Archive for December, 2007

Maraykan Oo Dib Uga Noqday Bogaadintoodii Madaxweyne Kibaki

Monday, December 31st, 2007 Comments Off

Madaxweyne Mwai KibakiNAIROBI, Kenya (Somaliland.Org) — Dawladda Maraykanka ayaa ku keliyaysatay bogaadin ay u fidisay Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki, iyada oo hore ugu hambalyeysay "guusha" uu ku guulsaytay tartanka Madaxweyne ee dalkaas ka dhacay Khamiistii.

Shirweynihii Ururka TAF

Monday, December 31st, 2007 Comments Off

Ururka TAF

Karaahiyada Xukuumada iyo Kifaaxii Yuusuf Goboobe

Monday, December 31st, 2007 Comments Off

Axmed Yuusuf DucaaleWaxa ayaan daro ah in aynu aragno shaashado ogolaaday inay cay qoraan aqoonna moodaan sidaas iyo xirfad Axmed X. Yuusuf Ducaale

Cawodhalad

Monday, December 31st, 2007 Comments Off

Siciid Maxamuud Gahayr

Madaxda ururka Qaran iyo Madaxda xisbiga KULMIYE oo yeeshay shir albaabadu u xidhan yihiin

Monday, December 31st, 2007 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxda urur-siyaasadeedka Qaran ee dhowaan xabsiga laga siidaayey ayaa maanta shir albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Guddida Fulinta ee xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE. Kulankaas oo ka dhacay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE, saxaafadduna dibadda ka joogtey wax war ah oo rasmi ahi kama soo bixin. Hase yeeshee, Guddoomiyekuxigeenka 2aad [...]

Booliiska Oo Howlgal Ka Bilaabay Laascaanood Iyo Maxaabiis Berito Maxkamada La Soo Taagi Doono

Monday, December 31st, 2007 Comments Off

Laascaanood (Afnugaal.com) Ciidamada booliiska magaalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa bilaabay howlgalo ay dadku soo qabqabteen howlgalkaas oo wali ka socda magaalada.

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Isniin, 31 Dec.

Monday, December 31st, 2007 Comments Off

 Qoys 7-ruux oo ah oo isku meel madfac ku laayayXalay: Weeraro iyo dagaal baahsan oo gees Ilaa gees hadheey Muqdisho Muqdisho (Ogaal/W/Wararka) – Dagaallo culus oo baahsan ayaa xalay ilaa shalay gelinkii danbe ka socday deegaano kala gadisan oo ka tirsan magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somaliya. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Muqdisho  [...]

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo deedafeysey doorashada Maayorkuxigeen cusub

Monday, December 31st, 2007 Comments Off

 Burco (Somaliland.org) – Golaha Deegaanka ee Magaalada Burco ayaa fadhi aan caadi ahayn oo uu shalay yeeshey ku doortay Xildhibaan Maxamed Cabdi Falay inuu noqdo Maayorkuxigeenka magaalada Burco, kadib markii ay cod u qaadeen Maayorkuxigeenka xilka haya Xildhibaan Baashe Muuse. Hase yeeshee, Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay doorashada Maayorkuxigeenka cusub. [...]

Siyaasiyiin Miisaan leh Oo La Filayo Inay Madaxweyne Rayaale Kula loolamaan Murashaxnimada Xisbiga UDUB

Monday, December 31st, 2007 Comments Off

  Hargeysa(Geeska)- Toddobaadyadii u dambeeyay waxa soo if baxayay warar ishaaraya siyaasiyiin magac iyo miisaan leh oo ka tirsan xisbiga xukuumiga ah ee UDUB, oo doonaya inay noqdaan murashaxa xisbiga UDUB ugu tartamaya doorashada Madaxtooyada oo la filayo inay qabsoonto bisha August ee sannadka 2008….     Sida ay tibaaxeen wararkaas oo uu Wargeyska Geeska Afrika ka [...]

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Axad, 30 Dec.

Sunday, December 30th, 2007 Comments Off

 Somaliland Dunnida la aqoonsanyahay ma geli-doontaa  2008?  “Qaaradda Afrika tusaalaha u dhigma Kosovo, waxa suuragal ah inay noqdaan Saxaaraha Galbeed iyo Somaliland.” William deB. Mills  “Tan immika Maraykanka ee la xayaysiinayo ee uu yidhi wax kale maaha, waa tii Ingiriiskuba inagu lahaa waanu idin soo dhawaynaynaa laakiin….” Dr, Dixood Hargeysa (Ogaal) – “Qaaradda Afrika tusaalaha [...]

