Archive for February, 2008

The Anti- and Pro-Hardliner Arguments of Somaliland Separation Issues.

Friday, February 29th, 2008 Comments Off

Mohamed Awaleh

Koomishanka doorashooyinka Oo Madaxweyne Rayaale U Gudbiyay Qoraal Ay Kaga Dalbanayaan In Laga Bedelo Xubintii UCID Soo Magacowday

Thursday, February 28th, 2008 Comments Off

 Hargeysa (Geeska) – Lix xubnood oo ka tirsan toddobada xubnood ee Koomishanka doorashooyinka qaranka ayaa Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin u gudbiyay qoraal ay kaga dalbanayaan in laga bedelo Md. Axmed Maxamed Xaaji, oo ah xubin ka tirsan Koomishanka doorashooyinka Qaranka. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in xubnaha koomishanka doorashooyinku qoraalkooda ay Madaxweynaha u [...]

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo cambaareeyey go’aanka Madaxweyne Riyaale ku gaadhey in aanu saxaafadda uga warramin socdaaladiisa iyo Jawaabo ay ka bixiyeen Wasiirro

Thursday, February 28th, 2008 Comments Off

 Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa cambaareeyey go’aanka Madaxweyne Riyaale ku gaadhey in aanu u warramin saxaafadda marka uu dibadda u dhoofayo iyo marka uu ka soo noqdoba. Waxana uu ku tilmaamay taas macnaheedu inuu yahay in Madaxweynuhu diidey inuu u warramo ummadda xilka u dhiibatey. Guddoomiyaha Xisbiga [...]

The U.S. and Somaliland: A Strategic Guide to Partnership

Thursday, February 28th, 2008 Comments Off

J. Peter Pham, Ph.D. A great deal has transpired in the little over two months since I last raised the question of Somaliland in this column, repeating a call I made two years earlier: “Since the disintegration of the Siyad Barre’s oppressive Somali regime into Hobbesian anarchy and warlordism, the international community has staunchly defended [...]

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Khamiis, 28 February

Thursday, February 28th, 2008 Comments Off

  “Waxqabadkii nalooga fadhiyay Gole deegaan ahaan maanaan qaban, Sababtoo ah” Maayar ku-xigeenka Degmada Gabiley Marwo Khadra Xaaji Gaydh Hargeysa (Ogaal)- Maayar ku-xigeenka Degmada Gabiley, Marwo Khadra Xaaji Gaydh ayaa ku dooday sida loogu baahan yahay in dalka laga hir-geliyo sharciga kala xadaynta gobollada iyo degmooyinka ka hor inta aan la bilaabin diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha. Marwo [...]

Xafladdii iyo soo dhoweyntii Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland loogu qabtay Caasimadda Imaaraadka Abu dhabi.

Thursday, February 28th, 2008 Comments Off

Wasiirka oo si tafa tiran uga war bixyey Xalaadihii kala duwanaa ee dalku soo maray iyo halka uu maanta ku suganyahay, ayaa aad ugu nuux nuuxsaday wejiyada kala duwan ee waddanku horu marka ku gaadhey iyo wixii dhiman sida la isaga kaashan lahaa ee loo gaadhsiin lahaa yoolka uu hiigsanayo iyo guri barwaaqo.

The Anti- and Pro-Hardliner Arguments of Somaliland Separation Issues.

Thursday, February 28th, 2008 Comments Off

Mohamed Awaleh

Webi Salaamaad

Thursday, February 28th, 2008 Comments Off

Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Ururka TAF Oo Deeq Lacageed Gaadhsiiyey Guddida Horumarinta Togdheer

Wednesday, February 27th, 2008 Comments Off

Ururka TAF,ee fadhigiisu yahay cariga UK,ayaa maanta deeq lacageed  gudoonsiiyay Gudiga Horumarinta Togdheer,oo iyagu gacanta ku haya dhismaha cisbitaalka Dimirka Burco. Munaasibada loo sameeyay gudoosiinta deeqdan lacageed oo lagu qabtay xarunta Jaamacada ayaa waxa ka soo qaybgalay xubnaha gudiga horumarinta,Salaadiinta,madaxda jaamacda,Abwaan Hadraawi, iyo waxgaradka iyo aqoonyahano badan. Suldaan Jaamac Nuux,oo ka socday Dhalinyarada Ururka TAF(Togdheer [...]

Ma Cadda Qorshaha Diiwaan Gelinta Komishanka S/Lanad

Wednesday, February 27th, 2008 Comments Off

Cabdillaahi M. Dahir

Hadalna La Kala Oran Og Allena La Kala Baryi Og Ee Allow War La’aan Hanna Cadaabin!!!

Wednesday, February 27th, 2008 Comments Off

Shueib A. Gaboose

Prof: Aar iyo Senator Obama oo Isku Jaamacad ka Soo Baxay ma ku Guulaysandoonaa Doorashooyinka soo Socda

Wednesday, February 27th, 2008 Comments Off

Haybe Omar

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Coventry

Wednesday, February 27th, 2008 Comments Off

Xildhibaan Maxamed faarax Qabiile ayaa aad loogu soo dhaweeyey xaflad aad loo agaasimay oo lagu qabtay xarunta Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Coventry . xafladaas waxaa soo agaasimay Jaaliyada Somaliland ee Coventry ee cariga ingiriiska , waxaana goobtaas aad u soo buuxiyey dadweyne aad u badan oo Somaliland ah oo degan Gobolka West Midlands , iyagoo [...]

