ANNOUNCEMENTS »

Somali Week Festival Starting This Week, Thursday, In London

Ali Sugule, Abdiqaadir Abdi Shube, Daradamle, Hudaydi “ King of lute”, Ahmed Aw Geeddi Mahamed Dahir “Afrah”, Ahmed Yusuf Shaacir, Abdi Mahamud Aamin, Mahamed Haashi Dhama “Gaarriye” Adan Tarabi “ known as Tuug Tarabi” ( poet, Somaliland) Mahamed Ahmed Kulu ( vocalist) Nimco Yasin…

Archive for January, 2008

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo faahfaahin ka bixiyey falkii lagu dhaawacay Madaxii hay’adda Hallo Trust

Thursday, January 31st, 2008 Posted in News | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cabdillaahi Cirro) ayaa sheegay in falkii toogashada ahaa ee shalay lagu dhaawacay madaxii hay'adda Hallo Trust ee magaalada Hargeysa, ... Read more..

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Khamiis, 31 Jan.

Thursday, January 31st, 2008 Posted in News | Comments Off

  "Somaliland faro-guudkood  ayuun bay ka heshaa dhaqaalaha Afrikaanku kaga qaadaan Maraykanka dagaalka argagixisada"By Matt Mainen Washington (Wahington Post/The Retriever Weekly/Ogaal) - Xukuumadda Maraykanka ayaa danaynaysa aqoonsi diblomaasiyadeed oo ay ... Read more..

Wefti 11 xildhibaan ah oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo galabta u dhoofay dalka Ingiriiska

Thursday, January 31st, 2008 Posted in News | Comments Off

 Hargeysa (Somaliland.org) - Wefti ka kooban 11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ka ambabaxay dalka, iyaga oo u kicitimay dalka Ingiriiska. Weftigan Xildhibaanada ah oo ka tirsan ... Read more..

Madaxii Xafiiska Hay’adda Hallo Trust ee Hargeysa oo Toogasho lagu dhaawacay

Thursday, January 31st, 2008 Posted in News | 12 Comments »

Hargeysa (Somaliland.org) - Sarkaal u dhashay dalka Armenia oo madax ka ah Mashruuca Hay'adda Ingiriiska ah ee Miina-saarka, HALLO TRUST ka fuliso Somaliland ayaa toogasho lagu dhaawacay maanta, magaalada ... Read more..

Tirtiridda Taariikhda Halaganku Ma Siyaasadda Xukuumaddaa, Mise Waa Fikirka Wasiirka Waxbarashada?

Thursday, January 31st, 2008 Posted in Editorial | Comments Off

Sida aynu la wada socono waxa dhawaan muran badani ka dhashay kadib markii manhajka waxbarashada Somaliland laga saaray cutubyo ka hadlaya Somaliland iyo halgankii SNM, taasi oo shacbiweynaha reer Somaliland ... Read more..

Jaamacadda Gollis oo ay ka qalinjebiyeen Dufcaddii u horreysey oo isugu jirta Saraakiil Boolis ah oo Bartay Baadhista Dembiyada iyo Injineerro

Wednesday, January 30th, 2008 Posted in News | Comments Off

 Hargeysa (Somaliland.org) - Dufcaddii u horreysey ee Ardayda wax ka baratay Jaamacadda GOLLIS ee magaalada Hargeysa ayaa qallinjebisey. Waxaana maanta loo sameeyey xaflad ballaadhan oo lagu guddoonsiiyey shahaadooyinka waxbarashadooda, halkaas ... Read more..

Saraakiil la sheegay inay ka tirsan yihiin Milateriga Maraykanka oo Diyaar khaas ah shalay ku yimi Hargeysa

Wednesday, January 30th, 2008 Posted in News | Comments Off

Hargeysa (Geeska): Diyaarad ya (Jet) oo siday saraakiil milatari oo la sheegay inay ahaayeen Maraykan iyo ilaaladooda oo hubaysanaa ayaa barqadii shalay ka soo degtay madaarka Cigal ... Read more..

‘Ragii Hore Isku Sharaxay Ee Laga Adkaaday Rag Kaloo Cusub Ha U Baneeyan’ Boqor Cismaan Buur-Madow

Wednesday, January 30th, 2008 Posted in News | Comments Off

Anigu ma lihi Madaxweyne Rayaale ha loo kordhiyo lakiin ragii hore looga adkaaday ha keenaan Rag cusub oo Xisbigooda ka tartama, waxaanan leeyahay mar labaad haysa soo sharaxina", Sidaa waxaa ... Read more..

Rethinking Somalia ’s Plight

Wednesday, January 30th, 2008 Posted in News | Comments Off

An article appearing in The Washington Post ("US Debating Shift of Support in Somali Conflict") mentions that the United States is considering granting diplomatic recognition to the autonomous region of ... Read more..

“Haddii Aasaasayaasha KULMIYE Ay Muran Geliyaan Qabsoomida Shirweynaha, Waxay Noqon Doontaa Mid UDUB U Hiilisa” Mujaahid Maxamed Xasan C/laahi (Jidhif)

Wednesday, January 30th, 2008 Posted in News | Comments Off

 "Haddii aasaasayaasha KULMIYE ay mugdi muran geliyaan qabsoomida shirweynaha iyo hanaanka dimuqraadiyadda, waxay noqon doonaan mid UDUB u hiilisa sidaa waxa yidhi, Mujaahid Maxamed Xasan C/laahi Jidhif oo ka mid ... Read more..