“Madaxweynaha Mwai Kibaki Ayaa Mar Kale Dib Loo Doortay” – Guddida Doorashooyinka Kenya

Sunday, December 30th, 2007 Comments Off

Madaxweyne Mwai KibakiNAIROBI KENYA (Somaliland.Org) — Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki oo dib loo doortay. Guddida doorashooyinka ayaa sheegtay inuu ku dhaafay Raila Odinga codad kor u dhaafay 230,000 oo cod, inkasta oo Madaxweynaha laga horeeyay ilaa iyo maalintii Sabtidii, werwer badanina ka taagnaa goobaha tirinta codadka ee degmooyin dalka ka mida oo la sheegay in laga mamnuucay goobjoojeyaal caalami ah.

Waraysiga VOA Ee Madaxweyne Rayaale Wuxuu Daah Furey Aqoondarida Sharciga Ee Xukuumadda

Sunday, December 30th, 2007 Comments Off

Faallo – Khadar Xasan Cali Jamhuuriya Times London Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa waxa dhawaan waraysi dhinacyo badan ah la yeelatay Idaacadda VOA, laanteeda Afka-soomaaliga. Werysigaasi oo Madaxweynaha wax lagaga weydiiyay xeer cusub oo xukuumaddiisu ugu talogashay saxaafadda. Md. Rayaale oo arrintaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi; “Horta wax sharci ah oo [...]

“Maamul ahaan wixii naga soo horjeeda waa in aanu qabano, intaanay annaga na qaban” – Maayarka Laascaanood

Saturday, December 29th, 2007 Comments Off

Laascaanood (Ogaal) - Maayarka Magaalada Laascaanood Axmed Daahir Xaaji Xasan ayaa waraysi uu wergeyska Ogaal xalay khadka Telefoonka ku siiyay waxa uu ku sheegay in dawlad hoose ahaan ay bilaabeen ururintii cashuuraadka kala duwan badhkood, Islamarkaana waxa uu eedayn u jeediyay odayaal magaalada Laascaanood ka soo saaray baaq ay ku sheegeen inaan xukuumadu wax la tashi ah kala samayn maamulka loo dhisay magaaladaasi.

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Sabti, 29 Dec.

Saturday, December 29th, 2007 Comments Off

“Waxa Jiray rabshado iyo qalalaasayaal weeraro xambaarsanaa” Warbixin hordhaca ah oo Goobjoogayaashu Caalamiga ah ee S/land ka midtahay ka soo saareen doorashada Kenya   Nairobi (W. Wararka/Ogaal)- Machadka Jamhuuriga Caalamiga (International Republican Institute), ee fadhigiisu yahay magaalada Washington DC, ayaa war-saxaafadeed uu ka soo saaray doorashooyinka ka dhacay dalka Kenya, qiimayn ay ku sameeyeen ku [...]

Jawaab: Somalidu ma sidan bay ahayd ? ee wardheernews

Saturday, December 29th, 2007 Comments Off

Cali Cumar Xasan

DALJIRE: Ilaahay baa wax ciqaaba – By A Geeljire

Friday, December 28th, 2007 Comments Off

Cabdillaahi GeeljireDoolaal:Oo waayo? Waa maxay cadhadaad sheegaysaa? Dubbe:Ma dhegeysatay waraysigii Voice of America ay la yeelatay? Mase u fiirsatay ficilkiisa iyo wuxuu samaynayo beryahan dambe?

Ninba wuxu ku dilan yahay halkuu daacad kaga hadho

Friday, December 28th, 2007 Comments Off

Daha Farah, London UK

Af Soomaali: Qabyannimo, Xasilloonidarro Iyo Aqoondarro Intaba

Friday, December 28th, 2007 Comments Off

Af SoomaaliMaqaalkii aan cisho dhowayd faafiyey ee cinwaankiisu ahaa "Qabyannimada qoraalka af soomaaliga" wuxuu dhaliyey dood dheer oo kollay aniga qiimo badan ii lahayd. Fikradaha dooddaas lagu soo bandhigay in aan xirfaddayda qoraannimo wax uga kororsaday ka sokow, waxaan ku diirsaday in ay abuurtay, abuurina karto, aqoon iyo aragti isdhaafsi mawduucan ku saabsan.

Mushkiladda Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland

Friday, December 28th, 2007 Comments Off

Mahamed Abdi Jama, Hargeisa Somaliland