Xukuumadda Somaliland oo ku dhawaaqday in dalka ay ka jirto Xaalad Abaareed: Qorshe Rabbi-bari ah iyo Baaq Caalami ah

Tuesday, February 26th, 2008 Comments Off

 Hargeysa (Somaliland.org) – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta markii u horreysey ku dhawaaqday inay dalka ka jirto xaalad adag oo abaar iyo biyo la’aan ah. Madaxweynekuxigeenka Somaliland, mudane Axmed Yuusuf Yaasiin oo madax u ah Guddi Madaxweyne Riyaale u magacaabay Abaaraha fadhigii shalay ee Golaha Wasiirrada ayaa shir jaraa’id oo uu maanta shir jaraa’id ku qabtay [...]

Tacsi Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE u diray shacbiga reer Sool

Tuesday, February 26th, 2008 Comments Off

 Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal tacsi ah u diray dadweynaha gobolka Sool iyo guud ahaan shacbiga Somaliland, geerida ku timi Alle ha u naxariistee, Garaad Ismaaciil Ducaale oo maanta lagu aasay Magaalada Laascaanood, kadib markii uu xalay halkaa ku geeryoodey. Dhambaalkaa tacsida ahi wuxuu u qoran yahay sidan: [...]

Guddoomiyekuxigeenka Komishanka Doorashooyinka oo beeniyey inuu walaac ka muujiyey sida diiwaangelintu ka qabsoomayso Gobolka Togdheer

Monday, February 25th, 2008 Comments Off

Ceerigaabo (Somaliland.org) – Guddoomiyekuxigeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Mr. Xirsi Cali X. Xasan oo horkacaya weftiga Komishanka ee kormeerka ku maraya saddexda gobol ee Bariga Somaliland ayaa sheegay in aanu jirin wax walaac ah oo uu ka muujiyey sida diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashadu uga suuragelayso Gobolka Togdheer, abaaraha wakhtigan ka jira gobolkaas iyo wax diidmo ah oo [...]

Garaad Ismaaciil Ducaale oo ku geeryoodey Laascaanood

Monday, February 25th, 2008 Comments Off

 Laascaanood (Somaliland.org) – Garaad Ismaaciil Ducaale oo ahaa iminka Garaadka ugu weyn Isimada reer Sool ayaa galabta ku geeryoodey magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool, halkaas oo berrito lagu aasi doono. Alle ha u naxariistee, Garaad Ismaaciil Ducaale waxa uu u geeryoodey xanuun uu u jiifey dhawrkii sannadood ee ugu dambeeyey. Garaadku wuxuu ka mid [...]

Photo of Obama in African garb emerges as Clinton renews attacks

Monday, February 25th, 2008 Comments Off

A flap erupted when some Internet sites on Monday posted a photo of Obama in Somalian garb, including a white turban. When the Obama campaign charged that Clinton aides had leaked the photo - taken during a 2006 trip to Africa - the Clinton campaign manager, Maggie Williams, tried to turn the matter back at the Obama team, even though her camp has not denied any role in distributing the photo.

DJibuuti: Hayaanka Higsiga Horumarka By: M. Jaambiir, Tifaftiraha Wargeyska Ogaal

Monday, February 25th, 2008 Comments Off

 Waa Jamhuuriyad waqtigan u eg mid dad badan kulmisay, soo jiidashada waxtar iyo qaneecaadka wax gashiga ayaa u muuqata ciyaar si fiican u dheelayaan. Isla-markaana ay ku hanteen barnaamijyo horumarineed oo qruxiyay Muraayadooda, dhaqaale shaqo, waxbarasho iyo guud ahaanba adeegyada aasaaska u ah nolosha guud.. Haddii aad haysato ama aad leedahay dhul khayraadkiisu badan yahay, [...]

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Isniin, 25 Febr.

Monday, February 25th, 2008 Comments Off

 Taliyihii hawlgelinta Ciidanka Puntland oo geeriyooday Ciidan iyo Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland oo gaadhay Badhan Ceerigaabo(Ogaal) Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Somaliland mudane, Cali Maxamed Qoorseef  oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha iyo ciidamada Qaranka ayaa xalay saqdii dhexe si nabad gelyo ah ku Gaadhay Magaalada Badhan ee Bariga Gobolka Sanaag. [...]

Sarkaal La Sheegay Inuu Ka Tirsan Mukhaabaraadka Masar Oo Booqasho Gaaban Ku Yimi Somaliland

Monday, February 25th, 2008 Comments Off

Hargeysa, February 21, 2008 (Haatuf) Ashraf Al-Wardani oo loo malaynayo inuu ka tirsan yahay mukhaabaaraadka dalka Masar ayaa dhawrkii maalmood ee ina dhaafay booqasho gaaban ku yimid dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

Xukuumadda Somaliland Oo Koox Carab Ah Ka Joojisay Ugaadhsi Ay Hore Ruqsad Ugu Siisay Shimbiraha Iyo Duur-Joogta

Monday, February 25th, 2008 Comments Off

Xukuumada Somaliland ayaa Ugaadhsato u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ka joojisay inay dhamaystaan howlihii ay dalka u yimaadeen iyaga oo aan dhamaysan mudadii ogolaanshaha loo siiyay kadib markii sida la sheegay lagu eedeeyay in ay ka talaabeen Aagii loo cayimay inay ka ugaadhsadaan shimbiraha iyo ugaadha kale ee duur-joogta ah.

Murtidii Mr. Waddani

Monday, February 25th, 2008 Comments Off

Mr Waddani! Horta, dal madaxweynihiisii garan la’ meel uu jaan iyo cidhib dhigay, tallow taariikhda ma lagu maqlay? Immika, miyaa lay-nayla yaabayaa haddaynu nidhaahno madaxweynihiibaa naga lumaye ciddii aragtaay noo soo sheega!, oo baafino. Siduu maalin u dhaqaaqay ee uu yidhi, ‘Addis Ababaan tagayaaye ii soo duceeya.’ Haddana Inuu Abu Dabey marayay la sheeg. Abu [...]