Muj. Muuse Biixi oo si kulul u beeniyey war lagu faafiyey Waaheen iyo Wargeyska Haatuf

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in News | Comments Off

 Hargeysa (Somaliland.org) - Muj. Muuse Biixi Cabdi oo ka mid ah Guddida Fulinta ee Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa si kulul u beeniyey war maanta ku soo baxay bogga ... Read more..

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo La-taliyihiisa Arrimaha Siyaasadda u magacaabay Ambassador Buraale

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in News | Comments Off

 Hargeysa (Somaliland.org) - Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa u magacaabay Ambassador Yuusuf Jaamac Buraale inuu noqdo La-taliyihiisa Arrimaha Siyaasadda. Guddoomiyaha, mudane Siilaanyo, warqadda magacaabista oo uu maanta ... Read more..

The Coronation: Ted Kennedy Passes JFK Mantle On To Obama

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in News | Comments Off

 Veteran senator's backing is huge boost to Democratic hopeful Suzanne Goldenberg in Washington Tuesday January 29, 2008 The Guardian It was as close as it gets to a coronation. In front of a rapturous, ... Read more..

Dawlad Qaran!

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

Waa XAQ DASTUURIYA in ururo la furto si ay ula tartaman xusbiyada jira. Waxaa ururka QARAN ku garabtaganahay inay Xaqooda Dustooriga u dagaalaman, si ay uga qayb galan doorashada Dawlada ... Read more..

Somaliland is at the critical junction

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

The trip of His excellence, the President, Mr. Riyaale caused storms of protests both sides of Atlantic ocean , why Somalis or punt Landers as they like to be called. ... Read more..

Nin Ku Dilay Geed Hadhle Kuma Geeyo Ee In Aasaasayaashii SNM

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

Nin Ku Dilay Geed Hadhle Kuma Geeyo Ee In Aasaasayaashii SNM Jeelka Loo Taxaabo Loona Diido Xuquuqdoodii Siyaasadeed Iyo In La Tirtiro Taariikhdoodii Keebaa Danbi Qarana Aan Idin Waydiiyee! Beryahaan Jaraa'idka ... Read more..

Hasan Sh. Momin: An Ordinary Man with Extra-ordinary Wisdom

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

gode halaq miyaad tahay hadba marada ii gala gabaldaye miyaad tahay haba gees u jeesada , godad layntu waa maxay waad iga gardaran tee... Gabaldaye by Hasan Sh. Momin It is very sad to hear that the ... Read more..

UDUB ma waxa ay isku khaladay SNM iyo KULMIYE?

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

Maalmahan waxa warbaahinta Somaliland aad looga hadala hayay warar aan lagu farxin oo sheegaya in manhajka Somaliland laga saaray gabi ahaanba taariikhdii iyo halgankii SNM oo ah ururkii aasaasay Somliland, ... Read more..

What does it mean the removal of SNM history from the curriculum?

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

History which is what happened in the past is very important because it helps us to understand the present. If we listen to what history has to say, we can ... Read more..

Tahniyad Dhalasho A.Rahman Abby & Samira Ali Farah

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Uncategorized | Comments Off

Waxan anagoo kala ah dadka hoos ku qoran magacyashooda aan halkan Tahniyad dhalasho aan uga diraynaa. Mudane: A/rahman Adam Abby Marwo: Samira Ali Farah oo dhawan gabadh ugu dhalatay Gothenburg Sweden waxan Allah ... Read more..

Gari sodog iyo seedi midna ma taqaan ee gari Alley taqaan

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

Marka aynu eegno nidaamkan inagu cusub ee waliba jiilasha danbe ku cusub ee axsaabta badani is barbar socdaan iyaga oo loolamaya. marka ugu horaysa waxa ay ubaahan yihiin cadaalad in loo helo ... Read more..

Somali and Exiled Voices Fusion

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Uncategorized | Comments Off

Wednesday 30th January 2008 at 7 pmOh! Art and Exiled Writers Ink invite you to Somali and Exiled Voices Fusion: Event 5 (postponed from Dec) UnSilenced Voices: exiled and second generation writers speak ... Read more..

Tacsi: Jamax Saxardid & Muj Muse Nadif

Tuesday, January 29th, 2008 Posted in Uncategorized | Comments Off

INNA LILAAH WAA INNA ILAYHI RAAJUCUUN"1.Cabdi xaji Ciise 2.Maxamed Jamac Maxamed 3. Ismaaciil Xayraan 4.Saxardiid Shaacir 5.Dahir Cabdi Jamac 6.Cali Xasan Cisman (Cali Kubad) 7. Maxamed Bootaan Wacays 8. Bashe Cawil Cumar 9.Mustafe Cabdi Cartan 10.Maxamud Lafcanbe 11.Aniis Cabdillahi Ciise 12.Cabdiraxman ... Read more..

Madaxtooyada SL oo Jawaab ka bixisay hanjabaaddii Cabdillaahi Yuusuf: “Waxaanu kula talinaynaa C/llaahi Yuusuf inuu Dawadiisa iska qaato, una hoggaansamo…”

Monday, January 28th, 2008 Posted in News | Comments Off

  Hargeysa (Somaliland.org) - Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadalo hanjabaad ah oo ka soo yeedhay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Baydhaba, Col. Cabdillaahi Yuusuf Axmed. Cabdillaahi Yuusuf ayaa waraysi ... Read more..

Madaxweyne Riyaale iyo Hay’adda Inter Peace oo ka wadahadlay fulinta qorshaha loogu talagalay doorashooyinka

Monday, January 28th, 2008 Posted in News | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa xalay la kulmay wefti ka socda hay'adda Inter Peace ee nabadaynta iyo horumarinta Dimuqraadiyadda. Sida uu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray ... Read more..