’day Uma Dhutiyo Gar Diidna Waa Alle Diid Ee Garabka Cabdiraxmaan Aw-Calow Maxaad Gartii U Diideen Adinkoo Og Gardarradiina!!!

Qalinkii: Shueib A. Yusuf

GARAW LAGUUMA HAYEE GAR CEEBLA MA MARSANAYSAA INA AW CALI FAARAXOOW

HASSAN KHADAR

Maxaa kugu doortaa mar kale Dahirow?

Daha Farah

The Kulmiye Wonderful Drama

Mohamud Tani

Mulacyaynta iyo jiitankan inaan dani ku jirin waa muuqatey.

Ibrahim S. Yusuf-Bulay

Kulmiye miyuu burburey mise wuu bislaadey?!!!!.

Osman Omar Dool

ROGE:Sheeko wacani waa in ay sidan ahaataa!

Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”

SOMALILAND A STATE OF FAULTLESSNESS

Mohamed Omar

Bulaalow Horta Waad Hadashay Intii Mooyahaagu Kuu Qaadi..

Khadar Aw Axmed Camir

Togdheer: Fadeexadii Ugu Weynayd ee Soo Food Saartay Wariyayaasha Reer Burco Abid

Foosi Saleban Aw-Bindhe

Xisbiga Kulmiye oo sameeyey isbeddel siyaasadeed oo cusub

C/casiis Xirsi Cumar

Faysal Cali Waraabow ” Fudayd Yaanu Ku Qaadin Ee Jawaabtaada Ka Fiirso”

Cabdisamad Sheekh Xasan Meecaad

Miyaanay Daw ahayn Inay Darka kuu galaanoo intay idin Doojiyaanoo Galaanka idiin Daraan

Abdillahi Dabey

Garnaqsoo Wax Ii Sheeg Gefna Waa Halkiisee

Mohamed Ismail

Cabdirahmaan Aw Caliyow Xasuuso Dhoolatuskii 2003 iyo Codadkii Aad Ka Keentey

Amina Hagi Mohamoud

Buugtii 2007 Soo Baxday Yaa Tartansiiyey

Jamac Dhalaax

MORE OPINIONS ›

TAHNIYAD »

HAMBALYO TV SOMALILAND EUROPE ee Stockholm, Sweden oo Toban jirsaday.

Hambalyada Ciidda ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE