Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaa magaciisa, kan Guddida fulinta, Golaha dhexe, iyo taageerayaasha Xisbiga, waxaa uu tacsi u dirayaa Md. Mohamed Cabdi Adan (Iskeerse), isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Gabadh uu Adeer u ahaa Marxuumad Muuna Cali Bul-bul, oo ku geeriyootay Magaalada Hargeisa 07.01.2008.
Guddoomiyuhu waxa uu Tacsi taas la mid ah u dirayaa guud ahaan Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka baxday MARXUUMADU, waxaana uu ilaahay uga baryayaa inuu samir iyo Iimaan ka siiyo, Marxuumaddana janadii fardawsa ka waraabiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.
Mr. Xarbi.

Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah
OPINION »
Mohamed Yonis Awale
Laanta Norway, Kulmiye
Maxamed Baashe X. Xasan
Guddida Fulinta UK
Cabdiraxman Maxamed
Axmed Xirsi Madar
Cabdale Farah Sigad
Ahmed Dahir Elmi
By Sagal Say Wallahi
Ahmedweli Goth
Jama Ali Tooxyare(Jama Arani), London, UK
Ahmedweli Sh. Omer
Mohamed A. Awale
Jaamac Cabdillaahi Suleymaan
Muse Qodaal
Hamud Duale
Mohamed Farah
Abdulaziz M. Al-Somali
C/laahi axmed jama (dhiidhaa
MORE OPINIONS ›
TAHNIYAD »
Hambalyo Aroos: ABDIRISAQ ISMAIL IYO MUNA WADAAD YARE
HAMBALYO MEHER:Mudane Xariir Ducaale Axmed & Marwo Khadra Cismaan Nuur